Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: MEISJES MET DE HOOF DOEK!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

slimme meid

Unrecorded Date
HELLO EVERYONE

OVER PAAR JAAR GELEDEN HEB IK BESLUITEN OM EEN HOOFDOEK TE DRAGEN EN DAT WAS DE BESTE BESLUITDAT IK OOIT IN MIJN LEVEN GENOMEN HEB,WANT DIE KLIENE DOEK HEEFT MIJN LEVEN VERANDERT IK VOEL BETERE PERSOON IK BEN TROST DAT IK KAN DE ANDERE LATEN ZIEN DAT IK MOSLIM BEN, WANT VROEGER KUN JIJ NIET VERSCHIL ZIEN IK EN DE ANDERE VROUWEN DIE NIET MOSLIM WAREN.MAAR GELUKKIG NU WEL**

EN IK ZEG NIET DAT ALLEEN DE HOOFD DOEK MIJ MOSLIM MAAKT,MAAR IK KOM OOK NA ALLE PLICHTEN DIE BIJ HOREN OM GOED MOSLIM VROUW TE WORDEN.

MAAR IN DE MAATSCHAPPIJ MAAKT ONS MOELIJK IK BEN HOGE OPGELEID VROUW EN IK WIL GRAAG WERKEN, MAAR DIE NEDERLANDSE MENSEN MAKEN ONS MOELIJK ZE ACCEPTEREN ONS NIET?
MIJ VRAAG IS ZIJN ER OOK MEISJES DIE ZELFDE PROBLEMEN HEBBEN OVER HUN HOOFDOEK ALS IK? WILLEN JULLIE OOK IETS OVER ZEGGEN.
AL; VAST BEADNKT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aisha

Unrecorded Date
to slimme meid

ja zeker zijn er andere meisjes
ik moet laats stage lopen op een verzorginghuis nau ik moet zeggen dat was gewoon verschrikkelijk
je moet altijd die •••• werk doen kijk als ze je niet moeten laten ze niet merken maar doen op een andere manier. zo als je gaat niet goed met je collega's of de bewoners en blijven ze negatieve dingen over jou schrijven. uiteindelijk hebben ze op mij beoordeling een onvoldoende geven.
ik kreeg daar gesprek met mij stagebeleider, werkbegeleider en mentor. ze zeiden dat ik niet meer zou redden en goed moet over na denken wat ik moet doen, er mee stoppen met de opleiding of binnen een week een heel iemand anders moet worden. hey ik vertel je vertel je andere keer de rest want ik moet nu gaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Unrecorded Date
aan:gabadha sanadka.

waan ku soo dirayaa salaan qaali ah oo waxaan ku leeyahey alle ha ku barakeeyo mustaqbalkaada.waayo
waxaad cadeysatey in aad tahey muslimad.waxaan ku lee yahey anaga xataa oo rag ah dhibaatadaas waan la kulanaa waayo gaal madoonayo qof jecel dadkiisa,diintiisa,edeb leh oo hada islaam ah.qaasaten dalkaan waa dal dhib baden oo ay adeg tahey in laga guulgaaro,waxaan ku leeyahey dadaal,
hana ka caajisin waligaa cadeey inaad tahey islaam hala gaban,markaas baa lagu qiimeynayaa,waxaan ku sheegayaa in aan ka shaqeyn jirnay boostada ramadaankii oo aad ogtahey in salaad,ramadaan edab
aad muujiso waxaan la shaqeynaynay ilaa 100 hollandees ah ,waxaan u sheegay in aan soomanahey,aan doonayo inaan tukado ,wey iga yeelaan waxaan shaqeynaynay aniga iyo saaxibkey waqtiga pausaha kaligeen,si aan hadhoow u tukano,
walaahi meesha waa nalaga jeclaystey waxaana nala siin jirey saacado dheeraad ah oo pause ah,waayo waxey arkeen in aan tukano daacad u shaqeynayno edaab,xataa gabdhihii hollandeeska baan iska reebi waynay oo waxey rabeen in ay na bartaan waxaan usheegnay hadey islaamaan in aan wax la qaban karo oo allah ay qiraan ,waxaan ku sheegayaa in aad daacad noqotaa markaad allah xushmeyso isna wuu kuu sahlaa amuurahaada,
warqadaan afsomali baan kugu soo qorey si dadka kale ay u aqristaan hadey kugu adkaato ila soo xiriir si aan hollandees kugu soo qoro waa yuu
from holland e mail yuusufcade@hotmail.com
macsalaama.
nb.qofyaheey raga soomalida ha ceyn oo dhowr jeer baan arkey qoraalkaada raga dhaamaantood jaad ma cunaan ,ee ogoww

