Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: More Europe: Waxaan raba inaan gursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Unrecorded Date
waxaan raba inaan gursado gabar soomaali ah laakin waxaan la ahay wax iqalmo ee ilataliya hadi wax aad heeysiina ilaso xiriira waxaan rabi laha inaan sida ugu dhaqsaha badan aad igusoo jawaabtaan waadmahadsan tiihiin
hanad55@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Unrecorded Date
To hanad
walaal waxaan ahay gabar oo guurdoon ah oo wali halin ruux ii qalmo so maybe I'm the one you looking for or You are the one I'm looking for.
just what you think about that!
TA TA TA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
Waa la isku heystaa wixii madaxda kaadhigey abaayo ubaxey ninbaad u hanqal taageysaa oo hanad la yiraado laakiin adna nin guuleed la yiraahdo oo belgium jooga ayaa waayo ku ugaarsanaayey.
waxaa igala xiriiri kartaa e-mail ka guuleed@advalvas.be amma m_guuleed@hotmail.be

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
To hand.

saaxiib adiga meelugu kala tagey ayaad quud kasoo doontey .
ga badha ubax la yiraahdo anaa ukulul ee gabar kale raadso saaxiib.
guuleed e-mail m_guuleed@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubax

Unrecorded Date
To Guleed
Walaal xageed igu taqaney ood iga ugaar saneysay this is my first time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasser

Unrecorded Date
wow fellas , chill , get life bros n sis
get a real man n iam not talking about myself, but someone u know n i care about,
not wack head out there , no offence guys,
c u
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusefin

Unrecorded Date
to,guuleed

walaal waad salaaman tahay,salaan dabadeed naag
oo idil ubax oo kaliya kamanoola ee walaal ha'isxirin ee umada soo dhexgal.hadaad dooneyso in aad halkaan kabarato inan kuu qalanta waxaan kuleeyahay you are wel com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamdi

Unrecorded Date
To Guleed;

Kadib markaano akhrisanay fariimaaha aad halkan ugu dirtay gabadha la yiraahdo Ubax, waxaan jeclahay in aan kula socodsiiyo, gabadh saaxiibatay ah oo la yidhaahdo Kinsi. Gabadhani waxay diyaar u tahay in ay guursado wiil Somali ah oo u qalma. Waxay ku nooshay dalkan ingiriiska, magaaladda London. Haddaba haadad diyaar u tahay in adiga iyo Kinsi xirrir idiin furmo, la soo hadal una soo dir farimahaga boggan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Unrecorded Date
salaan dhamaantiin
Guleed maxaa ku sameesay saaxiibkaa HANAD hablihii oo dhan waad ka qaadataye....
abaayayaal isku xishooda oo u jawaaba hanad

aniga waa jaamac,oo nidhahaya isbarasho wanaagsan dhamaantiin
insha allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leylam

Unrecorded Date
waar yaadheheen angaa wax aragney netkiiba wuxuu noqdey meel laysku ugaadhsado oomalaha waxa dhaama idnkoo isku qora news papers ka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibrahim

Unrecorded Date
soomaali maryooley maata xishootaan!jidka aad haysaan ilama aha mid lagu guursanayo!haddii aad hore u weyseen wax idin qalma, ma waxaad kaheleysaan internetka?sheekadiina waa iska daciif.aniga waxaan idin oranlahaa waqtiga ha iska dhuminina haddii aad diyaar u tihiin inaad guursataan ,fadlan dadka soo dhex gala oo barta dadka ,waad heli doontaan wax idin qalma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
To:Ubax iyo Kisi.
Ubax waad ku mahadsantahay jowaabtaada.Abaayo Kinsi waxaa jeclaan lahaa inaan labadeena wada xiriirno iyadoon ubax noo dhaxeyn.
By Guuleed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Unrecorded Date
To Hanad
Walaal maxaa kuugu dhacay I thought in aad guur diyaar u tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To:Ubax.

Waxaan sheegaayey hadeer soo maadan arag walaal idhageyso nikaas kuuma soo jeedo.
Ee walaaley ma isku faataxeysanaa?...
Waa markii ugu dambeysey oo kula hadlo..ka faa'ideyso . This is last chance...be cooool ...yeh ...Ubax..sexy......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

To:Ubax,kinsi,hamdi,hanad....

Bulsho .... bille soomaaliya hanoolaato.
Bulsho waxaan idin weydiinayaa maxaa idin ku dhacay beryahaan la idin ma maqal.
War heedheya waxaa ahayn friends in online laakiin waan inaad xiriirka badisaan .
Saaxiiba yaal waxaan deganahy wadan ilaahey nacay
oo waxaan weliba ka sii degey meel tuula ah oo reer baadiyo ayaan hadeer iska sii noqdey.
Saaxiiba yaal meeshaas ayaa idin ka weheshan jirey
Nabadgelyo iyo is maqal dambe oo xiiso leh
Bulsho....bille ....bulsho....bile......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EX GUULEED

Unrecorded Date
WARYAA GUULEED SIDAA UU MAGACAAGU QADIIM U YAHAY AYAAD U QADIIMTAY MARKAAS WAXAAD TAHAY REER MAGAALO KHASBAAYE MARKAAS JAJUUBKA NAGA DAA OO DADKA JAANIS SII

To:Reer magaalka.

Saaxiib hadii aan qasbey iga raali ahow,waxaa tahay qof reermagaalnimada aad u jecel.
Waa yahay reer magaalka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahemd

Wednesday, June 14, 2000 - 11:56 pm
waa salaam mantahiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
war dadoo maxeey tahay lugada ayee ku hadleeysiin isoo jawaaba.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Thursday, June 22, 2000 - 04:12 am
To Guleed

waxaad hayso soo daa hadii ay i canfacayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAAYE

Sunday, June 25, 2000 - 03:50 am
waa salamantihiin dhamantiinba.

