Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Finland: Finland: !!!!!!!!Baafin YAA ARKAY WIIL LA YIRAHDO CABDI XUKUN!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali_Somaliya

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum
Walalayaal waxaan halkaan ka bafinayaa wiil layirahdo mise naneystiisa ay tahay cabdi xukun oo la'igu shegay in uu wadankaa finland jogo. wuxuu ku nolan jiray kenyo oo halkaa ayuu wax ka baran jiray waana ogadeen.

qofkii garanayo plz ii so sheeg. thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
walaal si faahfaahi cida uu ogaaden ka yahay, iyo sida uu u egyahy,inaan garto ayaa laga yaabaa ee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali_Somaliya

Unrecorded Date
Hasan
Walaal garan maayo cida uu ka yahay, waxaan u garan un in uu ogadeen yahay, Abihiina uu dhintay some where in 1993-1994. kenyo ayuu ku nolan jiray oo uu wax ka baran jiray in mudo ah xitaa qaxii ka hore kenyo ayuu joogi jiray. Marka waxaan ka codsan lahaa in aad isku kee dhibtid oo ii soradisid qofkaan haduu wadankaa joogo. mahadsanid.

cidii kaloo garaneyso plz iila so socodsiiya reer Finland.