    khadar | Unrecorded Date Waxaan la yaabey hablaha soomalida waxaa ugu wacan mukurka. Iyadoo kuu jeeda ayey haddana kaa jeedaa. |
    Anonymous | Wednesday, June 21, 2000 - 05:04 am waa run |
    Biibi | Wednesday, June 21, 2000 - 08:05 am Mukur maxaa la dhahaa, yakhayow jilciya hadalka, anaka buug 1 aan weli joognaayee!!!!!!!!!!!! |
    cimli | Wednesday, June 21, 2000 - 10:18 am TO:Biibi munkur, waxa la dhaha isku dirmada waa hadii oo ula jeeda khadar sida aan u quray |
    Anonymous | Thursday, June 22, 2000 - 04:25 am To all of you First off all I don't know"Munkur" but I know gabdhaha somaliyeed in ay san jirin wax gaari kara ee idin ku tihiin munkuriinta. |
    Idil | Thursday, June 22, 2000 - 09:27 am Walaal mukurku waa qayb ka mida nolasha gabdhaha, waa lagu kala daran yahay laakiin waa dabeecad aad u wanaagsan oo nolasha xalad ka dhigta. |
    saeedsuleiman | Thursday, June 22, 2000 - 10:06 am mukurku waa halis marka laga eego dhinaca haasaawaha oo markaad inanta tidhaahdo,Macaan iska waran? ayay kuugu jawaabaysaa miyaad i dhadhamisay xagaad ku aragtay macaankayga? markaasaad ugu jawaabaysaa:-Macaan kolay sidaa aad u arag macaantahay ayaad u cod iyo dabeecad iyo dadnimoba macaantahay ee iska waran.? markaasay ku jawaabaysaa,Mahadsanid walaal waan fiicanahay, halkaas ayay sheekadu si halaasi ah uga sii soconaysaa oo weliba laga yaabaa in meeshaas jacayl lama filaan ahi ka dhasho lagana yaabaa in uu ka danbeeyo aqal gal reer cusub.Laakiin waxaa laga yaabaa in hadii intaa lagaga gudbi waayo oo loo gudbi waayo nolosha dhabta lana dhaafi waayo mukurka in uu dhibaato dhalo oo mukurkii nacayb dhalo,sidaa aawadeed habluhu mukurka yaanay ka tegin hana kordhiyeen weliba dhinaca haasaawaha laakiin ha barteen waxa ay tahay nolosha dhabta ah iyo wanaagu hana ogaadeen in uu mukurka qofka lagu dhibayaa yahay isha ay ka dhalato karaha iyo nacaybku hablahayaga haybada wacan ee loo hamuumow hoygii jacaylkiyo haldhaa iyo barwaaqooy haasaawe barashada mukkur baa horeeyoo isna waa halhaysiyo weedhihiina hore iyo hal abuurka sheekada kuwa aad ku heestaan haydaata ka ogow hiifkiyo canaantoo yaanu dhaafin heelada |
    QASAAYE | Tuesday, June 27, 2000 - 08:34 am waa idin salamay dhamaantiinba.. TO:idil .. maxa ula jeeda mukurku waa qeyb kamid ah nolasha taasi aniga ma anan fahmin hadaad ii jilciso waxba kama qabo..ok waana ku mahadsantahay...bye |
    dhagax Rock | Tuesday, September 19, 2000 - 02:40 am wax ma iddin seega wixiinuba waxaad tihiin dameero iyo dameero ee meesha ka shaqo taga qoxootii yahow. england boy |
    Anonymous | Tuesday, October 24, 2000 - 07:15 am To Saeedsulam horta marka hore waxaad qortay waan kahalay taasi mukur ma aha! lakiin waxaad ijeclaysiisay mukurka oonan oqoonin.Walaalo u ma malaynayo inay hablaha somaaliyad oo dhani mukur ka yaqaanin, kolay qaarbaa yaqaana oo maqlay (mukurka iyo gadhaha somaliyeed)ma aha gidigood. Bal sida wanaagsan baan anigu u barandoona. |