We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date assalamu calaykum salaan ka dib waxaan rajeynayaa inaan ku kulano qolkan hadaanu nahay ardaydii iskuulkas layskuna dhaafsado wixii akhbaar ah. nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:mim ardey ariikaana may iiga sheegi wayti ani sheik awees dhigadi jari sanadkii 1988/1989 ya kubi gurmadkana manaas ya kimari. adi is sheeg amee dhigadi jartey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date gerbida salaan ku bacdi anna sheeq aweys way ku bahay 1986/87 gurmad way ha mareey 1987/89 waana qaybti carabigi yaa haayi , marki waakay widaayow adi goormee hayti magaagaa reer xaafidee hayti warki ha isii barbaartii hanuun is waysin yiini. eed iyi eed han dhowoow. ariinkiin/mim
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:Mim widayoow adi cimiga ama adabta kee dhigan tirtey maanto waxaan dawanyey film laga soo duubay baydhabo schoolkii sheekh awees wuxuu noqdey duur aan la deganeen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date gerbida saaxiib marka hore salaan dhab dheh, marka labaad haddaad ahayd reer sh/ aweys 1986/87 way fududahay inaan ku garto waxaana ahaa qaybta adabi ee bal warkaada i soo sii. waxaan jeclaan lahaa inaad ii soo sheegto magacaada iyo meeshaad joogto, filimka aad sheegaysana bal naga qayb geli oo ha lagula arko. mahadsanid/walaalkiis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To:Mim aniga waxaan dhegan jiray qeebta cilmiga waxaana isku galaas aheen qajajac,raxeeye,kariimay,xasan qaxooti,xuseen wagi,nigsan,xarawe,bashiir c/laahi, iwm {ani gaala iwaayti} hada waxaan ku nolahey holland. adiga is sharax hee imalay maayo in magaca runta ah yahey mim . brother halagu maqlo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiib waan garanayaa raggaas qaarkood siiba kariimay ,x.qaxooti,xarawe,ma illowday c/waaxid oo hadda sudan ku barto dhaqtarnimo,anigase waxaan isku lood ahayn a.cabdi samad , sh.dahir , cumar jelow,wiilashii mataanaha ahaa max,ed nur iyo mx,ud, cabdullaahi,dadir calow,adan deq iyo kuwo kaloo tira badan. marka aniga waxaan joogaa carabaha saudi arabia magacayguna waa sax laakinn waan soo gaabiyey ee saaxiib kumeed ahayd. nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: mim walaalkiis dadka aad sheegaysid intooda badan waan xasuustaa qaarna waan iloobey, waayo maskaxdii ayaa tirtirantey ,meeshan aan ku nolahey waa meel laga yaban yahey xage xusuusta aad iyo aad ayaan ugu xun nahey. Tankale hadii aan soo gabiyo magacayga waa CIM waxaana deganaan jiray saldhiga boliska ween gadashees {beelo-jemeeco} mana jecli in aan pulic ku qoro magacayga oo buuxa hadii aad u bahan tahey faahfaahintaa dheer soo qor e-mailkaga aan kuu soo faahfaahiyee.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal Emailkayga waakane qay69@hotmail.com marka aan kaa helo akhbaar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 04:10 am asxaabta dhamaan waad mahadsan tihiin aniga waxaan dhigan jiray dugsiga sare ee sheekh a2ways waxaana daganaa isla xaafada gaar ahaan shiir kole ofishaale iyo xerada malitariga albaabka gareeso anigoo wali dhigta ayuu dagaalku dhacay ka horna dugsigii sare waxaan ka baxay isha marka aad ayaan ugu jeclaan lahaa inaan maqlo ama ka waqr haayo dhalin yaradii dugsigaas dhigan jirtay iyo wixii soo nahaas daganaa ama buula jameeco akhyaarta hala is maqlo ok.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 04:10 am asxaabta dhamaan waad mahadsan tihiin aniga waxaan dhigan jiray dugsiga sare ee sheekh a2ways waxaana daganaa isla xaafada gaar ahaan shiir kole ofishaale iyo xerada malitariga albaabka gareeso anigoo wali dhigta ayuu dagaalku dhacay ka horna dugsigii sare waxaan ka baxay isha marka aad ayaan ugu jeclaan lahaa inaan maqlo ama ka waqr haayo dhalin yaradii dugsigaas dhigan jirtay iyo wixii soo nahaas daganaa ama buula jameeco akhyaarta hala is maqlo ok.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 12:56 am War akhyaarta waad salaamantihiin, walee labadiinaba inaad tihiin rag aan aqaano hadusan maskax beelka yurub igu dhicin, waxaan ka wadaa GARBADA IYO MIM. war waa xassan qaxooti ninkan idinla hadlayee soo daaya warka, kumaad aheedeen maxaadse magacyadiina ka qarinaysaan, KUFRI KAADIDIIS. iga raali ahaada farax baa iga keenay ah inaan helay rag aan isku class ahaan jiray. Waa hassan cabduqaadir , xassan qaxooti oo hada loo yaqaan xassan eelaay,war qaxooti ninkii ii yaqaan waa uun reer baydhabo laakiin wixi ka danbeeyay dagaaladi sokeeya from 91 waxaan aad caan ugu noqday magaca ah hassan eelaay. informations iyo meelahad jogtan. Gerbada waxad tiri waxaan joga holland fasax ayaan ku tegay 98 xarawana meesha ayaanba ku arkay magaalo ay dhahaan ALKAMAAR xarawoo ilkahi ka sii dhaadheeraadeen lol ahahahahah waryaada emailkayga wakaase ii so qoro baydhaba@hotmail.com halkan copenhegan waxa ila joogto ibraahim shaarib iyo maxamed yare o adb ahaa. salaam
|