TO: Ubax
walaashiis hada miya so toostay,
marki hure wataa diideysay Guleed mase waxa istiri Hanad waa weysay eey Guleed yow kaa fakanin wallahi taasi aniga ma anaan garan,

TO:Guleed walaalkiis wa aan ka xumahay hadii eey nolasha kaagashay meel toola lakin waa calafkadi waxa laga yaba in aad ka nolol fiicantahay dadka dagan maagalooyinka yaa og marka niyada qeer u sheeg ayan ku dhihilahay walaalkis,

TO: Hamdi walaalshiis maxa adiga kuu diiday in aad la xariirto Guleed oo aad ugu lexine saxibada kinsi mase kinsi ayaan kula joogin miya oo aad waxa aad rabto ugu dowe iyada oo aan wax ka ugen waxa donida kadhacayo iyo wax kalaba? marka waa aan ka xumahay walaalshiis Hamdi sida aad wax ku radineysid iska sheegu waxa aad tabaneysid.(CAAN SHAQSIDIISABA WAA CUDUR CEEB MA AHIN CASRI WALBO AYO JIRA CEENBA CEEN CALAF CADILKEY AYA OG.) marka waa ku kaas Hamdi......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amoorre

Tuesday, June 27, 2000 - 03:33 am
Anaa kulul oo guur doon ah oo u kulul
gabar bikro ah please well came .
Laakiin Garoobeey ha i soo marin hee.

Contect Hugoow50@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILKA YARE

Thursday, June 29, 2000 - 02:01 am
AHALN WASAHLAN AQYAARTA
BULSHO HOODI HOODI

BAKARA BAKARA BAABUURKA YAA SOO RAACAA ANI WAXAAN RAADINAA HAWENAY RICH AH LACAG LEH ,WAX KASTA HA AHAATEE,LAAKIIN MA AAN RAADINAYO DHAYLO(15-19) AMA "HABAR"(45-+)OGAADANA IN LIIN IYO CAANO LAKALALEEXIYO...
QOFTII INTAAS UDHAXEEESA SOO BOODBOODHEE ,ANAA KUU HAYA WAXAAD DOONEESO ,MEEL LIBAAX SOO GALAYNA DHAYLO IYO HABAR MAJOOGIGARAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Friday, June 30, 2000 - 07:18 am
ilka yare
walaal waa maxay banadka ,meesha hanad ayaa guurdoonaya...
mida kale aniga waxaan ahay inan aad iyo aaad aana lacag uheesan ee maxaaa iga dhehee!!!laakiin waxaan ahay da da aad sheegeeso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Sunday, July 02, 2000 - 09:48 pm
To:Ubax.

Waan kusalaamey marka hore waxaanse u maleynahayaa
waxaan hayo iney ku qancindoonaan.
Laakiin walaaley waxaan ku weydiinaya sanadkiiba ma mar baad bogaan eegtaa.
Ha lugu maqlo macalimada nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Thursday, July 13, 2000 - 11:21 am
To guleed
walaal waan ku salmay marka hore
marka xiga waa untaa sanakii halamar ayaan soo fiiriyaa Lakiin if we have something to talk about I may visit all most everyday
Sidaas iyo nabad galyo
Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Wednesday, August 02, 2000 - 04:32 am
To:Ubax..

Ubax waxaan u maleynayaa inaad meesha waxba ku heynin.
Hadii aad hand sugeyso adiga ayaa ku dhib qaba
laakiin waxaan kuu hayo qofna kuu ma hayo ee sidaa ula soco.

By Guuleed0...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Tuesday, September 05, 2000 - 04:39 am
TO AHMED

WAAN KU SALAAMAY WALAALKIIS
SEE KUULA EKAATAY LUUQADA MEESHA KU QORAN
MASE ADAA SOMALIGA KUGU ADAG YAHAY?
BYEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Wednesday, September 06, 2000 - 07:45 am
samsam waan ku salamay abaayo,samsam liskuma raaco lacag iyo lacaglaan ee waxaa ka muhiim san isfahanka dadki isku raaco. abaayo samsam aniga ayaa ka helay ee ma wada xiriirna macanta,waa leende: contect saliid@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siman

Friday, September 08, 2000 - 01:08 am
TO LEENDE

MARKA HORE SALAAN DHAB DHEH,
MARKA XIGA ADIGA MID WALBO MIYAAD KA HELEEYSAA
E-MAIL KAAGANA MEEL WALBO AYUU ISKA YAAL.
WAXAAN ARKAY QOFKALE OO AAD KU TIRI ANAA WAX
KULA QABANAAYO. MARKA SEE WAX U WADAA
ILEEN MAQEYB SANTIDEE
BYE LOOOOOOL@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Saturday, September 09, 2000 - 04:33 am
waan ku salaamay siman ,horta waa run oo maqeeyb samiy waan ku mahad santahay siman ,hadad isdhahday qafna dhankan ayuu kala xiriira qafna dhanka kale walaal tas majirto an ku leyaahay ee sadas iyo wada xiriir wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 05:27 am
salaan iga gudooma
soo gaabin waxaan rabaa in gabar soomaali ah inaan
guursado oo holland degan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAGNERPLEIN

Monday, September 25, 2000 - 02:27 am
LOL@LEENDE=LAUGHING OUT LOUD AT LEENDE BUCAUSE I KNOW HIM ,,,DDAAAAAAAAAAAAAA

JONGE ,JONGE,,,,,,,,,

WAGNERPLEIN