Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa u Haya Xal Dad keena Somaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal ma jiraa ruux haya xal to daakeena soomaliyeed aniga waa yaabee maxaad dib ugu fikiri la dihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Unrecorded Date
adigu ku horee wlaal warbaadba keentaye,
mamoogtahay in caqli nageeyay meeshan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Mudane
Walaal aniga waanba ugu horeeyey oo anigaaba su'aasha ku weydiiyey ee hadii aad wax Somalia wax u taraya hayso please soo daa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Sunday, September 03, 2000 - 05:56 pm
waa.in dabadan oo somali ah. oo ku jira siyaasada somalida laga qaado jagooyinka si dadka shacabka ah ay u joogsadaan xaqooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Wednesday, September 06, 2000 - 07:49 am
jay.z
nin baa balansadad baruurgeel
nina bun iyo shaah
nin baa qurbaha qaadkucunayoo quruxkasheekeenaayo
nin baaba dawla dhag jalaq u siinwaayay
nin baa naagi ka lulutaa
madaxweenaha waxuu xirii la leeyahay somaliland
dawlada cusup waxay sabab u noqotay dad
siyaasiyaal ah in ay hishiisiiso oo kasoo horjeedo
dawlad
maxaa heshiisiiyay ina caydiid iyo abdulaahi yuusus. in aduunyo joogoow maxaa aragti kuulaaban
ala maxaa rag kala heesto