We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal waxaan doonayaa in cidii garanaysa hassan adam mohame oo markii iigu dambeysay deganaa magaalada madras halkaas oo uu jaamicad kaga jiray. waxaa warkiisa iigu dambeysay sanadkii 94kii adinkoo mahadsan ila soo socodsiiya aqbaartiisa cinwaankeyga waa abdullahim@hotmail.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ku aawey Neefow Kaniini??? Abdulaahi waa uu ka warsuga haaya!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 03:15 pm walaalayaal waxaan baafinaayaa ama aan idinka codsanaayaa ninkii garanaayaa maxamed xuseen gaadaay oo iigu war danbaysay magaalada boosaaso 1996kiiwaxuu ku magacdheer yahay wardi waxaa raadinaya anigoo ah xuseen cali isaaq waxaana ku noolahay magaalada toronto ee dalka canada telno=416.6657205WALAAL CIDII GARATA HASIISO TALEEFANKAAN
|