Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Baafin dhalinyaradii Xaafada shacabka Hargeisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J. Lamumbe

Unrecorded Date
Waxaan rabaa inaan halkan baafiyo wixii ka nool dhalintii shacabka Hargeisa taa soo aan rabo inaan xidhiidh wada samayno xidhiidh meelkasta oo ay Adduunyada ka joogaan rag iyo dumar, haddii Ilaahay yidhaahdo.
Nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAY

Unrecorded Date
WAXAAN JOOGAA AUSTRALIA GAAR AHAAN SYDNEY WAANA MOWLIID MUUSE JAY-JAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J Suguleh

Unrecorded Date
waxaan aaad ugu faraxsanahay dhamabaalkan qaayaha leh anigoo ka mid ahaa dhalinyartii ku barbaartay xaada shacabka Hargeisa gaar ahaan qaybta
Pepsi-colaha , waxaan aad u xiisaynayaa inay dhamaan cidii akhrista dhambaalkani isku soo qoraan.
J Suguleh Norway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Unrecorded Date
waaryaa dhaheen anu ciyaala melateribaan ahaa, wax ciyaala melateri sheegaya ma maqasheen masaakiin iyaan ahayne mala aniga iyo dhawr qof oo kale iyaa ka joogna qurbaha. saaxiibayaal ciyaala shacab sitiin iyaan ka aqaaney. meel uu joogana ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Unrecorded Date
Daahir waxaaan aad ugu faraxsahay inaan maqlo dhalinyaro ciyaalo milateri ah ,waayo wax badan kamay fogeyn shacabka intooda badana waan is naqaanay ama kuba ayaan ku ciyaaray garoonkii (tereedhiska) , waxaan jecelahay inaad heli doonto dhalin ka timi xaafada aad ka timi .
Sitiin Nuh wuxuu joogaa Canada.
J Suguleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahan $ leylam

Unrecorded Date
SAAXIBAYAAL AAD YAAN UGU FARAXSANAHAY IN AAN MAQALO DHALIYARO REER HARGEYSA AH GAAR AHAAN XAAFADII SHACABKA.
aniga iyo walaalkeyba waxaan ku barbaarney xaafada shacabka state houseka dabdiisa waxaanu ku noolnahay wadanka AUSTRALIA gaar ahaan magaalda sydney.
to jay
walaal sydney xageed kaga nooshahay wax reer hargeysa ah waxaan ka aqaan, morgan, kaceyte, falash, laakiin adiga kuma arag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samsam M Salah

Unrecorded Date
Waxaa farxad leh in aan ka soo duldhacay meel lagu hadalhayo xaafadaydii wacan iyo magaaladeydii qiimaha badneyd in kasta oo aanan ku dhalan, macaaleesh waan ku barbaarey e.
Walaal Sitiin nuux waalagula garanayaa ee halkee ayey ku danbeeyeen mataanihii (Deeq iyo Khadar), idinkuse magaraneysaan farmasiigii punt-land, halkaasaan shaaha ku cabijirey, dawadana kaga iibinjirey bukaansocotada.

Salaan aad u qiimo badan ayaan u soo dirayaa dhamaan ciyaal Hargaysa gaar ahaan ciyaal labadii shacab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama suguleh

Unrecorded Date
waxaa aniga si aad si gaarna ah ii xiiso geliyey inaan ka helo dad qudh iyo maan u garanayo siiba samsam , waan ku soo salaamya anoo ku leh farxad bay ii tahay inaad la soo xidhoodho dhalintii shacabka adigoo xusaya .
anigayga kula hadlayaa oo jama suguleh degana hadda norway waxaan imi london sanadkii ina soo dhaafay anigoo la kulmay dad aad u badan oo shacabka u dhashay.
salaan wanaagsan ayaan dhamaan u soo dirayaa dhalinta reer Hargeisa iyo shacabka gaar ahaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANIGA

Saturday, October 07, 2000 - 09:41 am
TO:CAYAAL HARGAISA:

ASALAAMU CALAYKUM

HODANEEY HARGAYSAAY
HAWO CAAFIMAADEEY
WALLI HAYBADIISIYO
CALAN HOOYADEEDAAY
HIBO IYO WANAAGIYO
SHARAFTII HUWANEYDEEY
HABLAHA(SAMSAM:LAYLA)XUURAL-CAYNTIYO
HANADKIYO(SITIIN&SHAKUUR)BARBAARTABA
HOYGII LAHAAYEEY @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@.

AAAX WAAN YARA QIIROODEY SAAXIIBAYAAL, WAXAAN DEGANAA XAGII BUURTA CALASHAAN IDAACADA AGTEEDII MIYAA LAY XASUUSIYAA SHEEKH MADAR,SHACABKII HARGAYSOO SHAN HABEEN CIRKII SHUBAY. DHAMAANTIIN WAXAAN LEEYAHAY CAAFIMAAD KU CIIDA.

WALAALKIIN ISMAACIIL GADIID, LONDON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan cabdi warsame

Thursday, December 14, 2000 - 08:13 am
salaankadib aad iyo aad ayaan ugu farxay barnaamij
kan siqiira leh waxan daganaan jirnay xerada gaa
diidka iyo iskuulka farsamada gacant agtiisa
meeshii uu basku kasoo laaban jiray waan garanayaa
inta badan ciyaala shacabka iyo ciyaala milatariga
ba waa farxaan oodinlah sidaas iyo xiriir wanaag
san