We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaalayaal ku soo dhowaada boggan loo furay reer saudi arebia wuuna u furan yahay ruux walba oo soo booqanaya iyo qofkii ka raba information sacuudiga . waad mahadsan tihiin. mim ba/acc. makka.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Finally the somali arabs are in the house, what's boys. What the hell are doing with those arabs faggs, they are no good at all. anyways peace out somalis.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,,Halla yaa gamaaca ,,,,weenkum yaa shabaab, Walaah waxashtakum awi,,Weenkum yaa Shabaab Sacuudiya wayaa Shabaabal Khaliij,,walaahi anaa waxashta Akhbaarkum wa akhbaaral Khaliij,,maa natawanis can Muqaamaraadnaa,,afkaarnaa wa aaraa,anaa,,Marxab beekum yaa Shabaab,,, MiM faakir lagiitak gurfat thaani acnii Gurfad Awlaad Beydhabo mush kadaa yaa Xabiibii,,,,Inta hazza saakin weyn ,,,Mecca walaa baab mecca,,,Quleyl,,Kiilo Sabca,,Xayal Badawi, Maalikiya,,Shharac Gaabi Janb khadal sariic,,,,, Keyf Axwaalkum MiM ,,Lisa caayishiin Janbal Xarameyn al Shariif,,,,Weenkum Shabaab Nazla Yammaniyah,,,,,Akhbaarkum,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaan ka dib bro:anon walaalow waddankii haddii laga soo tegay nin walba meel unbuu ku noolaan lahaa nin walbana meeshiisa allaha ku dhowro. midda labaad maxaad noogu diidaysaa forumka ma cid bay u xiran tahay mise waxaad la yaaban tahay nin carab joogo inuu meesha wax ku soo qoro. si walba ha ahaato haddaan raggeena carabaha jooga haddaan na loo ogolayn waan iska genbisanaynaa wax dhib ah uma aragno . dr.neefow haddaan qol furanay waa naloo diidan yahay marka waa inaan kor saar iska ahaano inta dawladda hoose naga siinayso soporlogo. waxaad ku mahadsan tihiin booqashadiina hana is martiyeynina qolka qolkina waaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ahlan Wasahlan yaa gamaacatul carab, War meesha cidina idinkama xigto, Soprlogadiina anaa saaka idiin soo saxiixay wax walbana waa diyaar. Saxibayaal wax reer Baaxa ah hadday meesha soo booqdaan ha ii sheegaan fadlan aad baan ugu baahanahaye. Wasalaamu Caleikum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal baaxa yaad uga baahan tahay. nabad gelyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date arabes are not good poeple. they are stupid people that hate black people and thay call black people abdu. and that means niger. And if you are if you are asking yourself how i know this, because i use to live in saudi arabia and they are the wores of the arabs in the world. peace my somalia people FIGHT THE POWER just kidding
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date NeefowKaniini: Yaa zool akhbaarak shinu? zamaan maaxad samic sootak. asmac, inta min yatu khartum? khartum birri wala khartuum baxri? yakhi alcalam dool arafuuna katiir. alwaxid dayir yingalikeek min shkaalhum. aay, aslu maa daariin nashuuf khilgat-hum. khaliiha calallah yaa zool. asmac khaliin nismac canak. wa salaam katiir cala aljamaaca.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date samsam kala saar carab iyo somali , anigu somali baan ahay wixii qalad ah igu qabso , umana malayn maayo walaal inaan kaa difaacayo carab marka carab haddaad nacday anigu somali baan ahay , maalinna waan imid waana ka tegi doonaa hadduu alle idmo. zool alla maxaad taqaanaa hadal soodaaniga war immisaad joogtay mar baaba shaki i galay. akhyaar waad ku mahadsan tihiin booqashadiina nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SAMsam. Who on earth tell you this, even though if that is the case, we Somalis are not Abdu, we are somali, like Sausdis , and we all are Arabs. You mr MIM, what do you mean differentiate between Somalis and Arabs, it