    abdi | Unrecorded Date anigu waxaan ahay wiil reer burco oo ku noolaa xaafada afgooye ee burco ku taal markaa hadaad tahat xaafada amaba geesoole area halakn igala soo xidhiidh. mahadsanid |
    najib | Unrecorded Date By:Najiib Burco iyo afgooye maxaa isu geeyey? ma magackale ayaad waydeen qaldaamiintiinan? |
    jama | Unrecorded Date to najiid dugaag. waxaan ku leeyahay hadaad wax fahmaysid somalidii hore waxay ahayd somali waqooyi iyo somali qadhmuun. haddaba waxaad ka mid ahayd somali qadhmuun iyo weliba walaweyn kii ugu caqliga xumaa , nagiib xaarleh |
    suuqacarabta | Unrecorded Date ABDI:walaal reer burco ayaan ahay laakiin waxaa deganaa suuqa carabta hase ahaatee waxaan filayaa haddii aad degeneyd xaafaddii afgooye waxaan filayaa in aad garanayso suuqii carabta walaal anigu hadda waxaan deganahay dalka maraykanka aad ayaan u jeclahay in aan ka helo internetka dhalinyaradii reer burco.burco waxaa iigu dambaysay muddo aan dhoweyn waxaan ka baxay sheekh bashiir secondary school marka ha laga helo war.sidaa iyo salaamad NAJIIB:walaal waxaa jirta xaafad la dhaho afgooye oo ku taal magaalada burco. JAMA:walaal waxaa kaa mudnaa in aad si wanaagsan ugu sheegto wax najiib,cayna ma ka qabato cidna ee ogow walaa. dhammaantiinba waad mahadsantihiin. |
    daa,uud | Unrecorded Date WAAR SOOMALAAY CAYDA ISKA DAAYA,dhalinyarada ree burco, waxaan ka xasuutaa, ilka case, iyo sacad, oo ku jiray dugsi kuyaala, boodhin, camuud, ee boorama, dugsigaasi oo ahaa beeraha,hadaba , cidii garanaysa, labadaa nin halaygu salaamo. waxaa igu damabaysay,1984 kii.kubad baan la ciyaaray anagoo ka socona degmada boorame, ilka case wuxuu ahaa nin laaciba, laakiin xanaaqad miirana,oo waliba cay miirana. |
    abdi | Unrecorded Date to:suuqacarabt waan ku salaamay waan aqaana suuqacarabta amaba xamarta markaa waxaan ka aqaanay dhalinyaro badan oo deganayd xaafadaa odaybiiqay iyo ahmed baagi markaa ma aqaan inay imika nool yihiin iyo inkale. markaa anigu waxaan deganaa misaajidkii afgooye agtiisa, |
    suuqacarabta | Unrecorded Date abdi:waad salaamantahay walaal waan aqaan odey biiqay waa ina cadaani oo waxay walaalo ahaayeen nacnaco,ahmed baagi waa igu yaala laakiin hadda ma xusuusto,dhalinyaradaa waan ka weynaa laakiin wixii markaa soo kacayeyna waa la xusuusan karaa adigu ma dhalinyaradaa ayaad isku waqti aheydeen? walaalo kaa waaweyn ma jireen?inaan ku xusuusta laga yaabaa waad mahadsantahay abdi. |
    Dhigaaye | Unrecorded Date naagnaag dhalay wixii reer burco ah yiciis midgo ah oo laysugu keenay meel weeye |
    abdi | Unrecorded Date waar maxaa dhacay oo aad noocayd walaal, ma fahim u jeedada ee ka fiirso waxaad ku hadlayso,marabo inaan kula caytamo ee waa laga fiican yahay inaad waxanoo kale aad ku qorto meelahan oo aad iska caydo dad aan waxkuu dhibin |
    niikalhawaa | Unrecorded Date xooloow Doonfaarku abidkii madaahiro markaa adigaagan miskiinka iska dhigayaa waxaa tahay uun baansheegee mawaxbaan kuu dhimay waaba ku sharfee |
    Anonymous | Unrecorded Date abdi saaxiib xaal qaado meesha xayawaan waliba waa ku afbaranayaa oowaxay noqotay dugsi edebdarada lagu barto. xayawaanka waxan soo qoreyna waxaan ku odhanlahaa camal yeelo neefyahow bilaa dhogorta ahi. |
