We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date GABAR SOOMAALIYEED OO QOF SOOMAALI IN AY TAHAY CADDEEYA LA RAADINAYO LOS ANGELIS. USA. March 22, 2000 War ay noosootebisey hay'ad degan magaalada Los-Angels ee Mareykanka ayaa wuxuu sheegayaa in gabar Soomaaliyeed oo codsaneysa deganaanshaha Mareykanka ay u baahantahay qof caddeeya in ay Soomaali tahay. Hay'addaas oo sida ay warka noogusoo tebisey ah "Hay'ad udooda dadka wadanka USA soogalootiga ku ah (immigrants) kuwaas oo ay INS uxiran ama ay xirto. Sida warka ay hay'addaasu noogusoo tebisey waxay hadda udoodayaan qof dumar ah oo Soomaali ah magaceedana layiraahdo Malyun Mohamed Farah. Oo sida ay noosoo sheegeen maxkamadeeda laqaban doono bisha April 17, 2000. Hay'addas qofkatirsan oo magiciisa noogusoo tebiyey Alicia Triche wuxuu aad nooga codsaday in aan u baahino wargan si marrkaas ay u helaan qof Soomaali ah oo cadayn kara in gabadhaas ay u doodayaan aytahay soomaali. Waxaa lagu caddaynkaraa sida ay noosoosheegeen in lahelo qof Soomaali ah oo aad u yaqaan sharciyada ama aqoonsiyada Soomaalida iyo weliba dhaqanka Soomaalida oo markaas caddaynkara arimaha laxiriira Soomaalinimada gabadhasaad. Waxayna weliba aad ujecelyihiin in qofkaasu uu Soomaaliya dhowaan booqday ama kasoo laabtaya, waa haddii taas dambe ay suurta galtahay-e. Waxaa kale oo warkaas ay hay'adaas noosootebisey uu intaas kudaray gabashaas Soomaaliyeed oo hadda codsanysa magangelyada iyo deganaanshaha Mareykanka haddii ay caddayn kariweydo Soomaalinimadeeda, taas oo macnehaadu yahay haddii lawaayo qof arrinteeda xaqiijinkara, markaas qareenka maxkamaddu waxaa laga yaabaa in uu diido ama aqbaliwaayo codsigeeda. Sidaas awgeed ayaa hay'addaasu markale codsaneysaa sidii ay gadhaas wax ula qabtaan in ay helaan qof arrimahaas aan sooxusnay wax kala qaban kara. Hadaba haddii aad garaneysid qof kudhaqan Los-Angels iyo agagaarkeeda ama qof kudhaqan USA ama meelkasta oo dunida katirsan oo markaas arrintaas caawinaad kageysan kara, fadlan, laxiriir Alicia Triche oo aad kala xiriiri kartid sida hoos kuqoran. Laxiriir: Micheal Shen or Alicia Triche Email: Cliniclos@aol.com Phone: 213-251-3530 Marka aad laxirririd u sheeg in aad waxkalaqabaneysid arrinta Malyun Mohamed Farah -------------------------------------------------------------------------------- Bahda Somalitalk.com waxay idinka codsanayaan haddii aad arrinta gabadhaas aad waxkaqabnkartaan in aad laxiriirtaan cinwaanka kore. -------------------------------------------------------------------------------- Qoraalkaas sare waxaa email noogu sootebiyey Alicia Triche oo katirsan hay'ad xuquuqda daka u dooda oo xaruntoodu ay tahay Los Angeles. Non-profit organization, based in Los Angels, aimming to help immigrants that are detained by the INS.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 10:40 am HI! Coild you write it in English please.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 16, 2000 - 11:22 pm Baadigoon inan magaciisa layidhaahdo CABDIRAHMAAN HUSEEN MAXAMED oo dadiisutahay qiyaastii 26 jir oo magaaladan amaba gobolkan joogay markii ugudanbaysay dugsiga hoose dhexe ee Banaadir dhiganjiray sideetameeyadiina usoodhoofay Maraykanka. Xaafada Hodan degnaa, aabihiina safaarada ingiriiska kashaqaynjiray. Fadlan qofkii aqoon uleh halkan ha igalasooxidhiidho. Waxaa raadinaaya nin ay labada magac ee ugudanbeeya wadaagaan. Khadar. Khadar@jubiipost.dk
|