    katama | Unrecorded Date SALAAM maogtahay somaliyeey in ay jiraan magaalooyin ka da weyn magaalooyinka caanka ah ee dunida ku waas oo dadooda lagu qiyaasay in ka badan boqolaal sono ,mase ogtahay in mardhow la ogaaday in magaalo la yraahdo QANDALAoo ku taala w/barri ee soomaliya ay ka da weyn tahay dhamaan magaalooyinka east afrika , taas waxaa soo xaqiijiyay KENNET WRIGTH oo ah khabiir in mudo ah ku howlanaa arintaa. |
    Anonymous | Unrecorded Date Katama, waad ku mahadsan tahay in aad noo sheegtay in magaalada Qandala ay taariikh dheer leedahay. Hase ahaatee aniguna mid yar baan kuu sheegi lahaa. "east afrika" af-soomaali waxaa lagu yiraahdaa, aanna filayaa in aad sidaas u'ogtahay "Bariga Afrika"!. Marka af-kaaga qiimee oo adeegso. Haddii kale ingiriis noogu wada sheeg waxaad qoraysid. |
    MASKAbari | Unrecorded Date Katama aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay,taariikhda magaalada qandala eed noo soo bandhigtey,anigoo horeyba u ogaa taariikhda dheer ee magaaladu leedehey. |
    af-yaqaan | Unrecorded Date ar joh! ara...ara...ara, wiiloow ma la hubaa? oo...oo...oo, Aniga waxaan heedhe moodayey in seylac ka horreysaye!, Kenneth Wright aayo? ma ina Wright baa? kii bah cacadde? ara aa yaab. |
    BASHHIR | Thursday, September 07, 2000 - 12:32 am Aad ayaan uga xumahay aqoon laawe aan dhul iyo dad kala aqoon maxaa yeelay xaqiiqada kama hadlo qandala ninkii taariikhdeeda hayaa yaqaan balse inin hada indhaha kala qaaday wax uu kagaranayo ayaa iska yar katame ayaa siwanaagsan ufaaleeyay aad ayuuna ugu mahadsan yahay KATAME waxa aan rabaa in aan mustaqbal ka hada ah in aan dago QANDALA ee ma ii sheegi kartaa qiimaha ay bogcaduhu maraayaan? maxaa yeelay qurbe waa ku daalay marhadii dowlad dhalatay qandalaan usocdaa waa rabi dowlad cdowlad kuugu dar WAAN KAA WARSUGAAYAA BYE |
    Oday Bari | Friday, February 02, 2001 - 02:02 am Bashirow ayaad u mahadsantay in aad doonayso in aas ku noolato qandala, waxaana kaa balan qaadaya in aniga bilaasha ku siiyo. kaana sii daarta ALI FAAHIY GEEDE(Calan gube)dhineeda bari isoo sheeg marka aad doonayso in aad iga gudoonto. Oday bari 02 Feb 01 |
    ODAY BARI | Friday, February 02, 2001 - 02:12 am REER QANDALA QARAF QAADAYOW OO SOCAY OO QARKIISA XUL. GACANK AHODONKA XAGEE KU DAMBEESEY. |
    wiilqanadala | Sunday, February 11, 2001 - 07:04 pm waan ka xumahay in qanadala oo magaalo fiican ah in sheekada bilaabay uu si qaab daran ku bilaabay waxuuse mooday in aan la aqoon mid kale si loo rumaysto wuxuu yiri ....intuu magac gaalo sheegay marabo inaan qoro magaciisa ninkaas baa yaqaan qaab daro u dhimo xayawaan baad tahay reer baadiyaha la sheego waa kaas oo kale marka reer qandalo isku waraysta meesha ninkaas oo kale warkiis dhag ja;aq ha u siinina. |