    abdi | Unrecorded Date waxaan layaab dad xayawaan oo halka iska imanaya iygaoo waxay qorayaan aan aqoon, markaa niikalhawaa inaad khaniis u egtahay baan u malynaa ee afkaaga qudhmay orod meeelha la aad to:anonymous dadkan waxay ku dhow yhiin inay tareenka isu dhigaan ee waan eegaynaa waanad mahadsantahay walaal |
    Osman Maxamuud Jaamac | Tuesday, October 03, 2000 - 03:16 pm Dhamaan waad salaaman tihiin Waxan aad uga xumahay kuwa wax kasheegaya dad aan waxba ugaysan iyo magaalo dhan oo dalkeena meelaha ugu istaratiigisan ah waa Burco qurux ee. Anyways, waxan salaamayaa dhamaan daka somaliyeed ee halkan isugu yimaada. Anigu waxaan ahay wiil reer Burco ah deganaana xaafadda Abu-Dabay waxaan sigaar ah usalaamayaa Abdi-from Afgooye Iyo Suuqacarabta. Waxaynu kawada nimi Burco waadna garanaysaan in aynu nahay dhamaanteen isku mid, siiba-ahaan markaad timaado dalshisheeye. Anigu waxan iminka degenahay dalka ingiriiska gaar ahaan magaaladda London.waxa lagayaaba in aynu isgaranayno. Magacayga waxaa layidhaah Cismaan Maxamuud Case waxaana nalaku naanaysi jiray aniga iyo laba inan oo ila dhashay (Shoodhe Casoowe). (Casoowe) oo noogu waynaa ayaa ucayaari jiray kooxda kubada ee Burco sideetamaadkii. Abdi Iyo Suuqacarabta waan idin salaamay markale. And i hope you keep posting. Keep in touch bro's!! |
    fuaad | Thursday, October 05, 2000 - 02:58 am ku dhamaan reer burco sxb waad salaamantahiin waxaanan ku faraxsanahay sida wanaaga leh ee aad warka reeer burco u raadinaysaan waxaanan umahadcelinayaa abdi oo bogan inoo furay anigu waxaan ahaa reer burco waxaanan deganaa xaafada hodan qaylo ama dugsiga sare ee15may markaa cidii halkaa degani haila soo xiriitto waanad mahadsan tihiin. |
    suuqacarabta | Friday, October 06, 2000 - 11:33 am In badan ayaan ka maqnaa bogan,waxaan aad ugu faraxsanahay sida u boggan u socdo.walaal waxaan si fiican u garanayaa casoowe,cisman xagguu degan yahay casoowe,xitaa aabbe ayaan garnayaa.Runtii waa wax weyn in aan maqlo dad aan garanayo.casoowe waxaa iigu dambaysay horaantii sideetamaadkii.walaal igu salaan reerka oo dhan warna halaga helo |
    Anonymous | Monday, October 09, 2000 - 10:25 am Suuqacarabta Waad kumahadsantahay jawaabtaadii.Waxan kufaraxsanahay in aad kadhabaysay hadalkaygii ahaa (waxaa lagayaabaa in aynu isgarano)ee kujiray qoraalikii hore. Walaal Suuqacarbata Casoowe waxa uu hadda degan yahay London wuuna iska fiican yahay labahabloodna way udhasheen.Siaan casoowe ugaadhsiiyo salaantaada waxaad ii sheegi doontaa magacaaga oo sadexan iyo hadii ay jirto naanays lagaaga yaqaanay Burco iyo halka aad hadda kusugantahay. Meel ayaan ku arakayey adiga iyo ninkale oo hadal hayya Shaadali. Shaadali Burco ayuu joogaa oon kusoo arkay laba bilood kahor wuuna iska fiicnaa Business ayuuna haystay. And By the way when was the last you've seen Burco? |
