Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Yaa kuu balan qaaday?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigaale

Unrecorded Date
Assalama caleykum walaalayaal.
Waxa aan jeclahay in aan wax yar is farno oo wanaag ah insha-allah oo uu kheyr noogu jiro,taasoo ah in la is xasuusiyo in la dhimanayo oo qof loo balan qaaday uusan jirin in uu dunidan ku waarayo. bal dib isugu laabo meeqa qof oo aad kuugu dheeraa ayaad wax ka soo duugtay oo aad qabrigiisa ka kor tiri cafis baad iga tahay. ma ka war qabtaa waxa uu ku sugan yahay qofkaas?waa maya,ilaahey subxaana qaadir ayaa og. marka sidaas ayaa naf kasta loo goynayaa qof ogna ma jirto saacadeeda,laga yaabee in uu kan kuu yahay akhriskii ugu dambeeyay ee aad noloshaada wax akhriso. haddii alle ku daayo maanta walaal ilaah u noqo salaada tuko,soon,wax sadaqeyso xan iyo qabiil aan aakhiro wax kuu tareyn yuu waqti kaa lumin, qabiil saacad kuma dari karo kamana jari karo maalintaada ee beridaada u dadaal walaal.
Sama jecle Siigaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Unrecorded Date
asalaamu c
walaal jasaa kalaahu khayr wacdiga aad noo soo jedisay.
]

WABILAAHI too fiiq.