Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Buula barde
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siidoow

Unrecorded Date
aryaa garan dhalin yaradii reer buulo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afarindhood

Unrecorded Date
Waxaan kashaqeyn jiray Buulo sanadkii 1985 - 1986,
Magaceyga waa Cumar Afar indhood. Hadaad igareneysid ila soo xiriir.

Afar Indhood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadir

Thursday, June 22, 2000 - 08:10 am
Daadir

Siidoow adiga Siidoow Cabdi Xaanshi maad tahey
hadaad tahey isoodir email. Geesiyow@hotmail.com
waxaanahey reer buulo barde BAG-ABEESO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAASUGE

Thursday, July 06, 2000 - 11:11 am
HALLO BRO SIIDOW

BRO WAXAAN AAD UGA XUMAHEY ADIGOO REER BUULAAY
AH INAAD HADANA AAD KU QORTID (BUULA-BARDE)
BUULAAY XAGEE AYUU KAGA YAALAA BARDAHA AAD SHEEG-
EYSID MAGAALADA HADAAD ADIGA AAD KA SHAQEYN
JIRTEY ANIGA WAAN KU DHASHEY KUNA KOREY WALIGEEY
UGUMA WACIN (BUULA-BURDE)

MAGAALADA WAA MAGAALO CAAN KU AH CIIDA BURTAHA LA
YIRAAHDO OO AAN SOOMALIYA MEEL KALE LAGA HELIN.

SIDAASAANA MAGAALADA LOOGU MAGACDAREY OO LOO
BIXIYEY (BUULA-BURTE)

PLEASE HADA KADIB MAGAALADA MAGACEEDA KA FIIRSO
AMA ANUKA NA SOO WEYDII************

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadir

Sunday, July 09, 2000 - 09:20 pm
waasuge adiga CALI TEESTO maatahey? buulaay hadaa kudhalatey yaa ku dhaley xagee kadaganeed iskoolkee dhigan jirtey dugsigee dhigan jirtey ciyaal xaafadee aheeyd?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAASUGE

Thursday, July 13, 2000 - 10:22 am
TO:DAADIR

SALAAN aniga teesto ma ihi buulaay ayaga bas ma
dagano marka aniga ha i weeydiin factiriskayga
waxaan daganaa xaafada indho-ceel.

Hadaad rabtid faahfaahin soo sheeg adiga waxaad
tahay hadii kale soo qor E-mailkaaga aan kuugu
soo faahfaahiyee.

waasuge from:DEEBLEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIYAAL BAG-ABEESO

Friday, July 21, 2000 - 11:25 am
ANIGA WAHAAN AHAY REER BUULAAY GAAR AHAAN BAG-ABEESO WAXAANA DAGANAA GURIGA KA DANBEEYO REER QOORBIREES,WAXAAN DHIGAN JIREY ISKOOLKA SHARIIF NAASIR,WAXAANA AHAA CIYAAL BAG-ABEESO,WAXAANA QATAR KU AHAA CIYARTA BASKETBALKA ,WAXAAN ASXAAB AHAAN JIRNEY SIIDOOW,COLAADEEY,DHAGAXOOW,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Tuesday, October 24, 2000 - 05:33 am
To.dhamaan reerB/BURTE
waad salaaman tihiin waxaa aad & aad u mahadsan
ninkii noo furay boga reer Buulay waxaan ahay
rerbuulay waxaan daganaa xaafada oktobar
laanta 1.waxa igu danbeysay buulo mardh
waasuge waxaan ku weydiyay mawaxaad joogtaa
norwey,daahir bagabeso colaadey iyo dhagaxow
hada waxey joogan buloburto ee adiga xagee jogtaa
by animaa itaatikeyney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Safia

Thursday, November 02, 2000 - 04:21 am
salaam kuligiin buulo barde runtii waligey ma arag but waalidkeyga ayaa ku dhashey oo aad baan u aqaan xataa dad badan baan ka aqaan,