    geele | Thursday, October 26, 2000 - 03:19 am dhamaan dhalinyarada reer burco way mahadsanyihiin anigu waxaan ahay nin reer burco qadiimi ah waxaa la yidhaahdaa daahir haji hassan geele waxaan deganaan jirey maxadkii burco ama sheikh bashir hadba sida aad u taqaanaan ilma maxmud case aad ayaan idiin aqaan xitaa ilaahay ha u naxriistee abihiin.keep good work burco youths=== |
    Osman | Saturday, October 28, 2000 - 03:40 pm To Daahir Waad salaamantahay marka ugu horaysa. Salaan kabacdi waan kufaraxsanahay in aan kahelo halkan dad aan garto oo reer burco ah.Daahir hadda halkaad kusugantahay anagu waxaanu jooganaa London.Burco laba bilood kahor ayaan kasoonoqday waanay isku dhacaysayoo waxaanba dhahaa maxaa kusooceliyey. Xuseen X Hasan Geele ayaan arkay wuuna fiicnaa. By the way my father has not died. He is an healthy man and lives in Burco. Keep this in your memory from now on. It was lovely to hear from you!!! Thanks Osman |
    najma | Tuesday, November 28, 2000 - 03:06 pm waxaan salaamayaa dhamaan dhalinyarada reer burco waxaa lay yiraahdaa najmo waxaanan u maleynayaa inaan ahey gabadhii u horeysay ee boggan la soo xariirta waxaan deganaa xaafadda abu-dhabi ramadaan wanaaagsan ceyda ha la inooga dhowro burco magac weyn bey xambaarsan tahaye. |
    fuaad | Tuesday, November 28, 2000 - 11:47 pm to najmo marka hore walaal ramadaan wanaagsan ilaahayna qayrkeeda ha ina waafajiyo (AAMIIN) najma walaal xaafada abu dhabi xagee kaga jirteen, yaadse ka taqaanay, iminkase xagaad ku sugan tahay walaal, waanad mahadsan tahay . |
    najma | Wednesday, November 29, 2000 - 12:58 pm walaal fuaad waxaan u dhoweyn farmasiga gargaar ee maxamed xuseen sakada ka dambeysa ayaan aheyn waxaanan ku suganahey mareykan, soon wanaagsan |
    axmed-dheere | Friday, December 01, 2000 - 04:02 pm ramadan wanagsan reer dhalinyarada reer burco from xafada afgooye long live burco |
    Shoode-Casoowe | Monday, December 11, 2000 - 02:14 am To, Najma Xalay oo ugu danbeysay ayaan farmasi Gar-Gaar lahadleyey.Koonihii uu ahaan jiray kumayaal hadda laakiin waxa uu kafuranyahay isla sakeddii uun. Next door to Ilma Cagacadde house and shop. Aniga qudhaydu waxaan deganaa xaafadda abu dabay waxaanan socdaal kugaadhay wakhti laga joogo laba bilood. I would love to go back soon again, I had a great time and I'm sure everyone else would have, had they gone there. Ramadaan Mubaarak to all of you!!! |
    Suuqacarabta | Thursday, December 14, 2000 - 09:28 am Ramadaan Kariim dhamaantiinba waad salaaman tihiin Reer Burco. Shoode Casoowe:Walaal ma garan kartaa meesha ay ku dambeeyeen cidhibo,cago iyo abdiraxmaan xaaji faarax.Walaal waxaa jiray labo asxaab aanu ahayn iskuna arday ahayn oo yimid london around 1979 waana AYAX iyo FAYSAL CASE.Haddii aad xusuusan tahay ama aad ka hayso wax war ah walaal ila soo socodsii,Igu salaan casoowe iyo reerka dhamaantoodba. Sidaa iyo Salaamad Waa:Suuqacarabta |
    sagal | Monday, February 12, 2001 - 04:05 pm salaan dhamaantiinba. walaahi iam v.happy to see all you reer burco in one place anigu waxaan deganaa xaafada sheekh bashiir actualy reer x hasan geele yaan isku dhawayn waxaan xaafada ka guuray 1986 oon shacabka u guurnay i think aboute 9 years old ayaan ahaa horta dad badan ma aqoon laakiin reer burco means the world to me, hadaan qof reer burco arko waxay ila mid tahay inaan walaalahay oo ila dhashay arkay. any ways take care guys love you all.bye |
