Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Saciid Mariino iyo Munye yaa kaqabta kaluunka Soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fagax samo

Unrecorded Date
Waagii Dowladdii Mohamed Siyaad Bare, heesti waxa
loo dhiibay labad nin ka tirsanaa jireen ciidanka mariinada xooga dalka soomaaliyeed ee jiray,
labada nin waa reer baraawe waxaan heesteen Maraakiibta kaluumeysiga muddo 10-Sano iyo wax kabadan waxaana ka kaluumeestaan bad weynta indiya xeebaha Soomaaliya taasoo ka heeleen lacag
khalaad fara badan sida Dollar-ka mareekanka waxana kaluunka uu iib geeyaan wadanka Talyaaniga iyo,
yurub oo dhan waxaana shaqaala ahaan u qortaan
dhalayarada uu dhalatay reer BARAWE KALIYE qof kale Soomaali umbaa ogalaa inuu shaqale ka noqdaan
waxaana lacagta shaxaat ahaan uu siiyaan reer Barawaha
degan Magaaladda MOMBASA/KENYA, tasoo markhaati
cad aan ganbasho laheen loo haayo waxana iimandooma waqti lala xisaabtami doono ayaa iiman doonta intaa wadankeena dambi ka
geesatay oo shiqay ama cabay dhiiga shacabka soomaaliyeed, bal arrinta ka dooda way furan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
hi faqax samo

horta walaal waa ku salaamay .
waxaanse is weydiiyey goorma ayay maalintaas imaan lala xisaabtami doono dadka wadanka gubay .
waxaan og nahay in 80% soomalida madaxda ah ay ku fekeraan dantooda markay ka soo harto qabiilkooda ka dibna magaalada uu u dhashay oo aysan jirin qof ku fekera danta guud ahaan .
siciid marino wuxuu ka mid yahay 80%gaas oo isagu wax aan weli la arag ma bilaabin ,marka si aan dadka isaga qabano soo mahaha in inteena hartay dhaqdhaqaaq bilowno oo wax ka qabano ama aan si uun u tusno inaan ka xunahay waxa nala ku samaynayo ,laakiin ma u malaynayo inaan bilaabi karo waayo hadii xataa adiga adeerka sidaa ku dhaqmo ma rabtid inaa ka hadashid ee waxaa rabtaa inaa dadka kale canbaaraysid .
hada iyo dan
soomaaliyeey toosoo
toosoo isku tiirsade ee
hadba kiina taagdarenee taagera weligiiney
siciid marino waxaaba isoo xasuusisay gabadhiiisa oo aan isku galaas ahayn oo ahayd qof aad u fiican
ogowna inuu isaguba yahay nin soomaliyeed oo ha ku fekerin waa reer baraawe reer baraawe waa soomaali .
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaab

Unrecorded Date
salaan sxb,

Waar niyaw kumaan fahmin? Maxaad tidhi ma Barwaani ayaa maalay soomaliya ka xaday???? Oo haday xadeena yaa wax ku falaayay niman Majeerteen ah iyo Warsangali ah iyo Carab Ciise ah mooyaane.

Ta labaad intad ka hadlaysid kaluun la cunay, dad nool baa lagu cunaa soomaalia had iyo jeer oo maanta jira.

Kumaan fahmin sxb, oo waa iga daacad, nimankan futada cad ee la baxa ..lol..Birwaani ananku ma naqaanee, danata Soomaali madaw taas ayaan isku taxlujiyaa, walee haday joogi lahaayeen , meel aan garanaayo Carabtaa dabada cadi mabay noolaan ahyan ilaa af soomaaliga ay bartaan eyda mawalad.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To> yaab

waa wax lagaran karu in aad yaaban tahay sabtoo ah adaa yaaab socda ah, waa yaab.
war niyahow qabiiliistaha ah oo intuu katagay reciste noqday nacasnimaada waxay ku geesay in aad tidhaahdo bada soomaliyeed waxna ifgama galin ee waxay utaal qabiilo kale.
waxaa kula talin lahaa in aad naac naac meesha aad lasoo gashay dadka kadeesid ama wax san iyo wax caqli kujiro kuhadal.

walaahi waa YAAB YAAB qofkasta wuxuu rabaa in uu waxa iska sheego YAAB YAAB YAAB YAAB!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin wax og

Unrecorded Date
Xajjo nin aan ogeyn indhahuu ka radaa baa la yiri.

Arinta Muunye, waxaan oran lahaa in uu yahay ninka Soomaalidda ugu wadanisan, waayoo hantidii qaranka Soomaalidda welli gacantuu ku hayaa. ka waran haduu iibsan lahaa dhamaan martaakibta oo shaqaalaha kor u dhaaftay 250 soomaali ah uu dejiyo, sidii lo iibsaday dayuuradihii iyo maraakiibtii kale iyo hantidii kale oo dhan.

lacag wuu ka sameeyey maraakiibta taas shaki kuma jiro, laakiin xagey tagtay lacagtaas aan is weydiino? waxaa ka jawaabi karo shaqaalaha iyo dadweynaha ku nool dhulka ay ka kaluumaystaan oo bari u badan. Annigu muunye ma aqaan, barawaanina ma ihi, laakiin runta waxaa ay ku qoran tahay dadka qalbiyadoodda. Maalinta qaran yimaadonna, xisaabtan waxaa ugu horeyo kii nool ee farta lagu fiiqo. ma qarsoomayo ee waxba ha ka welwelina arimahaas.

