Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: ARABSIYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
MAgaalada arabsiyo waa magaalo aad u qurux badan waana meelaha dalxiiska soomaalida ugu fiican.
magaalada ugu quruxda badan ee tegey wadanka soomaaliya waa ARABSIYO.
AAN KUU TILMAAMEE WAXAY ILAA 40KM U JIRTAA CAASIMADA HARGEYSA XAGEEDA BARI WAXAYNA U DHAXAYSA NAAS ABAARSO IYO GABIILEY.
WAXAA AY LEEDAHAY BEERO AAD U QURUXbadan waana meelaha HONEYMOON loo tego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JSYussuf

Unrecorded Date
To. Mel.Abraham saaxiib waa runtaa waa magaalo aad u qurux badan jewi qurxoona Ilaahay ku manaysatay, mid uun baan kugu kordhin lahaa Hargeisa bari waxay kaa xigtaa markaad Arabsiyo joogto . galbeedna Arabsiyo ayaa qabanaysa markaad Hargeisa joogto , sidaasaan u malaynayaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boholoooooooo

Unrecorded Date
hargo geys ma idoorey caasimad u tahay> Areey kan qaldaanka ah fiirsha.

Areey yaan lagugu qoslin ee meesha kabax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W.GALBEED

Tuesday, August 22, 2000 - 03:15 am
WAA RUNTAA WALAAL ARABSIYO WAA MAGAALO AAD U QURUX BADAN OO WALIBA AH MEELEHA SOOMAALIYA UGU QURUXBADAN waad ku mahadsan tahay magacaabida iyo na xasuusinta magaaladaa aadka u quruxda badan.

Reer xamarkaa qadhmuun muxuu ka yaqaanaa mutule xaar laga dhisay oo marka roobku da,o ura ayuu ka yimi,afkaaga qadhmuun ka jeedi ayaan ku odhan lahaa adoon yohow.