Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: I am looking girlfreind beween 17 to 19
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Unrecorded Date
Hi
I am lookin girlfreind
waxaan raadinaayaa gabar yar oo diinta aad utaqaan aan wada yeelano xiriir wanaagsa.
gabadhii doonaayso waa wiil udhaxeeyo 18 to 19 oo tima madoow midabkiisana maariin ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hey Yoorii
Khaniis yahoow maxaa ku keentay shekadaan. Nin saan u hadlaayo ma jiro 18nee wax isku fal oo naag ku le eg raadso.
Madaxdhuub waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Unrecorded Date
to Anonymous
what's up dog mida horay aan kucaqliyeeyo dadaka lamacaayo oo hadaad rabto inaad dood kabilaabdo halkaan sidaas waxloomabilaabo ee doqon yahoow wax iskulahar dadlka aad dambiga kagaleeysana iskadaa
ee nabad galyo Have nice day and take my advise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Unrecorded Date
TO Anonymous
horata marka hore waxaad tahay ciyaal oo hadalkaaga ayaan kagaranayaa midakale waxaad baraneeysaa kaftanka iyo sida loo guhadlo waxbaa kaaqaldan aqiyaarka dadaka lamacaayo khaniis na adiga ayaa ah oo adigaa is sheega oo soo maali ayaa horay uu gumaahmaahda ninka intuusa tuug kudhihin tuugdheh waxaat tahay ciyaalkii hada maraaykanka lakeenay oo dhagaha iyo sanka durtay ee makula yaa baayi eediinta kusoo noqo iskana daay wacelnimada nacas yahoow oo afka dheer leh
dadka mardambe afka hakusoo taagin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
to yoonis

i'm 19 jears old and wanted too a boyfriend.
so how do you look like first and how old are jou.

from sweatst girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LALA

Thursday, June 29, 2000 - 03:18 am
PPPL GET A LIFE!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Friday, August 18, 2000 - 01:10 pm
Walaalayaal aad baan uga xumahay inaa qaadano dhaqan gaalo waayo waxaan nahay islaam mana ku jirto diintana wax layiraahdo girlfriend and boyfriend qofka hadii uu guur rabana diinta ayaa cadaysay wadada uu u marayo kolay wax walba waad og tihiin laakiin halmid ayaan idin xasuusin oo ah aayadii quraanka ee ahayd waani oo wax u sheeg waanadaas waxay anfacaysaa dadka muslimiinta ah tan kale xasuusnaada inay jirto maalinta abaalmarinta ee qiyaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 04:04 am
hi yoonis,

my name is ali , am galad that you lookin for
girl that is from you country and i hope you
will find her soon, so don't worry about those
people who been rude to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nawaal

Wednesday, March 21, 2001 - 06:34 pm
To yonis,
yonisoow waxaan aad ugu faraxsanahay gabar somaliyeed inaad raadineyso...laakiin runti kuwaan hada socdo oo 18-19 u dhaxeeyo diin iska daayee hip-hop guys ayeey ka danbeeyaan iyo after school oo meel ilaahay ogyahay la istaago lol@@ iska tartiibso adeer yaahee if ya need my advice contact me at anytime ,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 10:42 am
Hi yoonis

Thanks for u lookin girlfriend, but i am ask one question why u want somalin girls bro?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissSomalia

Saturday, April 14, 2001 - 11:19 am
to the last anonymous,what kind of question are u asking dame.the reason he wants a somalian girl is because he is a somalian man.duh..how dumb is u man???i'm sorry if somalian girls don't want u!lol!and i'm sooo sorry if that u have taken the american culture into ur head.amercan bitchs are not all of that.aight little kid..
but don't worry u will growe up and u will learn the differents between somalian bautys and american ••••!!talk to me when u figure that •••• out little kid..