Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: MUCJISO SOMAALIDA LOO SOODIRAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAAHID

Unrecorded Date
Siyad Barre nin somali ah buu ahaa aniga waxaan ahaa dadkii kasoo horjeeday ficilkiisii xumaa balse wuxuu ahaa mucjiso umada somaaliyeed lagu ciqaabayay sababtoo ah

*markii hore waxay Madax weyne Aden cade ku cayn jireen waanin khatar aheyn oo aan geesi ahayn.

* Allaha unaxariisto Madaxweyne ABDIRASHID na waxay dhihijireen waa suufi, fooxle, wadaad, maskiin.

markaas ayaa loosoodiray nin waalan oo aan cidna u aabe yeeleen oo macsile ah markaa tii karaacday somalida waa la ogaa.

markaas ayay hadana cabaad bilaaween oo ay leeyihiin illaahow kan naga kaxee LAA KIIN
WAA illaaween inay dhahaan illaahow noo keen mid
asaga dhaama oo illahii kabaqaya.

markii Siyad uutagay ayaa yimid kuwo kadaran asagii oo tii aydhiigeen DHAGAY FAR layiri oo waad wada ogtihiin dhibaatada maanta lagu jiro.

marka su'aasheydu waa somali wili wax mabaratay mise wili waxay kujiraan cabaad aan waxtar laheyn?

kasoo jawaaba tan laakiin qabiil looma baahna ee intii qabiiliista ah waa fasaxan yahay!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil

Unrecorded Date
BEEN MAADAN SHEEGIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TUUG

Unrecorded Date
ka xaab xaabiye heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee