Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Norway: KAALINTA AY RAGA IYO DUMARKU BULSHADA KAGA JIRAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuucubayda

Unrecorded Date
assalama calaykum
page kani wuxuu ufuranyahay dhamaan bulshada soomaaliyeed rag iyo dumarba waxaana lagaga wada hadlayaa kaalinta raga iyo haweenku ay kaga jiraan bulshada . bacdamaaba layimi dhulshisheeye loona baahanyahay in lagu baraarujiyo maxaa raga soomaaliyeed looga baahanyahay maxaase gabadha soomaaliyeed xaq u leedahay?