is like saying Differentiate Lebenese from Arabs this does not make sense. Somalis are Arabs as Much as Saudi or Sudani or Yemeni is. Qureishi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Somalis are Arabs? must be kidding right? No Sir, we have nothing to do with the Arabs other than the Religion. We are Somalis, we are Blacks and then Muslims. If those Arab faggs care about us, why did they deport our people at times when the war was raging in our country and the white people were taking us in their warm hands, where the heck is Muslim value of helping people while they are in trouble. Believe me, to those Arabs we are nothing but convenience Awr-Kiraale and they call on us when they need allies disguising their hidden intensions behind Islam -- Bullsshit to those empty calls - We are Muslims, we are this, we are that. We know who are our real friends in this world, and we have got a clue of who are our enemies when the going getts tough. Sad that these days some Somali sheiks are falling into the traps and running faster than any Arab ever did. For example they cover our little girls in so called Islam top-to toe veils which have never existed in our lands. Watch out Somalis, there are hidden agendas. Even Arabs are taken by surprise by the behaviour of Somalis in Islam. These days you often wonder if the only real Muslims in the whole world are Somalis. What is going on folks? Are we all that? Islam is our religion, but we want Islam our way -the Somali way, which we always knew. We are not Arabs, neither are we Talebans nor Patans. and Islam has nothing to do with those ugly dresses. Somali
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waryaa MIM, Sudan waligey ma tagin. Lakiin asxaab badan ayaan ku lahaa sacuudiga. War ninyahow meesha aad joogtid allah kugu nabad yeelo. Anigu waxaan ku koray Jeddah khaas ahaan Sahifa laakiin hadda xiise uma qabo oo cigaal kolkaan arkaba ciil baa i qabta ee bal aritaas ka waran. nabadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu caleykum Ogaada in qowmiyad kasta oo koonkan saarani ay leedahay dad fiican iyo kuwa xunba. Dad badan ayaad moodaa in ay caado unoqotay in ay ku talaxtagaan cayda Carabta. Waxaa is weydiin leh nabigeenii scw cidii uu ka dhashey, marka uu qofku caayayo Carab oo idilna waa in uu ku darsadaa in uu caydaa ku jiro nabigeenii scw iyo dhamaan anbiyadii hore oo dhan. Taas macnaheedu ma aha Carab oo dhami waa fiicantahay ee iska hubsada cida aad waxka sheegaysaan iyo sida aad u canbaareynaysaan dada dhan oo Rabbi uumay. Walaal xadgubku ma fiicna!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,Walaahi Cajiib yaa Zool !!!!ma inta tawanis Arabi bituuc Abiid dool yaa camuuw ..yaa zool anaa min jimaacatul hinaayi ismahaa shinuu Jubba,wa yeey, Cumrii maa masheyt Khartuum wa khartoum ethniin,,,wa khartuum bahri,,Umdurmaan,,thowra xaara 15cashar,,maa masheyt Jabra wa saxaafa,,Cushush,,wa Cimaaraad,,,,Gacadnaa cadbarah wa xalfah,,,kassala wa Gadaarif,,port suudaan ,,sawaakin wa Jabal Awliyah,,, Yaa ZOOL ddayiriin Mugaamaraatkum wa xikaayaatkum ,,,,,,allah ya cizakum Natawanis can Akhbaarnaa,,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date NeefowKaniini, zey alxaal yaa zool. wallahi inta kalamak kalaam zuala bixaq. aslu maa macquul inak ma mashayta sudan. ma inta tardun sudaani axsan min naas aljunuub. inta gareyt fi sudan wala shunu ya zool? wala musawij suudaniya wa ma takhabirni. cumuuman ya zool aguleek shinu...gultaley inak min naas jubba. eljubba dii jubatna wala jubbata somal? ma fii jubateen yaa zool lakin ana min ra'yi shacba somal wa sudan shacab waxid. aay, wa hada ma ra'yi wa bes...hada ra'yi zula bikateer wa ra'yi xalima alsomaliya. wala inta ra'yak geer yaa zool?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,Salaam wa raxma ,,Keefak Yaa Zool,,Walaahi ihnaa bi keer,,Cidnaa Fuul, mooyatal jibna,Maluukhiyah wa Alxamdu lilaah ,,,Walaahi hazza maa azakar rutaana bituuc Yeey wa Waaw,,Laakin ana Bardu Ba artun Shuweeya Zaya maa ana lisa gaacid Boor wa Jubbat Suudaan,.. Yaakii Yaa Zool anaa maa gareet fi Suudaan Laakin bis anaa gacata hinaayi mudda,, Kunta ashtagil maca naas CARE(Munazama Kheyriyah Bituuc al amriikaan) al amriikiyi,,Shagaal macal Khawaajaad deel fii Januub Suudaan,, Walaahi anaa mumkin masheyt ayi xita fi Suudaan,,Naas al CARE wadoonii hinaay calashaan ashtaqal macaahum ka muhaasab, gacadnaa wa dhawalnaa hinaay... Kaanat Ayaam zammaan, Turaabi haaziy kaan ALmustashaaral caam bituuc Al simsaax acnii Jacfar Nimieri,,,Wa Siwaar Zahab Kaan Muqadam fii Jeishal Suudaan,,wa Omar Dayib Kaan Na'ib Ra'is, wa Xizbal Umma maa kaanuu Haaja wa saadiq al mahdi kaan Laaji ,,,Wa ittihaad dimuqraadi maa gaadaruu yaquuluu haaja,,,Maa xad kaan qaadir yatakalam can siyaasa wa jabhajiyiin deel kaanuu Shaqaaliin macal Simsaax Zaatuh,,,wakaman xataa maa jaabuu al shareeca haaziy,,,,.. Yaa Zool ,,Akhuuyi Daayiriin as,alak haaja basiidha yaa Zool,,,yaa Zool inta gareet fii suudaan ,,wa gacata yaatuu xita fi suudaan,,shafiinak tardun suudaani ,,,,Bariid wa mustani jawaabak bi asrac waqti mumkin yaa zool ,,..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaamu Alaykum. I was born and raised in the Khaleej myself and when I was 5 years old my family moved to the US. Sometimes I wish I could return because the life in the states is hard for a Muslim person, especially for a girl who wears Hijab and is trying to be a good muslim. The sad thing is that I used to speak and understand Arabic so well when I was younger but I forgot. I want to learn it again, do you know of any websites that teach the Arabic language? I just wanna say that you ppl are so lucky for living in an Islamic environment. Salaamu ALaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date yaa zool ana ma gareet fi sudan lakin fi sacudia. aay, gacadna fii jeddah katiir - min awa'ila sabciinaat ligayat awa'ila tisciinaat. lakin hassa ma dayir ashuf khilqat alsacudiyiin wala dayir asmac canhum. maa garfaaniin min ashkalhum yaa zool. inta hassa gacid weyn? ma dayir tirgac sudaan? biyaguulu inaha axsan min alawal. maca inu simsax ragac. yaa zool fakir lama kaanat surat simsax calal guruush? mara kaan yidi khidba lishacab wa kaan daari inu shacbiyatu qaliila giddan. wa gaal: tahubuuni fi giyuubkum wa takrahuni fi quluubkum! - aay, maa kaan simsaax yaa zool.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Anonymous - I'm not sure if you can learn Arabic from a website, but you can always try and visit arabic sites - naseej.com, faris.net, arabtimes.com, etc. and browse through their contents. Since you used to speak the language, you would probably need to brush it up a bit and that may help you regain it. Try befriending with Arabic speaking females in your area and converse with them in Arabic when you can. That would surely help you. Gool luck...