    KUUS | Unrecorded Date Waxaan rabaa naan wax ka ogaado Caasimadeenii Xamar Cade iyo xaladeeda maanta. U maleyn maayo inaay dadba ku hareene dadkii aan aqiinay wax dhintay iyo wax dibada jooga lee waaye. Mahadsanidiin... |
    5Farood | Unrecorded Date KUUS Adlee iska orday maahee Xamar waa la buuxaa saaxiib sideedii iyo si ka badan...Xamar is booming brother, if u wanna be back you are more than welcome |
    TYMKTU, | Unrecorded Date ANIGA LAMA MAR AYAN TAGAY KUUS ANA KU WADAA HADII AAD BAQAYSO |
    Muudeey_gaalkacyo | Unrecorded Date Muqdisho,dadkii lahaa bey u danbeesoo,oo heesto,hogaan wanaagsan iyo hornimo,aan afrikaba laga aqoon ku taliyee.Igaa waran carigiinii dagaxa iyo habaaska ilaahay ku qayrey??...tuladii buuryo-qab,tulo aan-iswasno iyo oog qonan see eheen?...masaajidyo iyo maraago ma laga dhisey?,mise weli geed hoortiisaa ku nooshihiin? |
    Reerxamar | Unrecorded Date What you said about Mogadishu is laughable. Mogadishu today is a mad house populated by aliens from unknown planet. It is the home of prehistoric savages who drove out the the Aborigine people of Mogadishu. We all know it is a big graveyard of death, destruction and misery. Remember the real natives will be back sooner or later. History will never forgot the genecide of innocent civilians in that god forsaken place. annonymous |
    zamia | Unrecorded Date to moodey walee inaa waalan tahay oo meelahah dadka waal waalan ku xeraysan tahay aan u malaynaa. bal hada ninka aad kortay( kuus) yaa u taqaan yaa ku yiri buuryaqab uu ka yimi. muqdisho haday fiican tahay waa waxaan rabno haday xun tahayna waa dhib soomali oo dhan u taal ialyn waa magaalo soomaliyeed ninyahow jiran waxaan kugula talin lahaa inaa iska deyso meelahaan inaa ka hadasho waayo dad lama doodi taqaanid mawduuca laga hadlayana maba ogid ee waa iska dhex boodaa. doqon duli ah aan ugu yeera adoo kale ee dadka caydaa ka daa oo dabka aa rabtid inaa soomali dhex dhigtid jooji dameer yahow. zamia |
    qof Somali ah | Unrecorded Date war inleen ninman yahow illaahey maad kabaqdaan oo beenta iskadeysaan aniga cida aan ugasheekeenaayo Xamar majirto nin walbana hoos ayuu u ogyahay wixii xamar kadhacay taasina ciqaabteeda illaahey bay utaal ee iska daaya dambiga aad maalin walba faraha lagalay saan xamar way jajabtay nabadgalyo waakatagtay waxkaliya oo magaalada nabad uhaya waa maxkamadaha ISLAMIGA ah iyo inta diinta taqaan ee waxaan oronlahaa dadka hada kadhigaaya xamar meel JANO ah waxaan ku oron lahaa hadaad tahay qof diinta muslimka heysta illaahaa kabaq. hadii aad ku faaneysid xumaantii kufsiga, dhaca, dilka iyo kufriga kadhacay xamar waxaad tahay qof jaahil ah intaad iska deysaan faanka aad ku faaneysaan wax aanjirin usoolaabta wadanka oo dadka diinta bara waad hadaad diinta taqaanaane. to> qofta tiri xamar hadey fiicantahay walaal waxaan ku dhihilaahaa illaahaa toobad weydiiso sabaabto ah intii illaahey xarameeyey ayaa kadhacay xamar marka hadaa leedahay tanaa fiican adaa dambi galaaya xamar waa magaalo somaliyeed faaniskeeda laguma khasbin ee kacabso dambiga aad iska geleysid walaal xamar dhiig baa lagu daadshay gabdho adoo kale ah baa masaajid dhexdii lagu kusaday oo aan waxgalabsan, dad sooman baa lalaayey ayadoo soon ah, 8jir ilaa iyo 80jir baalakufsaday mataasbaa utaqaan fiicnaan. waa xuntahay in ay kula tagto qabiilnimada waxaasna waa dambi sababtoo ah waxaa waaye dhibaatada laguma farxo ee wixii khalad ah waalaga fogaadaa AAKHIRO QABIIL IDIMA DIFAACAAYO EE ILLAAHIIN KABAQA OO TOOBAD KEENA WIXII DAMBI AH AAD GASHEEN DADKANA WAXBARA EE HAJAH WAREERININA. ILLAAH KACABSIGA HALABADSHO. |
    usher | Unrecorded Date mudey,, aniga yaab asagana sidoo kale hoooooo haaaaaaaaaaaaaaaa qabiilka aad tahay hoyadaa ka was madax aan ka goynaa ,,tugyahaow |
    ceelboocle. | Unrecorded Date war heedhe dadyahoow ilaaheey ka baqa maanta muqdisho dadka ku nool nolosha ay heystaan ma haysano anagoo qurbaha joogno waa magaalo diinta muslinka aad looga dhagan yahay waxaad arkaysaa caruur aan gaarin 10 sano oo quraanka xifdiyay isla markaana dhiganyaan iskuulaad baraafadyo ah sida la wada ogsoon yahay kama jirto dawlad sharciyeysan, balse wax kale oo ka maqan ma jiraan ee maa shaa alaah dhaha inta ka dhimana ilaaheey ha u dhamays tiro aamiin. |
    Moxamed-2 | Tuesday, August 29, 2000 - 03:47 am To Muudeey, graad laawe ayaad tahay. meel kasta oo aad ka hadasho qurun iyo qabiil ayaad la taagan tahay. U maleyn mayo inaad qabiil wax u taraysid midna wax u dhimaysid laakiin qoraalladaadu waxay muujinayaan: CAQLI YARIDAADA. Diqsi qurun ku nool baad tahay haddii aadan ka caqliyeysan aflagaadada walaalaha soomaaliyeed ee halkan ku sheekaysanaya. Midna waa iga ballan: Inaan karbaash kaala daalo ilaa aad joojiso afxumada. inoo wad sheekada!!! Waa Moxamed-2 |