Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: More Europe: Waxaan raba inaan gursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Unrecorded Date
waxaan raba inaan gursado gabar soomaali ah laakin waxaan la ahay wax iqalmo ee ilataliya hadi wax aad heeysiina ilaso xiriira waxaan rabi laha inaan sida ugu dhaqsaha badan aad igusoo jawaabtaan waadmahadsan tiihiin
hanad55@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sxb

Unrecorded Date
sxb hanad , waxaa jira meelo qofkii guurdoona wax ka raajicin karo, marka waxaan u malynayaa in aad soo luntay, adresskan waa ku khaldan tahay
haddii aan kuu tilmaamo tag bogga guurdoonka ee somlinet,
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Unrecorded Date
To:Ubax.

Waxaan sheegaayey hadeer soo maadan arag walaal idhageyso nikaas kuuma soo jeedo.
Ee walaaley ma isku faataxeysanaa?...
Waa markii ugu dambeysey oo kula hadlo..ka faa'ideyso . This is last chance...be cooool ...yeh ...Ubax..sexy......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reqa

Friday, September 08, 2000 - 01:14 am
TO GUULEED

Salaan macaan farqaha u dhigo,
ninyahoow qofbaa kaa heshay adna
meelkale ayaa kuu cad
marka ka waran hadaa aniga isoo fiirisid
kamana shalayn doonto firmadaa isoo firiso
ii soo faay heeeee
chaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxan

Friday, September 08, 2000 - 08:34 am
waan ku salaamay abaayo reqa, magacaga ayaan ka helay oo mardhaw mad labaxday mise waa magac hooyada ku bixiisay,abaayo intas hadan kaftanka ku dhaafo,hadii an ku soo firsho abaayo dhibato mad u aragta macanta,reqa wilkas kuma soo jeedo ee aniga ayaa ka helay ee mawada xiriirna abaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIG

Friday, September 08, 2000 - 06:26 pm
hanad madaxeey saxiib inaka maa hoos isugu dhignay , naga qale reer branbrand baa isla nahee.
ee meel kale wax u raadso .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reqa

Monday, September 11, 2000 - 11:56 pm
TO Farxaan

salaan macaan walaalkiis waad ku mahadsantahay
waan wada xariiri karnaa ee halkeen kaala soo xariiraa.
teeda kale magaca waxaa ii bixisay Ayeyo
oo waxaan ahaa Ayeyo koris
lakin ma ihi alle kaa qaad
MARKA XARIIR WANAAG SAN WALAALKIIS
BYEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxan

Tuesday, September 12, 2000 - 08:07 am
HI Reqa abaayo wad ku mahadsantahay sida wanagsan ad ila soo xirirtay ,Reqa waxaad igala soo xiriire cenwan kan <farxan2001@yahoo.com> Reqa abaayo waxaa wanagsan mail ka in leys kula xiriiro ayaa wanagsan sida kale dadka oo dhan ayaa ka warqabo,abaayo halked dagantahay maxana qabata ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 03:00 am
ninyahoow waa naga badbadatay eruntaan laguu sheegin waxaad guursataa habartaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OLD FASHION GIRL

Wednesday, October 18, 2000 - 07:37 am
Farxaanow hadii aad run shegaysid maxaad ka soo doontay(The net).Ma waxaad modaysaa in aad kahalaysid inan sharaf leh oo kuu sheegaysa magaceeda runta ah mise imika waa cadi hadii aad qof ka keentid internetkana.