We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hadii aad tahay qof deganaa ama ku dhashay JILIB fadlan igala soo xiriir E/mail.kayga muuse2@hotmail.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Husssein Jilib waa magaalo aad u barakeysan...dad badan oo ehel diin ahna ay ku noolaayeen. Runtiina - dagaalka foosha xun ee dhaxyaal soomalida ilaahay qarabeyna ee saamaysay jilib. Runtiina aniga jilib waxaan tagay markii dagaalka sookeeye dhacay..especially waxaan joognay xarunta sheek noor xuseeen. Waana la dhacay sida sharafta lahayd ee qof walba oo qabillkasta leh ee loo dhaaweeeyey -lana caaawiyey. Marka aniga jilib aad baan u qiimeeyaa... sidaad iyo nabad gelyo Nuurto adeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Hussien Aniga ayaa reer jilib ah hadii aad taqaanid reerka la jiraahdo reer Somane ayaan ka mid ahay. so adiga xageed daganaan jirteen maybe we know each other
|