Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: MAXAA UGU WACAN FURIINKA, .QAAS AHAAN SOMALIDA KUNOOL QURBAHA SIDA EUROPE,AMERICA,CANADA ETC.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bara

Unrecorded Date
Waa arin aad umurugo badan wayo ,somalidu wexey
dabeecad uleeyihiin ineey laqabsadaan meel walliba
eey tagaan ,iyagoo daliishanayo maahmaahda english
ka "Do what the romans do " runtii waxaad
umoodaa inaanan fahansaneyn,micnaha runta ah oo
loola jeedo ,runtii inaga wexeynu ufahanay
ineey tahay" do the present and leave the past "
miyaan ilaawnay maahmaahda ah "old is gold"
runtii hadaan usoo noqdo micnaha maahmaahda
koowaad,micnaheedu waa sidan ,"sameey waxa eey
sameeynayaan dadka aad kudhaxnooshahay,balse
hailaawin kaagi hore ,waxaad usameeyneeyso ma'aha
inaad kuhanato magac iyo sharaf ,balse si aad
uga tirsanaato umada aad lanooshahay,runtii
waxaad umooda ineey somalidu dhaqankii
hore katageen ooy laqabsadeen midka westernka
wayo qaas ahaan dumarku iyagoo tixraacaya
sharciyada uyaal wadamadan westernka ah ,
runtii sharci kawanagsan amaba kahormarsan midka
islamka ah ,ogoow sharcigan aad isticmaaleeyso
waa mid kayimid maskax bani adam,but what about
maskaxdii abuurtay maskaxdan(bani adam)waa arin
weyn,dhibaataduna ma'aha diinta balse dadkii ayaan
aqoon sida loogu dhaqmi lahaay,hadaan kusoo noqdo
moowduuca ,runtii anigoo lahadlayo dumarka somaliyed ,Dumarkoow ogaada sharciyadan ,hada
soo baxay yeeyan idin sirin,waxan layiraahdo
equal opportunity.sharciga islaamka wax idiin
dhaamo amaba idiinkaga wanaagsanaado majiro .marka
laleeyahayna guryahiina iyo caruurtiina dhaqda
ma'aha wax xuquuq ah oo aad leedihiin malaha
balse ilaahay baa idiin lajeclaaday,tankale hadan
raga somaliyed usoo noqdo runtii ragoow diinta
hauqaadanina iyo dhaqanka ineey iskumidyihiin,hana kucuqaabina dumarka idinkoo
is ticmaala dhaqanka ,kala saara dhaqanka iyo
diinta wayo dhaqanka somaliyed ma'aha wax xag Alle
kayimid ,ee waxeeynu sameeysanay,ugu danmbeyntii waxaan idiin ku boorin lahaa inad
dumarka unasteexeeysaan,oo ujilic sanaataan,soow
ma'ogidiin ineey hayan ubadkiina,hadana ee yihin
xilahiina,meesha aad is leedihiin wax baa si'ka'ah, aan idiinsheego maadan tusine raxmad
dumarka ee fadhiga kakaca oo tusa wexeey idinka
filayaan.
Wabilahei tow fiq .
swissmail.com@swissmail.com