Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Dumarka Halkey ka raaxeystaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

love

Unrecorded Date
Waxaan rabaa inaan ka doodno halka ay dareen aad ah ka helaan dumarka sida naasaha in laga nuugo ama timaha in faraha laga galiyo iyo iwm.haddaba nin walba figradiisa ha ka dhiibto isagoo ilaalinaya nidaamka dooda ama aan kaftamey waayo sidaan ognahay doobka haddii arimahaa la soo qaado intuu figradiisa ka dhiiban lahaa ayuu halkaa wuxuu ka muujiyaa ciyaar aan loo baahneen iyo qooqii haaye oo uu koontarooli waayo. mahadsanidiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowsi

Unrecorded Date
Midahore ninkaagan qoray waxatan ninmaskaxdiisa joogotyo matahay mise nin hurdo ayaatahay halugu garto marka hore markaas ayaa lagayaabaa in lagubaro kaftanka iyo sida loo isticmaalo waxaan umaleenaayaa soomaalaali dhab ah matihid oo waxaa tahay Madhibaan Hadaad rabto ninka waxaan sooqoray waxaad lasoo xiriirtaa North AMERCA, USA ALIXANDARIA VA hana kuwareerin adareeska sida ayiskuugu xigaan usoogal meeshaas ayaanalaga helaa
waad fiicantahay waxaad tahay ninkaftan ka baranaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyobarow

Unrecorded Date
to love
waxan aad dadka waydiisay hadii aad u doonayso inaad hab cilmi ah u deristo waxaad la xiriirtaa culimada ku xeesha dheer arimahan. ama dumarka ay khusayso arintani hadii aad tahay mid doonaya inuu dooda barto halkan oo kale lagama bilaabo bro/sis waayo waxyaalo aan u baahnayn in meelahan oo kale lagaga hadlo weeye. marka abaayo ama aboowe ilaali anshaxa doodaha wax kastana lama yiraahdo waa dood ama looma yaqaan ee kala baro waxa dooda ah iyo waxa cilmiga ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Nacas baad tahay ee arrin cilmi ah ama waayo aragninimo leh dadka waydii, laakiin waxaas oo kale waqtigaaga qaali ah ha ku lumin,tan kale la soco in doodaha loogu talagalay in laga faaiidayso arrima qaali ah oo laga faaiidaysankaro
maraqsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suuban

Unrecorded Date
to lover


war hayaay see wax ujiraan walaalkiis,haddii aad tahay nin diin iyo aqlaaq lagu soo koriyay waa maxay waxa aad sheegeyso.ninyohow isqabo ayaan kudhihi lahaa iimaankaa ayaa kugu laciif ahee.

maxaase qaladkaaga uga waano qaadan ladahay oo u
soo jawaabi ladahay adigoo raali haleygo noqdo leh
dad qalad waagalaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAKHTAR

Friday, August 11, 2000 - 01:34 pm
AHLAN

NINKAAN DADKA U JAWAABAYA AYAABA KA DARAN EE ILAAHAY CAAFIMAAD ALLAHA NASIIY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 12, 2000 - 06:00 am
LOVE: Habartaa weydii ayadaa ku jeceloo si daacad ah kuugu jawaabeysee.