Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Finland: Finland: Reer Finland xaggee la isku arkaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaba-calaf

Unrecorded Date
Dadkiinna Soomaaliyeed oo Finland ku nool, sideed u aragtaan nolosha waddanka Finland?

Midda kale Waxaan dhowaan imanayaa Finland dhowaan oo qaraabo kusoo booqanayo. Markaa ii sheega meelaha dhallinyarada reer magaalka ahi isku aragto. Waan maqlay kuwa trai stationka taagtaagan oo nolosha ka dhacay mana rabo inaan meelahaa tago ee bal ii sheega meelo kale oo ka fiican.

Xaggee gabdhaha ilabaxa ah lagula kulmo. Hadda ninkani ma aha guur doon ee wuxuu rabaa asxaab uu la sheekaysto. Waxaa la ii sheegay inay Finland gabdho badan joogaan.

Barasho wanaagsan reer Finland

Kaba-calaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr-Right

Unrecorded Date
sxb gabdho qur quruxbadan oo lala saaxiibaa ma jiraan meesha anaa kuu sheegiye..butiyaal iyo waraabayaal wada ilko dhaadheer ayaa jooga oo markay kaa soo hor baxaan aad ka sasi..inaad ka carartaan ka cabsanayaa markay gabadha u horeysaayi "french kiss" ku siiso.lol

byee and welcome.