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war ileen balaayo arki wayni war labadii beri baa meeshii la ii daba maray. war dr.neef waaban yaabay af soomaaliga boqolka lahjadood baan la yaabanaa waxaase iga yaabiyey sidaad carabtiina toodii u kala baratay ....cajiib bal hadda waxaan ku leeyahay bal middana garo shuu xaalak maniixa shuu biddak..... zool waryaahe waaba yaabe ma sacuudigaad ku baratay afkankada wallee shaki baan ka qabaa taasi. inta carab neceb iska ilaali gaalka ku soo dhaweynaya carab diin kaa fara gelin maayee. inta carabta ah anoon inkiraynin wax caddaan ah mala hayaa. mim/KSA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war ileen balaayo arki wayni war labadii beri baa meeshii la ii daba maray. war dr.neef waaban yaabay af soomaaliga boqolka lahjadood baan la yaabanaa waxaase iga yaabiyey sidaad carabtiina toodii u kala baratay ....cajiib bal hadda waxaan ku leeyahay bal middana garo shuu xaalak maniixa shuu biddak..... zool waryaahe waaba yaabe ma sacuudigaad ku baratay afkankada wallee shaki baan ka qabaa taasi. inta carab neceb iska ilaali gaalka ku soo dhaweynaya carab diin kaa fara gelin maayee. inta carabta ah anoon inkiraynin wax caddeyn ah mala hayaa. mim/KSA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to neefowkiniine intana ma jootaa yaa dubaab ( meelkasta ma sidii duqsiga ayaa isga jirataa maxaa ku helay . yaadubaab. sacuudiyah ( esh khushak yaa dubaab) go and get life Man . loooooooooool
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,Shuu bidaak yaa Zalameeh,,,,,,Burtuqaal Xeyfa wa Zdiffal garbiyah,,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dr. neef horta dacwo aan kuu qabnaa waxaad nagu firaaqaysay qolkii aan isku ogayn. midda labaad sxbow waaban yaabay wareeg badnidaa waxaan la yaabay oon arkay adigoo ka sheekeynaaya india marka yaab lee iga soo haray,horay waxaan u maqlay inaad suudaan joogi jirtay. marka rag wuu soo wada jabay oo aniganba india aad ka sheekeyneysid iyo meelo ka daran baan soo maray sida bangladesh iyo kuwa la mid ah bal saaxibow waxaan u malaynayaa inaan ku garanayo ee bal isukay sheeg . bal noloshaada wax nooga taabo. nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walak shu hal haki? cam tixki macana bisudani warayix ti'lib cleyna bishami. lak ma cam biyasiir heek. shu fiik inta, cam tistacbid caleyna ya zalema? shu hal lafa wa doran wala?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,Abtigiis MiM,,,Decca maad joogtay oo Subhana bagh iyo Danmondi,Utara 1 ,,Bannaani,,Kaptooli,, Machadkii Islaamiga ahaa ee Engineering lagu baran jiray,,,Laakinse nin May Mayga Yaqaan Wiil kaliyaa soo maray oo dabeedna qabtay Halkaa iyo Malaysia,,,Kolna waxaan ogaa isagoo isku soo qaaday inuu yimmaado Canada se ay u suurtoobi weyday,,,,,,Hor iyo horaanna reer xamar buu ahaa,,,,,,,......... Yaa Zool Bageet Shaammi inta ,,,,,,,Cajiib
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walee neefoow laba gacan iyo hal madax aan kuu taagay,waraa aduunka ooidilba waa dhameeysay ee axsaan samee Cuba lee hanooga daba imaanin,waryaa waxaaga waan daadiyayba xataa waa dhaafay ee ani iyo asxaabtayda leee hanoogu soo galin godkeena ee bil axsaanak xataa hana soo fiirinin.... dacar-dacar-dacar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiib dr.neef ninkaas waa laguu yaqaanaa oo ninkii xassan ahaa sooma aha . walaalow warwareega dhaaf ee bal issu kaaya sheeg kollaba waan ku garan . kolaad igula soo xariirtid by Email. zoolow ma ka rog haddana saar baa. dacar soo dhowow hays martiyeyn minanka minankaada waaye. nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date mim, carabtu waxey horey u tiri "alcarab jarab wamin shaafa harab" ee saxiibow anagu waanu aragnay waana ka soo cararnay ee intaysa kula tagin cagta cayra ka day. wali gaalo diinta fara galisa ma arkin laakin badanaa somalidu diin laga fara galiyo kuma dhaqmaan. neefow, arey kia baad hee? xatawadiina alhind lee? ma hasa gacadna nishraba shahi wa lisa mustaniin alnargila.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ku; Zool Bhai Zool Bhai abkoo India mee behel reetii huun Bhai. Kidar mee in India Ab reetii huun ,, Bhai meenee Sab hoo region mee Dektoohuun, ,India ,,Pakistan, Bangla desh,,Mynamar, Hum Thailand(Bang Kok, Patai Beach),Sura thani me Che saal mee reetee he .. DACAR-DACAR-DACAR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to dacar Jahon tikaf slman sibi sacn jismin loof calasgan hkabiira lashe salmai sakar simir wadkif nora qu qi don zamin jatus lee nef do bahmad kaa hee iogon aja noomi ma habad kaahee bamom bamob cadarlol se dacr
