    somaliguy | Unrecorded Date xudun waxa ay kamid tahay magaalooyinka bilicda san ee deegaanka daraawiishta..waana meel kulmisa qaybo kamid ah daraawiishta..ha u daymo la,aanin dalxiis aad ku kala bixiso xudun. hoyga gobta fardaha xadaarada. gabayada. iyo qaar kale oo badan booqo aqalka gobanimada |
    Bah.... | Unrecorded Date Xudun, Alah alah. Waxaad ka iloowdey Manqo, Heesaagii idoor waatuu lahaa: Madhadhaablihiyo howdbaad mush mushaaxilaheydoo MANQO geel kacabaayaa wax kamaali laheydoo Inagoon kalamaanmin............. Biyaha manqood waa maraq. Wiil Bah hawiyeeee Reer Cabdalle Nashville |
    adhicadeeye | Unrecorded Date xudun dheh hagrin dheh haysimo dheh intaas aad sheegtay iyo inka badan ayaa lagu yaqaan xudun waa xuduntii nugaal godan jam jam waa la soo noqon waa:adhicadeeye or na |
    Anonymous | Unrecorded Date waar tuulo yar lama amaano wixiinu waa ii dheh anagaad hayjad wax weyn nooga dhigteen . saaxiibayaal wax nagab dhima. raali ahaada hadaad ka xumaataan runta yaa masaakiinal bilaad |
    Adhicadeeye | Unrecorded Date ANON:inaad ka xun tahay la iskuma hayo ee yaa ciyaala baadiye get a life.maxaa kaa galay haddey tuulo yar tahay iyo haddii ma adiga ayey ku khusaysa ay shal khusak yaa xamaadi |
    Aragsame | Thursday, November 02, 2000 - 06:57 am waryaadhahee goormaa nabigeenii ciise loo rogay ? inta miyi magaalo soomaaliya meel ladaawado ku taal,maxaa taagii xudun ula shirtimaadeen miyaydaan xishoonayn. mise qalbigaa idin daxalaystay waa yaabe. war xishooda askaryahay. mida kale ciidamaa calooshood u shaqaystayaalaa laqorayaaye miyaydaan la socon.. yaa masaakiin dhulma hante waa adinka iidoor igu sheegee caynaba soo anigu kaama dhaarin... |
    Sahra | Friday, November 03, 2000 - 12:33 pm I love dhulbahante and they rule the world the idoorssssssss,dabacayuun.Halkaa ka miisa my bro's. |
    Nin Yaaban | Friday, November 10, 2000 - 06:03 am salaan, Waar goorma ayay xudun noqtay tuulo daroood ama Dhulos..lol walee been baad sheegtay Xudun habar jeclo dhe..anaa ba bil ka hor ka ymiee.lol cajiib waar duulkani indho adagaa..lol bye |