We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal ugu horeen salaan iga gudooma salaan kadib waxaan jogaa NZ waxaan donayaa in aan US iska dhiibo waayo halkaa ayee ehelkeyga u badan yihiin marka information ma iga siin kartaa hadii ay sahlantahay & hadii kale? adoo si asluub leh ugu jawaabayo su'asheeda wax igu sheeg thanx. peace and happenes always
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ALL DADKA DAGAN USA U JAWAABA GABADHA CAAWIMADA IDINKA RABTA HADAAD WAX INFO AH U HAYSAAN SALAAAMA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 02, 2000 - 04:22 pm MA Cararto Aniga ayaa dagan U S A Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Dadka maali walbey is dhiibaan qaar waa la aqbalaa qaarnah waa ladiidaa Good luck Email waa Galayr_2000@yahoo.com