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dacar iyo Dhunkaal, Makhayadii waa qasteen! Dacar + Dhunkaal = Qaras :-)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war dacar yaalooga dacwoodaa zool nagala hadal akhyaarta na qastay. nabadey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date suudaanta ma'anaa keenay saaxiib Zool?,Cabudwaaq ma'anaa ka dhigay cadanta loo dhoofo? war saaxiib Mim xal qaado ninbaa ii bilaabay howsha ee mar hadii uu cabaad kayimi xagiisa waa taan lahaa kajoogee weligayna maku qorin Forumka waxaanan soomaali ahaynin ee saxiib raali noqoo xaal iyo xumeen iga hoooooooo dacar-dacar-dacar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dacaroow bal chatka inoo rog oo mar baan kuwada jirnaa forumka .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,,,,Bangaladesh baanu joognee, Halkaad Dacaroow inoogu rartay india iyo Bangkok,, Raggeedii Dacar gacan iyo labaan kuu taagay oo kaligey baa isu qabay dhulkaa wax soo cagageeyay ee Ina adeeroow ma gaadhay Mynamar, Rangoon iyo Mandalay Bay,,,, Nasiib baad lahayd hadayan ku moodin maraykan madoow oo gummuc rasaas ayan kaa adeejin,,,,,,... Mim, Walaalkiis, waxaan kaa ilaabay Mustapha Eelay oo reer Poona ahaa walaalkiis Dr Ibrahim baa isna meesha joogay se aanan garaneyn afka may mayga,,oo Holland tagay iyo Rashiid isna wuxuu qabtay England ,,,,se waxa aan raadinaya waa Mim oo Afka maymaygana yaqaan oo Sacuudiga tagay, may ma garan waa igu wallee,,,,.. Waxaa jiray Cabdikariim Caydiid Cabeeye oo isaguna Afka Baraawiinkuu ku macallin ahaa,,, Engineer Cabdisamad Xasan Jaamac oo isaguna qabtay halkaa iyo Soomaaliya,,.. Asad Jees isaguna waxaan ku ogaa Australia oo Sydney,,,, Ximbil iyo Afadiisuna Intisaar waxeey Qabteen halkaa iyo Canada,,,,.... Maxamuud Laangarreh wuxuu qaraacayay Decca University,,,, Dr Abuukar meeshiisii buu u shaqeynayay hay,ad Kheyri ah,,... Qawdhan iyo walaalahii iyo gabadhii Xaaskiisa ahayd iyana Australia, Sydney baan ku ogaa bacdamaa ay kala ,,,,, Cabdullaahi Bombay isna Australia ,,,.... Anigana Waataan idinka tagayoo Japan aan qabtay se welli waxaan soo saari laahay Ninka aan Xasan Taatiko aan ahayn ee reer baydhaba ee Sacuudiga inaga soo aaday,,,,,,,... Mim isa soo caddee walaale,,,,Warkaagana ha la hello,,,,,...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date DR.neefow waad i waashay ee bal aan soo nasto oon isa soo baaro. wallee anagaa balaayo aragnay war waa maxay ninka dadkii saa u yaqaana anna aanan aqoon . war neefow bal ciyaarta naga aayar ee bal isu kaaya sheeg ama Emailkaada isii aan kuu soo diree. waxaan ku waydiiyey carrigaa goormeed ka soo tagtay. yaab!!!!!cajaa,ib!!!!!!dhakafaar!!!!!!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waar yaa hablihii reer waqooyi mee , walee qurux soomaali iygaa usita . meeye .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan aad oola dhacay firrada SanSam,runtii waa gabar caqli badan, waayoo waa runteed carab waabn ka dhalanay waxaana ka dhashay Nabigeena S.C.W marka hadii aad nacban tahay iyo hadii kaleba ,xsaaxiiboow kuma yaqaanaan oo in aad dad tahay iyo inkaleba ma`oga. dad kastana waxaa ku jiri dad xun iyo dad fiican ,ee maxaad u camimeysaa dadka oo dhan? waxaan ku noolaa sacudiga mudo ka badan 5,sano,hadana waxaan ku noolahay Pakistan,reerkanagana waxa uu ku noolyahay ilaa iyo Sacuudiga. cidii iibaahan kaigala soo xiriirto e-mail,kan hoos ku qoran. ibnicumar@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date neefow and zool;bacdal taxiya anaa akhuukum min ardalshaam,wa caayiz ashrab macaakum alshaayi mumkin atafaddal walla eeh.... ibnucaamir;waxaad tahay walaal nin boqor ah oo hadalkaaga aad baan ula dhacay sxb.. dacar..dacar kya bakteehoo tum mera bhai mee tumhe zinda nahi choorungaa(waa labada eray aan filimada ka bartay sxb(fahii hootaahee joo manzuurii khudaa hootaahee). by your new joiner in the club JAMAAAAAL.