    abdulkadir | Unrecorded Date nooloow. cidii taqaana aray ku soo qor wixii aad taqaanto by:abdulkadir |
    wardhiigleey | Unrecorded Date ceel dheer ma tii galgaduud mise mid kale budbud iyo damceyroor miyaa maxaas iyo wabxo miyaa mareeg meesha laga xukumo miyaa? ceel dheer waala waayeye dadkeedii maxaa helay? |
    boondheere | Wednesday, August 16, 2000 - 02:26 am hi walaal ceeldeer waayi meeysid oo waa laguu yaqaan ee maxaa rabi lahayd in aad ogaato |
    Anonymous | Tuesday, September 12, 2000 - 01:55 am WACAYSLE WALAXAAD WADAA MAXAAIDIIN DIIDAY BOGA MUDULOOD ANIGUBA BOG WAAN SAMAYNSAN KARAA BALSE WAAN DIIDAY KALA QOQOBKA MUDULOOD |
    da,uud | Sunday, November 19, 2000 - 01:07 pm waad salaamantihii ' waxaan raadinayaa ree CEEL/DHEER |
    Anonymous | Thursday, November 23, 2000 - 07:34 am Daud waa laguu yaqaan wacesle sida uu shegay qabdulqadir ee shego waxa aad in aad ogatid aribtid walal. waa kusalamy qabdulqadir how are you brother are sure you are from boondhere? Cuosem i am from wardhigley. |
    cali gesay | Friday, November 24, 2000 - 04:27 am walaalayaal waad salaaman tihiin dhalinyarada reer ceel dheer waxaan ahay reer ceel dheer ceel dheerta mareeg laga xakumo waxaan reer geeda xareed waxaa maga ceyga la yiraa cali gees diir waxaan jeclahay inaad isa soo cadeysaan sidaan isku cadeeyey aniga awoow gey waxaa layiraah daa geedi shadoor barasho wacan aan idiinka war helo |
    Anonymous | Friday, November 24, 2000 - 07:20 am xaafadah ceela mareega oo xagayga badan xan iyo xeefalo ay ka siman yihiin ee xaasidku ka aa badan aa xalka lama helo. reer ceeldheer waligeen ma ilbaxaysiin |
    daa,uud | Friday, November 24, 2000 - 12:47 pm to cali geesey. waa salaaman tahay aniga waxaan ahay nin reer ceel dheer ah waxaana ku dhashey ceer dheer waxaana rabaa dhalinyarada in aan halkaan kula xiriiro marka dhalinyarada reer ceeldheer haleydinka war helo.magaceyga waxaa layiraahdaa daa,uud xasan nabad galyo reer ceeldheer/ |
    da,uud | Monday, November 27, 2000 - 04:00 pm reeceel dheerow soonqaad wanaag san meelkasto oo aad joogtaanba |
    Anonymous | Tuesday, November 28, 2000 - 04:46 pm ceeldheer ee waaku bacaad kaas oo biyo ku xaraarkaas |
    geesdiir | Thursday, November 30, 2000 - 11:39 am reerceeldheer waadslamntehiin maxaa idinkudcy waalwaayye warkiin daa uud waakum madaad waxaan aqaanaa daa uud calsoow hogaan iyo daa uud cumargroon walaalah ceeldh war haleedikahelo |
    daa,uud | Friday, December 01, 2000 - 11:09 am ku; geesdiir waa salaamantahay labada daa,uud aad sheegtay waan aqaanaa lakiin aniga waxaa la,iyiraahdaa /daa,uud xasan/ soon wanaag san geesdeer. |
    maandeeqa | Monday, December 04, 2000 - 09:17 am waa lagu yaqaanaa da'ud calasow and dau'ud cali garoon. wayna fiican yihii ee adiga kuma tahay xageena joogtaa walaal. mahadsanid sida aad u soo xasuustay, laakiina waan ka xumanahay da'ud calasow walagee ma tegina ceel dheer. insta oo askeesa ka yimida. sist mandeeqa |