Buulo-barde waa magaalo aad u qurux badan, oo wabi maro, beero badan leh, xoolo lagu dhaqdo, futureka haduu ale idmo waan aadi, si aan u booqdo magaaladaa quruxda badan

reer buulo barde qeyr baan isku dhaafney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

non stop

Thursday, November 02, 2000 - 04:29 am
safia waank ku salamai waxaanrabaa in aan ku waso .................non stop

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tatiko

Sunday, November 05, 2000 - 08:16 am
To.non stop
waxaad nin rag ah ee gabar waa kula
dhalatay waana ku dhashay waana kuu dalidoontaa
ee cayda iska dhaaf boga aqyaarta wax xumaanah ha kuqorin af somaligana baro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadir

Tuesday, November 14, 2000 - 12:06 pm
to; non stop
Adiga iyo aabahaaba laba jaahil ayaad tihiin waxan saas uleeyahey Aabo fiican haduu kudhalay waxaas inaan mushtamac lala dhextagin ayuu kubari lahaa.!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 06:44 am
waa salaamantihiin dhamaan reer Buula-burte...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdul

Thursday, November 16, 2000 - 11:27 am
war aniga waxaan ahay reer buulo barte waxaan daris aheen abaabo maslax iyo cali bin cali ceelka boolo barte ayaan booto xuseen ayaa ayeeyo ii ah. xaawo xaaji afrax ayaa habar yar ii ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, November 17, 2000 - 02:54 pm
waa idin salaamay reer buula-burte, waxaan
deganaan jirey buula-burte sanadihii 1970-83.
si fiican uma xasuusto wax badan laakiin weli
ma hilmaamin dukaanka "xaaji cabdoo" oo la
dhigi jirey Tabeelaha shaneema camaloow.....:)
dugsiga hoose indhaceel waa dhigan jirey, dugsiga
dhexe ma xusuusto magiciisa..waxuu u dhowaa meeshii laga dhisay dugsiga sare.. aniga lodkeena
ugu horeeyay wax dugsi sare ka dhigto.
macalimiinta dugsiga sare waxaan ka xasustaa..
siciid shanlo..oo english dhigi jirey. iyo
maamulha dugsiga sare oo hal il Weershe ka ahaa.

salaan dhamaantiin...
Ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaazimoow

Monday, November 20, 2000 - 12:36 am
hi ppl of buulaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tatiko

Tuesday, November 21, 2000 - 05:06 am
TO.Abdul
waxaan ku waydiiyay hadii aadtahay reer B/burte
oo ay kuutahay haawo haaji afrah eedo yaad ku
loodaheyd magacaaga oo buuxase maku qorikartaa
halkaan saas laguuma aqoonsankaro
good by and good lucky


peace oll of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDUL

Tuesday, November 21, 2000 - 10:17 am
TATICO XAAWO XAAJI AFRAX WAXAY II TAHAY HABAR YAR ANIGU HOYADAY WAXAA LADHAHAA MURAAYAD XAAJI AFRAX WAXAAN ILMO HABREED NAHAY XANAFI YARE SHAAFICI. CABDULAAHI TAXESS FAHMO U KNOW THE REST ANIGA MAR BAAN WAXAAN JOOGAY MASHROOCA FIDINTA BEERAHA MEESHAAS AABAHAY KASHAQEEY JIRAY MAGACAYGA WAXAA LADAHAA CABDULQADIR SULDAAN MAXAMED AYEEYADEEY WAA REER BOOLOBARTE BOOTO HUSEIN AXMED JAAMAC WAA ADEERKEEY HADAA DADKAA GARANEYSID SOO QOR NOOH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tatiko

Wednesday, December 06, 2000 - 02:22 am
TO.Abdul
sxb waadsalaamantahay makahore tanxigta reer B/b
aniga ayaa ah waxaan daganaa guriga habaryataa
Haawo haaji agteeda

