Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: GUURDOON 1.82 MIDAB-maariin TIMAHA-madow 27 jir
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faxaan

Unrecorded Date
waxaan ahey wiil somali ah oo runtii asluubtiisa ay wanaagsan tahay,waxaan ku noolahay sweden,aqoonteyda waa ilaa iyo her jaamacad waxaan doonayaa gabar aan is barano ka dibna haddii aan is anfacno is guursano..cidii dooneysa waxay ila soo xirriiri kartaa.

faxaan@hotmail.com
tel.46-704011391
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAHAAN

Unrecorded Date
HELLO

IM INTRESTED . WHAT KIND OF WOMEN YOU LIKE...
BY THE WAY IM SAME AGE AS YOU AND I LIVE IN THE USA....

IM INSCHOOL I HAVE A GOOD JOB AND I CONSIDER MYSELF A GIRL WHO HAS GOOD ATTITUDE...


THANKS,
ISMAHAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
salaan

ISMA HAAN IYO FATAAX HANII MACAANAATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 03:33 am
Ismahaan waqtiga haskagag dhumin Qof an shukansi aqan , Qofka shukansiga yaqano Wuxuu garanaya weyga loo radsado,Qore NL.leende

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Monday, September 04, 2000 - 11:36 am
hi faxaan
wow bsl anaa wadanka kule joogee isoo faahfaahi warkaaga.
hadaa sidaa sheegayso tahay qofba ma adaa waayi lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 08:04 am
hi ilhaan waan ku salaamay abaayo, waxaan ahay nin wadan ku dhaw kula jogo , hadan iska baro waxaan liyirahda abdullaki, wixii war ah ankaa helo macanta waxaad igala soo xiriir ka taa mail ka {saliid@yahoo.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Tuesday, September 05, 2000 - 08:29 am
hi annonymos
wadankee joogtaa ani waxaan deganahay denmark.
maxaase tahay imean how old are u and what are u looking for bro?
ilhaan
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 04:51 am
hi ilhaan waan ku salaamay abaayo waxaan jogaa holland tanxigta maxuma suu'aashada ilhaan waxaan jira 28 , abaayo qafka ilaa joga ayaa iqayasi kara ,ee adiga waxaa tahay isoo sheeg ,by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Sunday, September 10, 2000 - 06:59 am
hi annonymos
aboowe waxaan umalaynaa inaan waxba kaa yarayn daa ahaan oo waxaan jiraa 27Holand intee ka degan tahay?
maxaa ka qabataa .
bye
ilhaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 10:02 am
ilhaan abaayo waan ku salamay , abaayo waxaan daganahay eindhoven waan shaqesta ardayna waan hay oo adiga maxaad qabata macaney.abaayo ahked ka jogta denmark ,ilhaan hadan sii raciyo kaftan waxaad ledahay magac dhawaqida ku fican oo ilhaaaan. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Tuesday, September 12, 2000 - 06:34 am
hi annnonymos
aboowe sidaa da oo kale aan arday ahay waxaan dhigtaa collage oo full time ah waxaan bartaa nurse sanadkii ugu danbeeyey.
weekenka ama waqtiyada aan firaaqada ahayna waa iska shaqeeyaa.
adi maxaa barataa walaakis
magacayga waxaa loogu tala galay inuu qofka wax specially ah dareemo markuu ku dhawaaqo.
bye
ilha,aan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 12, 2000 - 07:33 am
ilhaan abaayo waxaan barta ganacsi oo waxaan barta habenki malinti waxaan ka shageeya carpone oo waxaan qabana oo alabta gawaarida ayaan gadna, abaayo lhaan ma magacaga runta ah miya mise denmark ayaad kula baxday oo dad badan ayaa badalay magacoda abaayo waa kula kaftamaya ee abaayo wixii inta dhafsan waxaan jeclanlaha in aan ku wada xiriirno mail ka abaayo hadan inta ku wada xiriirno oo qof walba ayaa aqrisanayo ee walaga ronyahay adigan mailkaga inaan kugula soo xiriiro adigan keyga inaad igala soo xiriirto ,abaayo mail keyga wuxuu ku qoran yahay kor ama markale ayaan ku qoraaya macaney waa {saliid@yahoo.com} ilhaan sidas iyo wada xiriir wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 07:44 am
ilhaan abaayo iska waran , oo wax war ah kama helin maxaa kugu dhacay macanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIIB

Tuesday, September 19, 2000 - 04:49 am
SALAAMU CALAYKUM.
waxaan ahay wiil ka mid ah dhlinyarada soomaaliyeed ee ku nool yurub
waxaan ahay wiil guurdoon ah d"diisuna tahay 22 jir.
waxaana doonayaa gabar diinta sifiican utaqaan,
midabkeedu wanaagsanyahay da"deedu u dhaxayso 18-23.
hadii ay jirto gabar xiisaynaysa wada hadal
waxaan cod sanaayaa wada xiriir wanaagsan....
waxaadna igala soo xiriiri kartaa.
e-mail....abuubilaal@hotmail.com