Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Las vegas
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laalays

Unrecorded Date
Hi any one in Lasvegas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Laaleys yaad ka rabtay Las Vegas ,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
Waryaa casinadee doonaysaa waa ina HUFANE oo ku leh maxanu kuu qabanaa, dada baad doonaysay mise qamaaar, dee hadaad qamaar doonaysid waa yeelkadaa,hadaadse dad doonaysid igala soo xidhiidh FALAMINGO-HILTON sidaas iyo xidhiidh wanaagsan


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulqafaar

Unrecorded Date
To: Dacar.


waxaan baafinayaa nin la yiraahdo Abdulqadir (Ismalure), markii iigu dambaysay wuxuu joogey sandiego please haddaad wax ka ogtahay ii soo gaarsii, waxaan kaloo raadinayaa nimanka la yiraahdo cabdiraxmaan cabdullaahi bede iyo cabdullaahi xaashi Nuur oo dhammaantood jooga agagaarkaaga anigoo sheegi karayn meeshay tahay.

iigu soo hagaaji isla boggan wixii aad war ka hayso , mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tropicana

Tuesday, January 09, 2001 - 05:42 am
Waaryaa Laalays .
Waxa iga talo ah in aanad magaaladaas aadin ,Hadii kale waa ku waalaynasaa. Oo adoo kabna sita kabna laalaadinaya ayaad ka soo laaban.

Waxmatare.