We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date halkani waxaa oo kaliya oologu talo galay reer jawhar in ay (mesegyada) iskugu reebaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dad reer Jawhar ah oo meesha jooga ma jiraan .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sallaan ka dib, aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida sharafta leh ee aad JOWHAR halkaan ugu xustay, Taas ka dib,aniga waxaan ahay reer jowhar waxaana leey yiraahdaa (Mohammed Abdisamad).waxaan deganahay HOLLAND, You can e mail me,habiibi@excite.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 13, 2000 - 09:55 am salah salaan aad diiran iga gudooma reer jowhar intii taqaan salah haji cabdullahi, ooah reer H/WADAAG AH WAXAAN AAD UGU FARXAY ciwaankan oo ay kuwada hadli karaan reejawhar horaa loo yiri [ADUUNYO JAWHAR KA JOOG AAQIRANA JANADII ]ALL REER JAWHAR I SEND YOU MY BEST REGARDS.waxad igala soo xiriiri kartaan E-mailkayga s salah_abdullah1@yahoo.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 22, 2000 - 01:52 am waad ku mahadansantihihiin waxii reer jowhr ah magaceegu waa AXMED MAXAMED waxaan ku magaca dhee rahay AXMED QABQABLE waxii reer hanti wadaaag aawaye hee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 24, 2000 - 06:38 am waxaan aad ugu faraxsanahay in ilaaa hadda reer Jowhar meel walba ay joogaan ay weli aaminsanyihiin ineey walaalo ay yihiin. aniga magaceyga waxaa la yiraahdaa Daahir Cunsheeye Tifow waxaan ku dhashay kuna barbaaray magaalada Jowhar ama Punto Barave sida horay loogu yaqaanay. waxaan kaloo ku faraxsanahay inaan halkan ka helay axsaabo badan oo aan muddo is maqlin sida Mohamed Abdi Samad Saaxiib Waan Ku salaamay Waxaan Kaloo Halkaan Ka Salaamaya Salah Maxamed Ali.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 24, 2000 - 08:43 am to axmed maxamed aadam waan ku salaamay salaan kadib waad mahad santahay inaad halkan kaa helno aniga oo ah saalah xaaji iyo ismaaciil ibraahim,laakiin aaway cinwaankaaga [e-mailkaaga] waxaan kaa salaamayaa adiga iyo wixii reer bundo bravo ah min makka almukarama xaaji ajuuke adigana waad salaaman tahay adiga iyo daahir xuunsheeye sidaa iyosalaan all reer jawhar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 29, 2000 - 01:39 am thnks dhamaan tiina waad salaamantihiin ku saleh bro waan ku salaamay salaan kadib waan kuu fiicanahay holland aan hada soo galey engriiskana waan u sii socdaa wali wax aqbaar ah idiima siin karo laakiin e mailkeygu waa ....sunnyboy@start.com.au sidaa iyo xiriir wacan byee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 04:42 am TO.dhamaantiin reer jowhar magaceyga waxaa la yiraahdaa Abdirashid sheeq ali-dhagaweyne waxaan deganahay Danmark.waxaan bogan kula kulmay dad badan oo muda aan arkin sida Ahmed qabqable saalh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 02:30 am Marka hore wallalayaal waad sallaaman tihiin, Sallaan ka dib War Daahir Cuunshey iska waran maxaad sheegtay? Mucjisooyinka (The digital Revolution)-ka ayey ka mid tahay in ay isku arkaan Cyper-site-ka dad aan muddo wadda xirriirin islamarkaasna ku dhashay hal meel kuna soo barbaaray,waxaanse ku leeyahay wallaal daahir waad sallaamantahay,Wallaalaha Axmed Qabqable iyo saleh wey sallaman yihiin, By the way, Axmed qabqable AADAN BAFOOW ayaa ku sallaamaya. See y'all! Mohamed. Wixii dheeraad ah wallaal Daahir igala soo xirriir, abdisama@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 05:51 am salaan samaantiina waan ku faraxsanahay inaan maanta ragbadan oo aan magacyadooda hal;kaan ku soo koobi karin aan la kulmo sxb wali waxaa igu yar horumarka uu interneedku gaarey waayo sucuudiga ayaan ku soodaahayl@l waxaanse rajeeynayaa anaan wax badan kabarto hada waxaan soo galey UK london ayaan joogaa sxb waa farxadweyn dhamaantiin inaan halkaan kuwada xiriirno sidaas iyo xiriir wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 08:41 am to axmed maxamed aadan (qanciye)waxaa halkaan kaa salaamaya salah xaaji oo kaa salamaya makka al mukarama waxaan dhamaan teen ku farax sanahay tagidda aad tagtay U K ciwaan cusub igala soo xiriir (maceeye12@yahoo.com sidaa iyo wada socod wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 07:01 pm Dhamaan ba waxii cayaal kuleejo ahaan jiray, jowhar, mahadday aan iska war helno. Ya dhintay? yaa nool? yaa wax xasuusta halayska war helo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 08:10 am waryaada reer jawhar waan idiin salaamay dhamaantiin sxbyaal waxaan halkaan ka baafiniyaa asxaabteeydii oo kala ahaa aandalahaandeey alaa huwah barabanbiino cabdula waalo habar maclee inbili iyo qofkii yaqaano ninkii waardiyeen jiray beertii seendada aheed ee qasabka oo dhabeed kili xaaraaye or buufle.ninkaas dil toogasho ayuu ku xakumanyahay .wax badan ayuu ii qabtay anoo beertaas xadaayo markaas ayuu canaaniye korka iiga mariyey P.s reer jawhar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 04:22 am Duqa weli ma illaawin jowhar, si fiican ayaad u xusuusataa haddii aad kili xaaraxaaroow halkaan ku xustay, waa mahadsan tahay maxaa yeelay waxaan ahay reer faanoole, maalin walba ayaan goyn jiray killigaas,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 10:18 am WAAD SALAAMAN TIHIIN WAANA NINKII AAD WADA TYAQAANEEEN OO KU MAGAC DHEERAA ATOLEECEY WAXAANA JOOGA YEMEN GAAR AHAANNA CADAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 03:20 am Waa lagu sallaamay Attalooceey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 01:16 pm Interesting indeed, but I have never thought that the city of Jawhar has so many highly educated folks. My great, Great Grand Father was born in Jawhar but I am now a Kenyan.Even though I know nothing about Somalia I still remember the historical background of my family. According to our family legend, my Great, Great, Great Grand Father was a Grand Mufti in Warsheikh. I will keep in touch with you folks. It seems as if I am discovering my lost family. As a homework for all reer Jawhar, can you find out any Grand Mufti from Jawhar who was lost within the last two to three hundred years?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 01:10 am heey forget about ur great great grand father .he is all ready dead for so long time.and my questoin is how long do u live in kenya?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 12:40 pm Aha, it's been a long long time after ya grand father passed away so try to forget him and introduce ya self to the Brothers here, and get to know them that's what matters right now than looking who ya grand father was and so on, So my name is IMBILI, I live in the usa, I was very famous back in the days when I was in JOWHARCADE, Now, i lost my celebrity status here in the USA and i hope a day will come when i'll be going home, see ya'all and peace, JOWHAR FOREVER! IMBILI.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 07:09 am DAMN IMBILI IS IN USA ..WHAT A MIRACLE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 12:20 pm Damn, What is the miracle ya talkin' 'bout, is the USA a Heaven? anyone can come here why not me Ms IMBILI, by by, and peace all ya Reer Jowharcade, Smiles from, Imbili.
|