We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO:Reer canada. Waxaan baafinahyey nin layiraahdo AXMED BASHIIR CALI oo reer mdiino ahaa. Fadlan waxaad leedihiin la xiriir saaxiibkaa CABDIRASHIID oo BELGIAM jooga wuxuuna iga helikaraa E-mailka hoos ku qoran. Mahadsanidiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 26, 2000 - 10:47 pm SXB, AHMED BASHIIR WAA LAGUU YAQAAN EE MAGACAAGU MA GUULEED BAA MISE ABDIRASHIID? BY THE WAY WHERE'S YOUR E-MAIL?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 18, 2001 - 03:01 am To:Dixon.. Waad mahadsantahay marka hore jowaabtaada tan kale magaca la ii yaqaano waa ABDIRASHIID waxaan ahay axmed bashiir isku xaafad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 02:11 am To: Dixon.. Waan ku salaamey marka hore waadna ku mahadsantahay jowaabtaada. Magaceyga la ii yaqaano somalia waa Cabdirashiid, axmed bashiir waxaan ahay isku xaafad, waxaana iigu wardambeysey anigoo wadanka talyaaniga jooga. Hadeer waxaan degenayahay belgium waxaana la ii yaqaanaa guuleed oo magaceyga waan bedeley. By the way my e-mail address is (m_guuleed@hotmail.com) and my homepage is (http://guuleed.tripod.com). Thank you brother........
|