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hallo iedereen

ik ben een somalische meisje en ik zit op HBO-Verpleegkundige, ik had altijd problemen op school en thuis ook. ik moest dit jaar bij Thuiszorg in Tilburg stage lopen en voor de stage ging ik een hoofddoek dragen en dat heeft mijn heel leven veranaderd. ik heb bij mijn stage een hoge score gehaald dat ik eigenlijk de laaste jaar van mijn opleiding hoef te halen. op school zijn ze erg tevreden over me en thuis gaat het lekker want mijn ouders behandelen me zoals ik behandeld wil worden en dat heb ik aan Allah te danken en dat ik de goeie weg heb gevolgd.

faduma
groetjes en peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to,yuu

war horta hore maxaad tahay naag misse nin,maxaa
meeshaan karaadineysaa,netkaan waxaa loo furay gabnaha rabo in ey figradahooda kasoo jeedsadaan
wax yaabaha kusaabsan xijaabka,adigana waxaad lawareeganee e-mail aanloo joogin.haddii aad tahay
naago doon la'aad nedadka naagaha lagu raadsado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Unrecorded Date
to:anonymous.

naahooy waxaad tahey sawir edeb daran yaa kuu baahan ,fakoof,jij bent hoer.ik ben slim dan jij
ha isoo ceyn mar dambe
macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nafiso

Unrecorded Date
asalaama/calaykum waraxmatulaah walaalayaal waan idinsalaamay salaan qaymo leh oo isudiraan walaalaha soomaaliyeed oo muslimiintaah walaalayaal salaan kadib waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo kunool NL walaalayaal waxaan rabaa in aan kahadlo xijaabka waxaan ahay gabar xijaabata waxaajirtay xirfat caafimaadka kamid ah in aan baran jiray markaan 2sano dhiganayay waan kaharay waayo xijaab bay tagtay arintii oo laiyiri xijaabka dhig ama kasoco walaala yaal labadaa eray mawax laiskugaystaa taan rabay baan qaatay oo ah in aanan xijaabkayga udhigin gaal daboxune oon maanta kali isla joogno walaalayaal gabdheheena soomaaliyeedoow waxani waa aduun aduuna aaqira ayaakadaran oo gurigaagi runta ahaa kuyaal haduuyahay kii jano iyo haduu yahay kii naar walaaxwla walaaquwati naar ale ayaan ka magan galnay walaalayaal aduun waa maalin qaarkeed aaqiro se waa meel aan laga dhiman ee aaqiro aan shaqaysan sababaha soomaali soomartay iyo kuwa maanta haystaba waaa tusaale iyo intixaan walaalayaal aan gacmaha isudhagno oon dhaafno intixaanka ale noo soodiray walaalayaal gaalada aan ka indho saabano waan kasoconaaye xijaabka kaliya ma ahane waxyaalaha xun oodhan aan iskadhaafno dhulgaalo fiqsigiisaa badan walaalo yaal ilaah waxaan idinkagarajaynayaa caafimaad iyo cimridheer oo lagu faa iidaysto walaalayaal wax laga wada sheekaysto diinta ale iyo cilmigiisaa ufiican waa anigoo ah gabar muslimeed oo idindhahaya asalaama/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

slimme meid

Unrecorded Date
TO AISHA
SIS IK VIND ECHTE HEEL ERG JAMMER DAT JIJ NIET KUNNEN DOOR GAAN MET JE STAGE,ZE HEBBEN ECHTE GEEN RECHT OP OM JOUW TE VOOROORDELEN OMDAT JE EEN HOOFD DOEK DRAAGT.
DAAROM VIND IK DAT WIJ(MEISJES) ZO IETS MOETEN BESPREEKBAAR KUNNEN MAKEN WANT DIT IS ECHTE HEEL ERG BELANGERIJK ALS WIJ WILLEN DAT WIJ GAAN STUDEREN OF WERKEN, ANDERS WORDEN WIJ ONS IN DE GROND GENAAID.
WIJ MOETEN ONS ZELF OP KOMEN EN HUN LATEN ZIEN DAT WIJ ONDER DE HOOFD DOEK OOK HERSEN'S HEBBEN
EN EEN MOSLIM VROUW KAN OOK HOGE FUNCTIE KRIJGEN BINNEN DEZE MAATSCHAPPIJ OF NIET SIS?

