Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: More Europe: Pakistan iyo somalida joogta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Unrecorded Date
waxaa halkan jooga wadanka pakistan number fiican oo lagu qiyaasi karo 2000-3000 waa wadan islaam ah oo aad u fiican lakiin dhilin yarta willala iyo gabdhaba way ku dhaban yihiin marka hore iyada oo jirto gabdhaha jooga inay ka yar yihiin wiilasha ayaa somaliada halkan joogtana dhaqankii pakistanta oo lakala fogeeyo weelash iyo gabdhaha ay qaateen marka wadankan waxaa jooga wilaal badidoo mutaclimiin ah u baahan gabdho wadanku wuu fiican yahay xag waxbarasho iyo xaga maciishadaba marka nimanyahow bal nala soo taliya ragu meesha way ku dhiban yihiine waad ku mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Friday, August 18, 2000 - 02:48 am
TO QUBI WALAAL WAAD SALAMANTAHY SALAAN KADIB WALAAL WXAAN JOOGA ETHOIPIA WAXAAN RABAA IN AAN WAX KABARTO WADANKA PAKISTAAN AMA HINDIA FADLAN MA II SOO SHEEGI KARTA YAA ROON HINDIA IYO PAKISTAN WALAL FADLAN IIGA SOO WARAN XAGA WAXBARASHADA IYO MACISHADA BISHII INTA KUGU FILAN. IYO SIDEEBAAN WADANKA KU JOOGI KARAA.
MAHADSANID WALAAL.