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ya Akhwani nixna muslimiin wa afriqiyiin, la shak jadanaa waa jadatanaa kanuu carab asdi farachum min carab cala shaan kida nixna carab la'inu cindanaa dam wala-yumkin ninsaa. Almuhim Sacudiyiin huma ma cindahumsh dam wala yicrafu xuquuqul insaan wala yicrafu macnaa Islaam. Rabinaa yarxamu ajanibil muslimiin cashiin fil sacuudiya, wa rabinaa yicadib i sacudiyiin qasatan dawariya yaaaaaaaaa bakrahum lol yanaas mac salaama ashuuf wajikum bi qeer.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 05, 2000 - 03:54 am Asalaamu calaykum [MIM].waxaan kuwaydiin lahaa reer jida internetka mawada isticmaalaan?waayo waxaan jeclaan lahaa inaa dad jeerjida ah wada xidhiidhno.fadlan iisoo sheeg mahadsanid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 06, 2000 - 07:36 am To Mim Am a somali girl living in Europe and stadying nursing. Am really intreasted in learning islam in either Makka or Madina. I know it is difficult for a girl who doest have muhram to come to study there. But what can i do because am really intreasted to come there down as soon am finished with my studies. Please help if you have any idea and eventually how i can apply.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 16, 2000 - 10:04 pm MIM AWALAN ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATU LAAHI WA BARAKAATU. AKHII MIM TIQDAR TIKHABIRNII FII AYI MADIINA MAWJUUD MINA SACUUDIYA. NAADYA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, November 18, 2000 - 08:44 pm walaal mim waad salaamantay ka dib waxaan aad iyo aad ugu baahnaa inaad iisoo sheegto in saudiga laga isticmaalo interneetka walaal dad badan oo aan aqaano ayaa ku badan oo hablo carab ah u badan.walaal hayla yaabin oo hays dhihin maxay iyada ula xiriiri wayday walaal markaan soo baxayey si kadis ah ayaan ku soo baxay waxaan ku soo dhoofayna wax sax ah ma ahayn markaa waan is qarinayey saa saa igu kaliftay inaan xiriirin kari waayo gabadh aan isku halaynayey oo aan is dhahaayey iyadaad kala xidhiidhi doontaa oo qof kasta mufaaja ad ayaan uga dhigi doontaa iyana waxba igamay dambayn oo waxay aaday ingiriiska sida family geedu igu yiraahdeen iyagun ma garanayaan asxaabtii oo waa dad waayeel ah.markaa waxaan kaa codsanayaa inaad ii soo sheegto in laga isticmaalo si aan u baafiyo.walaal anigu waxaan joogaa dalka u s a aqyaartaan raadinayaana waxay daganyihiin jeddah.akhii mim jawaab ayaan kaa sugayaa.waa ukhtak al mukhlisa ibtisaam. by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 10:43 pm Arabs are really niggers. (Nigger means idiot, ignorant, stupid etc) I am in Michigan specially Detroit, which are 80% African American when have around 100,000 Arabs, mostly from Lebanon and Yemen, those idiot call black people abid means slave or nigger. I was in Saudi Arabia from 1980 to 1995, I know what is Arabs, those people think Somalia are Arab you must be kidding, I give one example one Somali man went to Damascus Syria he tried to marry a Syrian woman, he never find any one less than 60 years who marry him, even that lady she want no ones should their marriage. So Arabs do not want mix with dark skin people. Why should I go far for example, the people we called CAD CAD and Barwanese nowadays calling Somalis nigger, I have seen in Yanbu, Saudi Arabia and here Michigan saying we are not African neither Somali nor we don't want to do any thing with Somali because they have dark skin and we are Arab. So Somalis who believe we are Arab wake and smell the coffee, you just another CABID for them. We are 100% AFRICAN BLACK NEGRO, for get Arabs only thing we have common is ISLAM. BLACK POWER
