Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: Pakistan: Hala caawiy wiilasha iyo gabdha isu baahan ee reer pakistan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan aan dhamaan ka codsanaynaa inkaalmo dagda ah lala soo gaadho gabdhaha iyo wiilasha somaaliyeed ee ku dhiban wadanka in loo soo diro wiilal iyo gabdh volunteer ah oo gabdhana wiilasha macadanta kakala ridaan gabdhahan saas oo kale niman yahw halga faaidaysdo arinka waa
waxay ku socotaa somali communities in wes europe
and north america lol waan ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
ninfiican oo daacad ah hadaad tahay isma qariseen horta anagu hadaan pakistan joogno oo aan isubaahanahay bini aadamka toosan oo dhan ayaa isu baahan laakiin adiga waxay ilatahay americaad joogtaa waana kaamuuqataa shakhsiga aadtahay marka raganimadii miyaa kaaguurtay oo sidaad 24 ka saac xaaraan ugujirtay baad raganimo beeshay oo xaaraan ma ahane xalaal uma baanid pakistan waxaa jooga dad muslima oo xalaal ah xalaashayna isku guursada oo isku raba bal adigu yaad ninbaas iyo orgi shaydaan utahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abaaleey

Unrecorded Date
ninkaas nin talom xun maaha ,ee walaal sidaas kulu ha,oola hadli n waa nin talinaya oo sheegayo siday latahay ,marka hadii aad radineyso kaliya fikrada ka hadala ,shaqsiyadiisase waxba ha udhimin,sidaas waa nidaamka wanaagsan ee dadku u wada doodaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naaix

Unrecorded Date
abaaleey
waxaatahay soomaali aan arko ee ugu macquulsanaa
adiga oo mahadsan kankalana lahadal oo cayda daa dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AAD AYAAD U MAHDASANTIHIUI DHAMAAN DHALINYARADA KA BIXISAY RAYIGOODA ANIGA WEEYAAN NINKA RAYIGA KEENAY WAXA AAN U KEENAY WAA DHIBAATO NAHAYSATA DHAMAANTEEN OO WAXAAN RABAY IN XAL LOO HELO MANA IHI NIN JOOGA WADANKA GUDIHIISA EE WAXAAAN JOOGAA
PAKISTAN MARKA HALIGA RAALI AHAADO HADAAN QOF WAX U DHIMAY.
WAANAD KU MAHADSANTIHIIN