Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Bosaso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baayo

Unrecorded Date
Hej

somalida degan sweden ma hafansano jaceylka micnihiin waayo maalin walba boqolaal qof ayaa isku furo wax aan bicno laheyn sida lacagta ceedha ee walaalayaal intaad is guursanin marka hore waa inaad soo qaadataad dhowr cashar oo ku saabsan jaceylka micnihiisa iyo sida wanaagsan ee aad ula noolaanleyd ninkaaga ama naagtaada.wasmo oo kaliya jaceyl ma aha waayo wasmada iyadoo dhan waa 10 daqiiqo inta kale maxaa sameynaysaa ma lacagta ceedha ayaa xisaabeysaa,,,,,cio

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoore

Unrecorded Date
walee ma xishooto ayaad tahay balse waxan kuu sheegaa iska ilaali gaambiyaanka jooga T centeraalka inta aad leedahay soomaalidu jacayl ma yaqaaniin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday

Unrecorded Date
TO.BAAYO walaal waad fiicantahaye waxba ma ogid bal hadaad wax badalan hayso ii soo sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyabarow

Unrecorded Date
to baayo

jacaylku hadii aad tiri maaha ku hadhuudhis kaliya ee waa wax kale abaayo noo sheeg hee. waxaana fiican in dumarku wax jeclaadaan raguna arimaha kale ku mashquulaan marka abaayo waa inaad ku boorisaa dumarku inay ragooda jeclaadaan oo shaqadooda ka adkaadaan raguna ay lacagta iyo maamulka reerka ku mashquulaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS. ALI

Friday, September 15, 2000 - 06:48 am
salaan aqiyaarta,

Aniga waxay ila tahay in ay dumarka ku fiican yihiin maamulka guriga iyo caruunta canaanadooda,
Odaygana uu leeyahay maamulka guud ee reerka.

Ilaah ka cabsada niman waa weyn ayaa tihiin af xumada joogiya oo gabdhaha ka xishooda.
Waxaad ku hadleeysiin waa ceeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS. ALI

Friday, September 15, 2000 - 06:49 am
salaan aqiyaarta,

Aniga waxay ila tahay in ay dumarka ku fiican yihiin maamulka guriga iyo caruunta Xanaanadooda,
Odaygana uu leeyahay maamulka guud ee reerka.

Ilaah ka cabsada niman waa weyn ayaa tihiin af xumada joogiya oo gabdhaha ka xishooda.
Waxaad ku hadleeysiin waa ceeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 17, 2000 - 05:21 pm
to:dalinta reer boosaaso ee dagan swedan.
walaalayaal waxaan raadinayaa gabar layiraahso
Duniyo cal yusuf(minimini) marka qofkii garanaya haigala sooxiriiro aniga oo ah safia ali(kawir)
oo layga helo columbus,OH.USA E.mailka ah
mohamed6@aol.com
by,sis salaamo calaykum