We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ciyaalkii Utange ku caqliyeystay side SamliGuy iyo inta la mid ka ahi xageed ka dhacdeen, Qamadigii UN-ta rag baa ku korey ee ragaas siday u fakarayaan ayaa la rabaa, ma sidii maharaagada mise sidii biddaha ayey maskaxdooda u shaqeynaysaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa maxaa leedahay mooryaanyahoo reer magaal nimadaada ma wxay gaartay in aad u hadadsho sidatan foosha xun sxb waan kuu tacsiyeenayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date siliga, aad iyo aad aa iiga qosolsiise.Alla ilehee rag badani ishaa ka ridey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 21, 2000 - 11:48 am Saaxiib, Qamadiga Utange waa laga macaashay, oo America iyo Canada ayaa la yimid saaxiib.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 27, 2000 - 02:49 am waxaan yaa reer utaango ah oo qaran ragaan meeshay ku danbeeyeen shuuli , karatay ,jaamac geel jire ,oo daqanaa teendhooyinka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 09:15 pm Oh my god this is FUNNY wallahi, especailly what Abdiwali said...lol@teendhooyinka...(just wondering is that an address abdiwali?lol) Not that I know anything about UTANGE. Peace yall!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 03:48 am siliga brather utange dhalinyaradii ku jirtay way kaa ilbaxsanyihiin weyna kaa hormarsanyihiin sidaadoo kale uma fakarayaan.ee caqliga dooradaaleh.
|