    Samia | Friday, February 16, 2001 - 08:35 am Hello Buraowis people, I wish you well all of you, I am also from Burao and totally proud to be, unfortunetley, I don't recall that much. However, I do recall where I used to live, Afgoye, near Mohamed Somali's store. It was a marvelous place to live on earth, my love in Burao will stay alive forever. If you are from that zone, please leave a msg here and I will get back to you as soon I get a chance. Thank you and much respect. Samia |
    runta | Friday, March 02, 2001 - 01:09 am TO FUAAD markahore waad wad salaaman ti hiin dhamaan reer burco talabaad waxaan ku farax sanahay baafin ta aad is baaafi nay saan waan jacayl aad isu qab taan anigu waxaan ahay reer burco gar ahaan reer hodan qaylo markaa sxb fuaad halkaad kaga jirteen hodan soosheeg mahadsanid |
    kayse | Friday, March 02, 2001 - 05:04 am burco calling. reer burco dhamaan salaaman tihiin. waxaan degenaan jirey xafaada abudabia aa burco. waxaan laakiin ku dhasay hodan qeylo. i miss burco big time. has anyone of u been there recently, coz if u could tell me, i would very much appreciated. mahadsantay. |
    runta | Monday, March 05, 2001 - 03:35 am CIID MUBAARIK DHA MAAN REER BURCO wixii reer hodan ah ila soo xidhiidhaan sxb wad mahad santihiin dhamaan reer burco salaam macasalaama |
    qumane | Monday, March 05, 2001 - 12:44 pm dhamaan dhalinyrada reer burco waan idin salaamay anigu waxaan degenaa xaafada kiinya gaar ahaan geerashka abdi aw xirsi agtiisa cidii halkaa degeneyd il soo xidhiidh waad mahadsantihiin |
    saalax | Wednesday, March 07, 2001 - 11:36 pm I left burco long ago, I really longed to see Burco,I used to live in ABUDHABI, love u all burco bro's and sisters. long live great Burco. peace. |
    xabuush | Wednesday, March 07, 2001 - 11:40 pm burco salaan. keep the good work my burco ppl. TO SUUQA CARABTA, c/rahman xaaji faarah is in burco, but i dont know where cidhbo and cago are. |
    Shoode-Casoowe | Monday, March 12, 2001 - 03:44 pm To suuqa carabta Waad salaamantihiin dhamaantiin dhalinyarada reer burco anigu waxaan degenaa xaafadda ABUDABAY.... (FARMASI GAR'GAAR) agtiisa.Saaxiib Suuqacarabta waan kaala raagay jawaabta ee raali ahow. Cidhibo iyo Cagoba waxay joogaan ingiriiska gaar ahaan magaalada CARDIFF caasimada Wales. Cabdiraxmaan xaaji faaraxna wuxuu joogaa BURCO QURUX. Casoowe ayaan soo waydiiyey oo ii Sheegay in ay cidhibo iyo cagoba cardiff joogaan. Maidkamida ayuu ii sheegay oo afsoomaligii ilaaway laakiin maxasuusto kii uu ahaa.Waan kaagaadhsiiyey salaantii casoowe laakiin kumuugaran ee bal isa soosheeg magacaaga oo sadexan. Peace to all of you. |
    GAAJO | Tuesday, March 13, 2001 - 03:52 am HORTA YAA ISKA LEH BURCO MA ISAAQ MISE QOLO KALE? JAWAAB |
    Shoode | Sunday, March 18, 2001 - 09:52 am Dear, Gaajo Waad garanaysaaye maxaad nagawaydiinaysaa! I leave it to you to figure it out! Peace to all the reer burco peole |