    DAA,UUD | Monday, December 04, 2000 - 09:43 am TO MAANDEEQA WAASALAAMANTAHAY ANIGA WAXAAAN AHAY NIN REERCEELDHEER AH OO KU DHASHAY KUNA BARBAARAY WAXAANA LA,YIRAAHDAA DA,UUD XASAN . MAANDEEEQA ADIGA MA REER CEELHDEER MAATAHAY???? IIGA SOO JA WAAB SU,AASHAAN WAANA MAHADSANTAHAY |
    Anonymous | Monday, December 04, 2000 - 09:48 am Ceeldheer intay ka tirsan tahay saxibow, weligey waa maqli jiray laakiin meel eey Somalia uga taal waligey wax ii sheega ma arkin. (K) (H) (Y) |
    DAA,UUD | Monday, December 04, 2000 - 10:39 am CEEL DHEER HADII AAN WAX KAAGA SHEEGA WAA DAGMO WAXAANA LGA XUKUMAA GAL GADUUD WAXAYNA KU TAALAA DHANKA XEEBTA XAMARNA WAXAY UJIRTAA /323.KIILO MITIR.WAXAYNAY UDHAWDAHAY MAGAALADA XARA DHEERE. CEELDHEER WAA MAGAALO QADIIB AH WAAGI HORE WAXAA LADHIHIJIRAY // CEEL-DHEER MAREEG. WALAA HADII AAD FAALO DHEERAAD AH AAD UBAAHANTAHAY WAAD SOO SHEEGI KARTAA. N/BAD/GALYO |
    mandeeqa | Friday, December 08, 2000 - 09:52 am da'ud ma ihii reer ceeldheer laakin waalidkay ayaa ka yimadeen. marka waxaan ahay half reer ceeldheer and half reer xamar. waxaan adiga ku weydinayaa xagee ahad ku noosha ahay maxaa see lagu daraa daa'uud xasan. wax kale ha u qaadinii waxaan rabaa in aan ogaado daa'ud ka aa tahay. sabaabta oo ah da'udyo badan ayaan aqaan. sister mandeeqa |
    daa,uud | Sunday, December 10, 2000 - 10:12 am maandeeq waa ku salaamay anga waxaan daganahay u.s.a waxaa daud h sabriye. ee adgana magacaa xageese dagantahay ??????? soonqaad wanaag san walaashiis |
    amandeeqa | Monday, December 11, 2000 - 10:10 am Mahadsanida walaakey. sidoo kale soonqaad wanagsan kuwii ku camal fashayo alaana ka aqbalo alaha inaga dhigo aamina. walaal waxan ku noolahay UK. sister mandeeqa |
    da, uud | Wednesday, December 13, 2000 - 09:07 am ku maan deeqa mar labaad soon wanaagsan waadana ku mahadsantahay waa walaalkaa dauud ookule nabad galyo |
    Ceelbuur | Friday, January 12, 2001 - 03:35 am TO: Reer-Ceeldheer Walaalayaal anigoo ku faraxsan inaan sheeko idinla wadaago ayaan idinka codsanayaa inaad iiga soo jawaabtaan su,aalahan 1:cimriga magaalada 2: goortii loo doortay Degmannimada iyo 3: inta Qabiilo ee degta Kolley waan qiyaasayaa inay magaaladu qadiimi tahay balse xaqiiqda ayaan doonayaa, wa-billaahi towfiiq |
    Cabdi | Tuesday, January 16, 2001 - 12:18 am TO: CEElbuur Ina- abooto soo dhowow su,aalahaa nasoo weydiisana dad ayaa kaaga soo wada jawaabi doona laakiin Ceeldheer waxaa dega Waceysle keliya. |
    Raghe | Thursday, January 18, 2001 - 03:47 am Raali iga ahaada waagaa yaraa ayaan maqli jiray Galmaax Yoonis ayaa degganaan Ceeldheer jiray oo dagaal baa lagu soo kiciyey ee maxaa ka jira??... Nimanyahoo Waceysle Please talada Mudulood ha loo dhiibo.... LAFTA GEELLA BARTA MOMMETTO BIANCO " MAXAAD CADDE " isagaa iska celin karo Mooryaanta af yaqaano ee ragga Ceeldheer deggan ha u caleen saaraan MOMMETTO BIANCO hana leys cafo reer ceeldheer waan ogahay in aad diinta si fiican u taqaaniin oo si fiican idiin soo baray MOALLIN SHEIKH IBRAHIM ee iska ilooba waxyaabaha ka dhacaayo Xamar...... Cidda MAXAAD CADDE faan lee ka tahay ee wey idin jecelyihiin. |
