We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date as salaama caleykum. Dhamaan soomaalida dagan wadan ka Australia Waxaan ka codsanayaa,in qofkii igaranaya ninkaas ilasoo xidhiidho. Burcoyare@hotmail.com salaan cilmi.
|
| | Unrecorded Date Cawil oo reer Kiwi ahaa miyaa sxb soo kale cadee
|
| | Unrecorded Date To samiir: walaal waxaan weeye, nin reer waqooyi ah.oo adaad qabiilkiisa rabtidna, waa Habarjeclo, maxamed abokor, axmed farax. mahadsanid.
|
| | Monday, July 03, 2000 - 09:41 am Waar ma Habar Jeclaad tahay adigu horta?! Nabadgalyo, Candhaf
|
| | Wednesday, July 12, 2000 - 04:18 am as salama caleykum. War waxaanu nahay habar jeclo e maxaa ku daran sx?
|
| | Friday, July 14, 2000 - 09:04 am Aniguna waxaan ihi Habar-Kuuleey Ka waran hee?
|
| | Thursday, August 03, 2000 - 04:03 am nin wayn baan kuu maleeyay, lakiin waxaad ugu noqotay dhakaxun,rali ahaw.
|