Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Adhi cadeeye.......deegaan sare
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliGuy

Unrecorded Date
Adhi cadeeye waxaa ay kamid tahay deegaamada soomaliyaa ugu daaqsinta fiican ...waa meel doog iyo abaarba dihin.
waxa ay ka tirsan tahay gobalka sool, waxaana ay kulmisaa reeraha fiqishini yo reer cilmi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargaga

Unrecorded Date
Somaliguy:adhicadeeye degaankeegii dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirwa

Unrecorded Date
Hoheey boholaha hargaga Xargaga nin dullaay yeey dabraan...... Warnaagtaas baridada daye, .....

Shirwa
China

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
yaa dega meesha aad sheegaysid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargaga

Unrecorded Date
Anonymous:maxaa ka rabtaa waxa degaa meeshaas
soomali baa degta haddii aad rabto geographically
in lagu baro waa magaalo ka tirsan gobolka sool
kana xigta xagga waqooyi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoghaye

Friday, June 23, 2000 - 05:22 am
adhi cadeye miyaysan ahayn mgaladii boorka waynayd hadana laysaga cararay oo an cidina ku noolayn tan kale tuugada dadka furataana kontarolka ka agdhisten oo ay dadka ku baadhaan waa control ka xaga lascaano ka xiga xaga kalana shuftida iyo tima wayntu ay ka kulaalayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR AYAANLE

Tuesday, July 04, 2000 - 10:25 am
ADHI CADEEYA WAA MAGAALADA AY DAGAAN BOQOTOOYADA (FAQI SHINI AYAANLE) WAANA MAAGAALO TARIIKH WAYN LEH NINKII YAQAANA WAA YAQAAN KAAN AQOONOOW HADABA BARO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargaga

Thursday, July 13, 2000 - 11:27 am
xoghaye:horta caydu ma banaana maxaad ka ogtahay
adhicadeeye, ta kale soomaaliya ma meel aan boodh lahayn baa jirta.maxaase lagaa baadhaa soomali
miskiina ayaad tahaye.
bye xoghayeba lagu yidhiba