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 10:57 am Anon, i agree with you 100% and everything you said make sense but is that the whole truth nothing but the truth? Or you left something out!! I say this to you.... all ppl are racists including you (Somalis) and the rest of other African. You yourself descriminate other muslim african who inhabit Shabeele and Afgoye (Jareerta) So ask yourself: Do you integrate with these moslem ppl? Do you inter-marriage with these ppl? The answer is "no" What about the ppl who has the same features as you do? I'm talking about the ppl better known Ma dhibaan or Tumaal or etc. how about them?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 11:05 pm To: Brother Sahal I understand your point; you right there are some ppl in Somalia, which we "Somalis" discriminate. Personally, I have friends for these two groups, before 1978 up to now and even I have a girlfriend between 1978 to 1980. I never show or treat them any different then any other Somali group, now and before.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 18, 2001 - 08:39 am Assalamu calaykum wow war meesha tired baan ka noqday ee wixii message ah hadda ka dib baan isku dayayaa inaan ka soo jawaabo. waad mahadsan tihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 06:19 am AHLAN YAA SHABAB WAA YAA BANAT WALAHII AWAL MARA ASHOOF CALAM HIINAA CYAL JEDA WAA CYAL ALSAUDIA KULHAA TAXYATII LAKUM JAMICAN SHABAB WAA BANAT WAA ATMNAA NAKOON ASXAB CALA TOOL....WAAA YALA HATOO MAA CINDAKUM ..WAA YALIIT ASHOF AXAD MIIN CYAL ALRIYADH HIINAA YAA RIIT ....HABLHII IOY INMADII REER RIYADH MAA JOOGAAN MEESHAA TOLO????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 06:39 am TO,SAHRA DO U WAANT TO GO TIIL SAUDI ARABIA DO U NOW SOME ONE THERE IF U DONT NOW ANY BODY THERE IS VERY HARD TO GO THERE AND MAY BE I CANT HELP U AND I WAS THERE THE LASY SUUMER AND I GO ALSO THIS SUUMER EVERY SUUMER I GO THERE BECUASE I BORN THERE AND I LIVE NOW ALONE IN NORWAY FOR 2 YEARS AND AAL MY FAMILY IS THERE SO TEEL ME IF U WANT MORE INFORMATION AND TEEL ME WHERE U LIVE IN EUROBE AND MAY BE WE CAN TALK AND TEEL U MORE OK ,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 06:44 am TO,MIM WARYAA ADOO MAA WAXAD THAY CYAL MAKKA YAA NIIN LAYDAHOO .A .HASSAN.ALSHANAB MAA TAQANA HADII AAD TAQANIID EE SHEEG FARIIN AYAN KU FARAYA OK SXB ...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 09:25 pm waad ku mahad santahay waanu kulaa soo xidhiidhi doona in shalaa mahmedessa@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 04:57 pm WAX DADKII REER BURCO AH JOOGA WADDANKA SACUUDIGA HADDII AAD TAQAANIIN NIN LA YIDHAAHDO . SACIID CABDOO KUNA MAGAC DHEER SACIID CARAB KANA BAXAY MACHADKII BURCO OO AY DHASHAY ISLAAN LA ODHAN JIRAY MARYAN XASSAN OO DEGANNAYD HODON GEERASHKII XAASHI AFBUUR DABADIISA . ILA SOO SOCODSIIYA MEESHU KU NOOLYAHAY. WAXA RAADINAYA HABARWADAAGII OO JOOGA CANADA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 12:25 am wal yabi ani gali iwayti war may sink dhiyi reer arlaadii wali sii laha hal iski arigoy melu iyaal shantiraal buuli jimaa busley afarirdoodkii hal isk war hayooy saudi weli sidii ley jiib hawiyah in leyiinaa salaamintii arladii
|