TO YUU

BRO YOUR WELCOME AAD AYAANA LOOGU BAAHAN YAHAY
WIIL SOOMAALIYEED OO DOODA NALA SOO GALO
WAANA OGAHAY IN NIMANKA MOSLIMKA AHAN DHIBAATO HEYSATO XAGA (SALAADA) MARKEY SHAQEYNAAYAAN
EN DIT IS OOK HEEL BELANGRIJK DAT WIJ HUN LATEN WETEN WAT BELANGRIJK IS VOOR ONS EN WIJ MOETEN BESPREKEN EN IETS AAN DOEN.
EN WAT BETREFT OVER MANNEN IK HEB NIET OVER ALLE MANNEN ALS JIJ BEGRIJPT WAT IK BEDOEL?!!

TO NAFISO

ABAAYO SI FIICAN AYAAD YEESHAY OO GAAL IN AAD DIINTA UGA TAGTO MAHA LAAKIIN ABAAYO WAXA AY RABAAN SAAS WAAYE IN AAN WAX WALBO UGA TAGNO MARKA WAA IN AAN DADAALNAA OON AAN IS DHAGOOLINAA SI AAN DANTEEN U GAARNO SABABATOO AH ILAAH AA NA LAHEE (UITKERING) KUMA NOOLAAN KARO IN AAN XOOGEYGA KU SHAQEYSTO AYAA IIGA ROON SI AAN HORUMAR U GAARO WAXA AAN BARTANA HADHOW DADKEYGA MOSLIMKA AYAAN WAX UGU QABANAYAA TAAS AYAAN AAMINSANAHAY ANIGA.

TAKE CARE EN EACH OTHER (WORDT GEZEGD DOOR JERRY SPRINGER)LOL LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nafiso

Unrecorded Date
to slimme meid
walaasheeyeey waan kusalaamay abaa salaan kadib
waa runtaa oo (uitkerin( lagumanoolaan karo oo kudhihimayo ujooji xirfad oodhan gaalxun ee ujeedadeeydu waxay ahayt haday oohf duug gaarto talada kasoohorjeed soo aniga xirfada caafimaadka lee ooga haray oo hoofdeoka eey igu dhibeen ee awaxaan haystaa dipolooma dharka sida loo tolo ah iyo sida loo masawiro taasna iguma dhibin xijaab hadana waa kushaqaystaa ilaah baana ilajiray markaan jalay xijaab eey igu diideen in aan maanta haysto shihaado aan hoofdeok kuxirnayn marka abaa hadaad meel ooga tag tit ilaah xagiis asaga ayaa meel kale kaasiin marka abaa dadaal ku waafiican yahay ee ilaah xagiis udadaal adaa wayn qayr iyo wax aad meel aad kaladhigto
walaashiis salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biiqaaye

Unrecorded Date
war waxaaba iigu daran ninkani mesha soodhexgalay waryaa (laga roone) maad tahay waaba kaashakiyey


to yuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibrahim

Unrecorded Date
sheekada marba haddii ay xijaab gaarto, nimanka waa looga fiican yahay,laakiin mr,yuu,waxaa laga yaabaa inuu yahay dadka gabdhaha soomaaliyeed diinta ugu soo gabada,oo caadadoodaba ay tahay iney diintii ilaahey ay wax ku shukaansadaan.mr;yuu haddii aad kuwaas kamid tahay ,fadlan jooji,diintana haku soo gaban si aad wax u shukaansatid darteed.e mailka aad la ordaysidna jooji,gabar ii mail ku waydiisatey weli aniga ma arkin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Unrecorded Date
to;biiqaaye bidaardheere.
to:ibrahim jii.

waan idin salaamey saaxiibayaal,lakinse war gabdhaha talo lama siin karo miyaa ,yaa diidey, waad edeb daran tihiin ,ee wax isku reebta.

waa yuu .
macsalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W-X

Unrecorded Date
TO YUU

WALAALKIIS IN AADAN NAAG WAXBA KAROONEYN WAXAA KUU CADEYNEYSA MARKI AAD SAAS ULA CAYTANTAY GABADHII
KUU SOO JAWAABTAY.EE XINIINYO ISKU SOO YEEL.
WAANA RUNTEET WAXA EYKAA SHEYGEESO EE OGOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Tuesday, September 19, 2000 - 11:18 pm
TO SLIMME MEID:

ABAA WAANKU SALAAMAY. ABAA OP DIT MOMENT IK WOON IN VS EN DE GROTE REDEN DAT IK IN NL VERLIET WAS IK MOEST MIJN HOOFDDOEK UIT DOEN ALS IK STAGE LIEP MARKAAN DIIDAYNAH IK KREEG ONVOELDOENDE OP MIJN DIPLOMA. ALS JE HET IN KANTOOR WERKT WAA INAAD MADAX QAWANAATA BAY AAMINSANYAHIIN WAXAANA IDINKULA DARDAARMI LAHAA WALAALAHEEYOW DOET HET NIET JE RELIGIE IS VEEL BELANGRIJKER DAN DAT.