Tan labaadna, Saciid mariino, waan ka xumahay in uu booska soo galo miskiinka. waxaan wadda maqalnaa heb waxbuu dhacay, Mariinna waxaan maqalnaa kiraddii guriga qaahiro iyo kii talyaanigga waa bixin weysan yahay! boobare mariino, tana ma kuu danbeysay. meelyo in aad hore wax u dhacdid si xisaabtan sharaf leh laguugu soo oogo.
mahadsanidiin,
nin wax og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
siciid mariino waa roonyahay ee halala xisaabtamo ninka la yiraahdo cusmaan caato ninka alle iyo rasuul ka furtay ee dhulka ka dhan wax wershed ah ka dhowray welina hor socda siyaasada soomaaliya malaha wuxuu isleeyahay waa lagu hilmaamay soomaaliya waxaa ka amaanan reer balcad oo wershedii sideeda u haya. guuul guuuul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

justicefair

Unrecorded Date
To:Yaab and others
What are you talking about is nothing but hypocritical,baselessand selective.The notion that Muuniye and Marino are the only war criminals is a balant lie.Why don't you say any thing about the genecide against the Rehnweinn, Dir,Barawans,Jidos,Reerhamars,the Somali Babtus and many other defenseless Somalis.You choose to keep silent about the mass rape,mass cold blooded murder of innocent Somalis by the Eideeds,Ali Mahdis,Egals,Morgans,jeeses and the Ganis of the world.Your racist tendency was also very clear in your writing.The inhuman cruelties unleashed on the aforsaid people in the recent past,will leave unindelible mark on Somali history.It also put the Muslimness and Somaliness of the perpeterators and their willing supporters into question.Wakeup, this is the 21st century,all people will standup for their rights.The prehistoric Somali Nazis and Fascists will brought before justice.Im advising them to repent to their god,come forward and surrender before its too late.I would like to tell you also,the only way to build a new Somalia is through justice and equal rights for all.Lasting and sustainable peace can only be achieved by building a constitutional Democracy that safeguards human rights,civil rights,freedom of speech and equal access to services and apportunity.I am urging all true Muslim Somalis to fight against racism,sexism,tribalism,Nazism and Favouritism.

reeer xamar

Tuesday, June 27, 2000 - 11:40 pm
Marka hore munya iyo saciid mariino waa niman reer banaadir ah xaqna u leh inay bada malaay ka dabtaan, ,, adiga yaa geelaagii kaalkacyo kuu joogay kaa soo farageliyey,,,, markaad nimankaas ka hadleeysid maad ka hadashid tuuga cusmaan caato
oo furfurtay warshadihii soomaliyeed wadankiina bililiqo eber kaga dhigay,, ,, muunye maraakiibta si fiican ayuu u hayaaa, wayna shaqeeyaan,,, ka waran hadii gacanta mooryaanta gali lahayd maraakiibtaas way furfurna lahaayeen oo maar ayey ka jabjabsan laahaayeen lamana arkeen,,

marka u daa dadka kaluumeeysidga ab iyo isir u leh
bax baadiyahaagii ku noqo geeliinii shubta,, bad iyo kaluun wax idinka galay maleh,,

calool xumada xamar ka jirta maanta waxaa yimid dad ku kaluumaysanaayo bambo iyo baasuuke,,,,
reer mudug please go home siiba habargedir!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruqiya

Saturday, February 17, 2001 - 12:21 pm
to reer xamar
asalaamu calaykum waraxmatu lahi wabarakaatu
salaan ka dib REER XAMAR
ereyga keliya aan ku dhahaayo waxay tahay alaaya cizak. walaaloow dadkaan waxaan layaabanahay
markii wadanka loo dhisay oo la tusay sidii wax
lagu soo saaran lahaa ayna hadana wax ka qa qabsan
waayeen oo wax loogu qabtay oo weliba iyaga lagu
nooleeyey ay cey dadka ugu sii darayaan ayaan
la yaabanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUQIYA

Saturday, February 17, 2001 - 12:30 pm
to all of you except reer xamar
especialy fagax, yaab iwm
waar hooy hooy hooy hooy
ordaha shaqaysta ee wadanka wax ka soo saarta
SACIID IYO MUNYE haday kaluun soo saarteenna
iyagaa shaqaystay ma aheen wax ay bililiqayteen
wadanka haddii loo noqday maxaad dadka kala
xisaabtamaysaan ma kaluunka ay reer baraawaha
daban jireenbaa? oo aaway dadkii guryihii
iyo dahabkii lacagtii dhacay dadkaasna waa loo
fuutinaa miyaa?
waar nacasyaal yahoow ordaha shaqaysta
dadka xamaalanaaya iska daaya
afkana ka reebta reer baraawaha ma gaartaanee