    da uud | Thursday, January 18, 2001 - 09:22 am ku raage adiga maxaad ka hadlee cadee warkaaga mowduuci dhaaa kama hadlin ee is cadee sxb wax aad sheegeyso mayaalaan meeshaan ee horta fahan waxa meesha ku qoran sxb qaladna ha u qaadan |
    w cade | Wednesday, January 31, 2001 - 03:54 am ceeldheer waaa magaalo ama degmo qadiimi ah dad la,aan ayaase heysata anigu waxaan ku dhashay budbud waxaana tegey ceeldheer 1987dii sanadadaan ma tegin laakiin waxaan maqlay in ay ka weynaatay mesegawaay iyo galcad oo ewel ahaa tuulooyi iyada laga xukumo dadkii deganaana mar ayey isku dagaaleen oo waxay isku qabsadeen anaa leh iyo anaa leh. wacaysla ceeboobay dheh, ma magaaladaa ku yaraatay?. wacaysle magac iyo sumcad wey lahaan jireen laakiin wax ay yihiin lama sheegi karo. |
    maxamed | Saturday, February 03, 2001 - 02:32 pm Asaaamu calaykum- Waad salaamanthiin reer ceel dheer dhamaantiin aniga reer ceel dheer ma ahi lakiin abtiyaasheey oo Absuge ah ayaan ugu tagi jiray,Absuge kaliya maahee cidoo dhan waan idin wada salaamay,iyo reer ceel dheer dhamaantiin,salaan ka dib. 1)magaalada dadka degan waala yaqaan tafaasiil uma baahna dheer. 2)markii loo magacaabay degmo ma ogi taas. waxaan rabaa aas aaska magaalada ceel sida aan ku maqlay waxaa ka maqlay abti yaasheey in ceelmareeg ilmihii ku jiradeen.oo cunuq 15 sano dhaafo la waayay mudo xoogaa ah markii la yaabay ayaa kitaab la furay waxaana la yiri jin ayaa dagan acuudi bilaahiyee,marka waa in laga guuraa hadii kale cunug kaci maayo,culimadii ayaa wixii joogay quraan saartay,waana laga soo guuray oo ceel dheer oo caro san ah ayaa la soo degay qiyaastii konton sana ama wax lajiro waaye saas ayayna ku aas aasantay magaalada ceeldheer. marka aniga waxaan xusuustaa anigoo 9 jir ah 1968 ayaan ayaeeydeey\abootadeey ugu tagay BACASAAREEY.sacodkii iigu dambeeyay wuxuu ahaa1982 markaas oo usbuuc joogay hadna soomaaliya 13 sano ayaan soo moogahay aduunow aduun- wax la sheego lama yaqaan ha layscafiyo Ilaahna dadka ha isu calool furo wabilaahi towfiiq |
    w cade | Tuesday, February 06, 2001 - 09:46 pm maxamed waalagu salaamay. adiga iyo abtiyalkaa absuge ama iyo inta kale soomaali inteeda badana waxay u badan tahay wiil iyo abtigii, waxaanse u maleynayaa hadii aad tahay reer bacadsaareey waxaad tahay shareey aadan cade. maqiyaasay??? |
    maxamed | Thursday, February 08, 2001 - 12:57 pm W.CADDE, MAYA MA AHI SHAREEY AADAN CADDE Waad saad sheegtay dadku waa abti iyo qaraabo kaleba,mide kale bacasaareey anoo yar baan tagay ee maha in aan reerbacasaareey ahay,w.cadde, cidaa markaas daganeed oo u dabeeshatay,roob raac ayaa loo tagay,waxaa laga yaabaa in aad dad meesha ah igu qalado,dad badana kama aqaan reer geedi shadoor.reer casir kabootooy, reer cabdule faynuus,reer cilmi rubac,reer sheekh muxumud,iyo dad kale,si kastaba ma ahi shareey, waadna mahadsantahy w,cadde. |
