Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Belgium: BELGIUM YAA ILA DEGGAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
Waxaan ku go'doon sanahay magaalo yar oo la Belgium ka tirsan lana yiraahdo LIER, fadlan haddii aad daneyneyso inaan xiriirno igala soo xiriir e-mail.ka Jey96@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suuban

Unrecorded Date
to,axmed jey
walaal waad salaaman tahay,salaan kadib walaal
mawaxaad ladooneysaa xiriirkaada soomaalida kula
dagan dalka misse adduun weynaha oo idil.

jaaw walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
To: Suuban,
Salaan diiran ka dib marka hore waxaad ku mahadsan tahay sida waqtigaaga ugu bixisey inaad ka soo jawaabto, tan kale waan jeclahay inaan walaalahey Soomaaliyeed la xiriiro meel walbaa oo ay joogaan, ha yeeshee sababtii aan u iri yaa ila degan Belgium ayaa waxaa ay aheyd anigoo aan qof soomaaliyeed oon xitaa isa soo salaano ku laheyn, waxaan, Adigana Suuban waan ku soo dhaweynayaa had iyo goor, Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
Belgium waa lagula degan yahay ee ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
waxaad igala xiriiri kartaa e-mail ka guuleed@advalvas.be amma m_guuleed@hotmail.com
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
AXMED JEY BELGIUM WAA LUGULA DEGAN YAHAY.
IGALA SOO XIRIIR E-MAIL KA GUULEED@ADVALVAS.BE
AMMA M_GUULEED@HOTMAIL.COM.
WAAD MAHADSANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Unrecorded Date
to axmed jey

walaal marka hore waad salaaman tahay,salaan kaddib walaal anigu madagani dalka Beljamka
balsse waan kaanaxay oo waxaat tahay wiil soomaaliyeed oo dadkiisa raadinay,waxaana kuu rajey nayaa in aad barato dhalinyaro soomaali ah
ood wada sheekeesataan.

jaaw aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
To: Suuban,

Ugu horeyn waa mahadsan tahay sida aad iiga naxdey, waxaanse la yaabanahay sida aad warkaaga ku soo gabagabeysey, tan kale anigu wiil iyo gabar midna ma tilmaamine adigu maxaad wiilasha iigu tilmaantey, haddiise aan ku xusuusiyo qalad yar oo kaa dhacey lagaase cafin karo waa, haddii aad Belgium deganeyn maxaad u sooxad gudubtey? waayo anigu waxaan raadinaayey reer Belgium Suubaney waxaan ku leeyahay waa lagaa raali noqdey
halagu arko ogow waa Global Village aduunyady.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Unrecorded Date
to ahmed

walaal waad salaaman tahay,salaan kaddib walaal
marki aan oranayey dhalinyaro soomaaliyeed ulama
jeedin wiilal oo keliya ee waxii dhalinyara ah
wiil iyo gabarba waxi eydoonaanba ha'ahaadaanee.
sababtoo ah dhalinyro marki laga hadlaayo kuma
socoto oo kaliya wiilasha oo qudha,midda kale
walaal majiro qalad iga dhacay sababtoo ah
haddii aan ujawaabaw wiil dadkiisa raadsanaaya
maxaa qalad ah oo ku jiro?Haddii aad u'aragto qalad adigoo raadinaya soomaalida belguimka kula dagan in aan kuu soo jawaabay,iga raali ahow.
laakiin qalad uma arko.
jaaw walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
To: Suuban;
Salaan ka dib si fiican baan hadeer u gartey dhambaalkaaga igana raalli noqo haddii aan kugu noqdey marax, adigu waad saxsan tahay aniga ayaa qaldan.
Isma dhaafno walaashiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed mohamed

Unrecorded Date
TO JEY.
WALAAL AXMAD WAXAAN FILAYAA INAD TAHAY RUUX AAN RAADINAAYAY OO LEEGU SHEEGAY BILGIUM WALAAL RUUXA AAN RAADINAYO WAA AXMED JEYLAANI MAXAMED (JEEY) OO AHAA REER CAMB AMXAARO SOONA MARAY KENYA QAAS
AHAAN JAALIYADDA MOMBAASA .
AMA AHAA REER BARAAWE HADABA WALAAL ILA SOO XIRRI WAA ANIGOO AH MAXAMED C/LAAHI CANSHUUR OO JOOGA
ATLANTA HADABA IGALA SOO XIRRI
CINWAANKA ZULFA100@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Unrecorded Date
Axmedjeey walaal waxaan kuu rajeeynayaa in aad heshid soomaali oo aad la sheekeeysatid.
waxaan u maleeynayaa hadii aad mar tagtid burusalis in aad heleeysid soomaali ee halmar bal iskuday in aad halkaa aadid si walba ha kugu ahaatee kolaa habeenkiiba soolaabatid waxaan kuu rajeeynayaa nasiib wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Tuesday, February 13, 2001 - 11:17 am
waad salaamantihiin dhamaantiin dadka meesha isugu yimd axmed anigu ma dagine belgim balse way fiican tahay in halkaan lagu sheekaysto suuban magacaaga aa i deeqay soo noqo