Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: More Europe: Doodayaal ma,ogtihiin.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Unrecorded Date
ku;dhamaan dhalinyarda somaaliyeed.


Walaalayaal ma,ogtihiin in ay jirto idaacad Soomaaliyeed oo ka furan Den haag,
Ma,ogtihiin in loo baahanyahay doodihiin qaarkood.
Hadey dhab idinka tahay in aad doonaysaan isbadal
Wanaagsan oo balshadiina kadhex dhasha waxaan Idiin aqaanaa xiriiri yaha barnaamijka arimaha
Soomaalida ee halkaan aan isaga guurno oo umada
Guryaha fidhido an warkeena gaarsiino.

Hadii aad kabaqeysid in lagu garto xal ayaa jiro,
Waxaan rajeynayaa gabdho iyo wiilalba in aysan Idinka ahayn barashada ku dhaqanka afka qalaad Iyo aaladha cusub sida internetka.
xiriir wanaagsan.