by is tatiko

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Monday, December 18, 2000 - 10:41 pm
Sallaamu Calaykum dhamaantiin, waxaan rabay in aan qoraalkaan qofkii ka jawaabi doona uusan wax cay,qabiil ama siyaasad ah soo galin (taasi waa codsi). Ujeedada aan ka leeyahayna waa
1. Waxaan jeclaan lahaa inaan isku dayo inaan helo magacyada ardaydii (loodkii labaad) waa sanad dugsiyeedkii labaad ee dugsiga sare ee B/burte. Dabcan aniga waxaan ka mid ahaa ardaydii dugsigaas (iskoolkaas) ka qalin jabiyay 83/84.
Waxaan xusuustaa qaar badan laakiin dhamaan ma wada xusuusan kare, Allaha u naxariisto qofkii dhintay, kuwa noolna allaha u gargaaro.
Hadda E-mailkayga meeshan kuma soo qorin oo waxaan rabaa in qof walba oo reer B/Burte ah oo aqrista uu ku daro liiska cidii ka maqan oo uu xusuusto. Waxaan filayaa inaan ahayn ugu yaraan ilaa iyo 180-220 arday. Waxaan u malaynaa in dhamaan aan halkan magacyadaas ku soo wada qorno.
Mar labaad aad ayaan u jeclaan lahaa in arintaan aad iga wada caawisaan. RAMADAAN KARIIM.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MCN

Friday, December 22, 2000 - 09:08 pm
Waa idin salaamay dhamaantiin, aniga waxaan ka mid ahaa ardaydii dhigan jirtay Dugsiga sare ee Shariif Naasir, sanad dugsiyeedkii 83/84, runtiina waxaan ka xasuustaa arday aad u fara badan oo aan qaar ku maqlay wadamo kala duwan waana kuwan
1.C/laahi Max'ud Max'ed (cade) Soomaaliya.
2.C/nuur Cabdulle guure Sweden or England.
3.Garaad Garwayne. Germany.
4.Nuur darwasa. Soomaaliya.
5.Xasan Xaydar Unknown.
6.Xasan Sheekh Cusmaan. Ottawa,Canada.
7.Max'ed Suldaan Max'ed (Nixon) Torino,Italy.
8.Bashiir Siglan Holland.
9.Ibraahimeey Soomaaliya.
10.C/rashiid Balad-weyne. Denmark.
11.C/raxmaan Cabdi Xasan. London, England.
12.Cabdi Kaafi Sh. Ibraahim. Toronto,Canada.
13.C/Sallaan Jiiqleey. Buulo-Burte. Soomaaliya.
14.Cabdi Ibraahim. (Bukush). Unknown.
15.Xasan Cali Xasan .USA.
16.Xuseen Axmed Raage (Kampala). Unknown.
17.C/Rashiid Takis. Unknown.
18.Max'ed Axmed Weheliye. Unknown.
19.Max'ed Max'ud Kulmiye. Unknown.
20.C/Laahi Dhaqane Unknown.
21.Max'ed Cilmi. Unkown.
22.Carays Odawaay. Unkown.
23.Nimcaan Unkown.
24.C/Rashiid Axmed Jeele. Unkown.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaalreer B/weyne

Saturday, March 10, 2001 - 10:06 pm
Careeys waxuu joogaa B/weyne.
Cabdirashiid B/weyne alaha u naxariistee waxuu ku geeriyoodey dalka Danmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaalreer B/weyne

Saturday, March 10, 2001 - 10:08 pm
Careeys waxuu hadeer ku noolyahay B/weyne.
Cabdirashiid B/weyne alaha u naxariistee
waxuu ku geeriyoodey dalka Danmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER BULAAY

Sunday, March 11, 2001 - 07:53 am
cabdi ibrahim bukush waxuu ku geeriyoodey Xamar sanadkii 1991.

Mohamed ahmed wehliye waxuu ku geeriyoodey B/weyne sanadkii 1999.

NIMCAAN WAXUU KU NOOLYAHAY XAMAR.
C/AAHI DHAQANE WAXUU KU NOOLYAHAY HOLLAND.
NUUR DARWAAS WAXUU KU NOOL YAHAY AFGOOYE.
C/RASHIID TAKIS WAXUU KU NOOL YAHAY BUULABURTE.

LOODKAAS WAXAA KA MID AHAAY OON XASUUSTAA QAAR KALE OOY KA MID AHAAYEEN:
25- SACIID XASSAN SULDAAN