Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: WALAALAYAAL, AUSTARAALIYAAN KU SOO SODAAYE WARBIX IGA SIIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Unrecorded Date
saaxiibayaal austaraaliya iyaan ku soo socdaa waxaanan rabaa si daacad nima ah inaad iggu warantan, inaan ika dhiibo iyaan rabaa maxaa layga baahan yahay imisaa sharcigu igu qaadanayaa, hadii lay aqbalo, maraykan iyaan joogaa walaalayaal soomaalaay nin weyniyaan ahay ee ,warka oo daacada isiiya. maxaana layga baahan yahay. magaaladeenan ku horeeyaa. qofna kama aqaan , ee bal arintaas si somaalinimo ku jirto iigu warama. waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr-Talo

Unrecorded Date
To Bile,

Ugu horeyntii iga gudoon salaan, salaan ka dib waxaan rabay in aan talo kaa siiyo madaama aan ku noolahay Australia in mudo ah.

Bile, sxb haddii aay run tahay hadalkaad sheegayso, waxaan kuugu talin lahaay in aad qorshahaada aad bedelato sababtoo ah waxaa jira dad mudo labo sano ama ka badan ku jira "Detention centre" ka oo aanan wali wax sharci ah la siinin waana dad isa soo dhiibay. Marka sxb haddii aad waqti u hayso in aad mudo labo sano oo aan wali la hubin in lagu qaabilo doono aad rabtid sxb you are more than welcome, haddii kale macalinka meeshaada handbreak ga jiido.

Sidaas iyo nabad gelyo
NB: Haddii aan dhahay wax xun cafis bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
saaxiib talo waan aqriyey aadbaanad umahad santahay,. ee ssaxiiba waan kaa cosanayaa telafan inaad ii dhaaftid shqal iyaan ayaantan an haynaa waan kusoo wacayaa. si aan uga calool go meeshaas. saaxiib waad mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hahahahah war maheysid ciyaal maama
aatahey bille hahahahah habartaa iska agjoog wiil yahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Melbourne Jooga

Monday, July 03, 2000 - 09:45 am
Waar, bile isu kaaya sheeg horta waar.

Nabadgalyo,
Melbourne