    LADAN | Unrecorded Date WAAYEELADEENA WAY KU DHIBAATAYSAN YIHIIN DHULKAAN. WAXAY U BAAHAN YIHIIN WAXYAABO BADAN EE AAN KA WADA HADALNO. |
    sabaax | Unrecorded Date To. ladan walaal wa ku salaamay salaan kadib walaal maxuma in aan kahadalo waayeelkena laakiin waa maxay ujeedada ama mawduuca aad rabtid in aan ka hadalno BYE |
    sabaax | Unrecorded Date TO. LADAN walaal waan ku salaaamay salaan kadib walaal ma xuma in aan kahadano waayeelkena laakiin waamaxay ujeedadaada ama dhibka haysto marka walaal nooso sheeg dhibka nooca uu yahay |
    SAHRA | Unrecorded Date HI LADAN SIS waa runtaa waalidka dhibaato badan baa haysata waalidiinta dhulkaan joogta 1- hawada norge oo xun 2-iyaga oo aan haysan cid ay la sheekaystaan oo asxaabtooda ka soo fogaaday taas oo u keenta inay qaadan debrasjon ama cidlo disho 3-iyagoo aan haysan wax aktivitet ah ,markii hore oo wadan kii lajoogay marba reer dariskooda ayay u wareegi jireen hada laakiin sheekadaas majirto oo guriga ayay goorwalba joogaan ,taas oo waliba barafka u sii dheer yahay dhibaatada waxaay ubadan tahay dumarka waa yeelka ah. walalshiis in taas iyo in kabadan baa haysata oo hada aanan soo koobi karin. waxaan aniga xal ila ah in waalidka ku cidlooda wadamadaan ,hadaanan dan aada ku qasbin wadamada muslimka ah loo diro ama wadankiiba hadaanan dhibaato aada jirin. waxaa kaloo xal ah in waalidiin ta norwey dagan loo sameeyo group ama uru dadka waa wayn ah si ay u kulmaan bishii hal mar ama labo jeer, iskuna bartaan meeshay rabaan norwey ha kajoogeene p.s ladan ,sis meeshaa joogto dadka waawayn miyaa ku badan lol@@ wallashiis mawduuc fiican waaye ee wax halaga qabto hadii la,awoodo, oo waliba meelo badan oo ay ku kulmaan haloo furo ,waxay ila tahay wixii dhaqaalo ah in dawlada laga codsan karo, oo dumarka in aktivitet loo sameeyo sida dhar taloow, cunto karis ,jimicsi, hadii la awoodo swimming, iwm. peace all SAHRA |
    LADAN | Unrecorded Date SAHRA IYO AQYAARTA KALEBA. Walaashiis meeshaan joogo dadka waaweeyn kuma badna, laakiin qaar badan baan aqaan oo meelo kala duwan ku nool. Waa kugu raacsanahay, in ama wadamada muslinka loo diro ama wadankii laakiin waxaa jira qaar badan oo aan cidna wadankii uga horeeynin, marka ujeedadayda waxay ahaayd, bal intee wax ka bilownaa. Umadaha kale wax baa ukala socda, sentero bay leeyihiin wax ayeey qabsadaan maxaa annaga noo diidey. Inaan eberkeene nahay reer norwey, intaas waxaan saf ugu jirnaa taleefan, 80% dadka taleefanada ka dirsada meelaha taleefanada waa soomaali maxaa noo diidey, inaan annaga furano mid 6000 ayaan kor u dhaafi rabnaaye!!! DET ER PÅ TIDE Å VOKNE OPP FOLKENS. SAHRA JEG LIKER DINE KOMMENTÆRER. JEG TROR DU, JEG OG ANDRE SOM TENKER SOM OSS KAN GJØRE NOE FOR VÅR FOLK |
    LADAN | Unrecorded Date SABAAX JEG GLEMTE OG TAKKE DEG OGSÅ, JEG SYNES VI BØR GJØRE NOE. LADAN |
    SAHRA | Unrecorded Date TO LADAN TANKS SIS , LADAN sis waa kugu raacsanahay oo dad badan baan wadankii cidi u jirin aniga xitaa waalidiintay dibada ayay kunool yihiin inkastooy wali da,yaryihiin oo shaqaystaan hadana marka da,du kadaba timaado mahaystaan cid wadankii ku haysa haday u baahdaan . mida tlf sis waan kula arkay somali oo dhan fayl bay ugu jiraan ,wax furtay meelna waa yaryihiin. waxaan u malaynayaa inaan wadajir wax kasta qaban karno (hadii allah idmo ) salaama |
    suge | Unrecorded Date waad salaamantihiin haweenow dhamaantiin. runtii fikradihiinu ma xuma inkastoo aad dumartihiin waanad dadaalaysaan marka sidaasku wada abaayooyin salaama calaykum |