Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Caruurta iyo dumarka somaliyed dhibaatada ka haysata dhulka qurbada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar somaliyed

Unrecorded Date
Su,aashaan waxay kusocotaa gabdhaha somaaliyeed:
Raga iyaga aan udayno dhibaatada ayka abuureen dhulkeenii hooyo markay xalka keenaan taas aan aragno markay usoo jeestaan dhibaatada haysata dumarkooda iyo caruur tooda.Marka anaga maantay aan,iswaydiino dhibaatada haysata caruurta iyo dumarka somaaliyeed oojooga qurbaha.Waxaa dhacday ilmihii in aynaga raaceen gaalo dumarkii ay wada noqdeen Mentelt-ill dhibaa tadaasna waxaa keenay ragii oo masuulkoodii gabay xag aduun iyo mid aaqiro.Marka walaalayaal maxaan taas kayeelnaa hadaan nahay gabdho somaaliyeed?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ninmurugaysan

Unrecorded Date
gabar soomaaliyeed

waad iga qoslisay waxaad tiri ragii ayaa kaalintooda gabay..haa qayb ahaan waa sax laakiin ka warn haweenka soomaliyeed ee garashdu ku yartahay ee hadba waxa ay arkaan wax ku qaata, garashdu ku yar tahay islamarkaana si fudud isaga dhalan rogmay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gargar

Unrecorded Date
guriginii aada madama aadna dhaqankinii iyo diintinba ka tagteen,,,

raga laftigooda kama shiiqiyan

islanta iyo caruurta intuu guri ku xiro uu tagaa'

waxaa la yiri DAD ISHU KA MAQANTAHAY HADAAD
U TAGTID ISHA AYAA LAYSKA TUURAA ,,,
DADKA KALE OO AJINABIGA OO MUSLINKA AH SAY U DHAQMAYAAN U DHAQMA,,
AWALBA DIINTA KUMA ADAN JOOGIN
DHAQAMADA KALE QADO ADIGOO AAN DIINTA KA TEGIN
WAXYALO fiican oo aan negativ ahayn ayaa ka helee
aniga waa iga talo

mrgargar