    w.cade | Sunday, February 11, 2001 - 11:21 pm to. maxamed maxamed waan ku salaamay, waxaan u maleynayaa in aan ku garan doono hadii aad ii sheegtid in aad taqaan iyo in kale rooble kebed waayo anigu dadka aad soo tirisay oo dhan waan aqaan sheekh muxumadka aad sheegtayse maxaa loogu daraa.? |
    Ceelbuur | Tuesday, February 13, 2001 - 02:03 am TO: Cabdi Walaal salaan qiima badan keddib waan ku farxay sida qaddarinta leh aad iigu jawaabtay waana sidii aad sheegtay oo macluumaadkii aan raadinayey iyagaaba iskood isu soo ban dhigay, haddana degmada waxaan ka heystaa aragti fiican walow ay weli wax iigu harsanyihiin intaas keddib waxaa ammmaan mudan dhallinyarada boggaan soo camirtay isla markaana hannaanka wanaagsan iyo xad-gudub la'aanta ku wada, qolkaan beelaha qurbaha meel aanan laysku caayeen waxaan ka arkay bogga "Ceeldheer" iyo bogga "ceelbuur sidee u taallaa" sidaas ku wada ayaana idin leeyahay, wabillaahi towfiiq |
    kifayo | Tuesday, February 13, 2001 - 08:36 am waad salaaman tihiin dhamaan reer ceel dheer .waxaan ahay gabar somali ah oo jecel in ay barato walaalaheeda ku nool qurbaha ee ma i soo dhaweeyneysaan waxaan deganahay holland |
    kifayo | Tuesday, February 13, 2001 - 08:36 am waad salaaman tihiin dhamaan reer ceel dheer .waxaan ahay gabar somali ah oo jecel in ay barato walaalaheeda ku nool qurbaha ee ma i soo dhaweeyneysaan waxaan deganahay holland |
    MAXAMED | Wednesday, February 14, 2001 - 11:16 am to.W.CADDE REER KEBED DAD REER WARDHIIHLEEY AH AYAAN AQAAN OO REER KEBED LA YIRAAH DEGAANKAASE UMA DHALAN ,ROOBLE KEBEDNA MAYA MA AQAAN CADE,SHEEKH MUXUMUD MA XASUUSTO WAXA LOOGU DARO WUXUUSE AHAA WADAADKA MAGAALDA CEELDHEER,XAMAR MARKUU YIMAADNA WUXUU KU SOO DEGI JIRAY REER JIMCAALE CADDE OO MARKAAS BAKAARAHA DEGANAA,AADSE UMA SII XASUUSTO AQOONTA DADKA OO IGU YAR OWGEED. WAADNA MAHADSANTAHAT CADDE. |
    abtidon | Saturday, February 17, 2001 - 11:52 am ku kafiyo abaayo sodhawawaniag oo ku hadlaya magca rer celdheer ku soo dhawaaw ceeldheer.dadka rer ceel dheer waa dad martiad soo dhaweeyo waan lagu yaqaanaa ee soo dhawaw abayo aniga waxan ahan jiray reer holan ee magaldeed ka dagan tahy holan |
    Anonymous | Monday, March 05, 2001 - 04:24 pm Salaamu calaykum aqyaareey ceeldheer waa intee qabiilkeesa daga koley qabiilada waan kala garanayaa badanaa inta ugu fowdada badan somalia kalama xusuusto long time baa iigu danbaysay marka warka isoo cadeey ceel dheer ???????????????? |
    w.cade | Wednesday, March 07, 2001 - 06:14 am ceel-dheer waxaa degan weceysle mana aha dad dhib badan hogaamiyihii ugu qalafsanaana wuxuu boqday ninkii ugu horeeyay ee la heshiiya dowlada. |