Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Pakistan iyo somalida joogta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Unrecorded Date
waxaa halkan jooga wadanka pakistan number fiican oo lagu qiyaasi karo 2000-3000 waa wadan islaam ah oo aad u fiican lakiin dhilin yarta willala iyo gabdhaba way ku dhaban yihiin marka hore iyada oo jirto gabdhaha jooga inay ka yar yihiin wiilasha ayaa somaliada halkan joogtana dhaqankii pakistanta oo lakala fogeeyo weelash iyo gabdhaha ay qaateen marka wadankan waxaa jooga wilaal badidoo mutaclimiin ah u baahan gabdho wadanku wuu fiican yahay xag waxbarasho iyo xaga maciishadaba marka nimanyahow bal nala soo taliya ragu meesha way ku dhiban yihiine waad ku mahad san tihiin


--------------------------------------------------------------------------------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cirro

Thursday, June 29, 2000 - 07:57 am
cirro

i agree with you qubi.to start with , i must mention , the fact that , oakistan is a islam nation , and therefore , we would rather expect a better output , when we allocate our time , efforts and well being in tactfull manner.however , we must not forget , that , everu one will get what he/she is suppose to get in terms of knowledge etc, but it needs some effort to be made too. and therefore , pakistan , is indeed a good place for educating yourself and hence making some thing out of yourself [ if one can meet the needs of life himself'herself]

so...make your choice, and good luck!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hyderabad

Monday, December 18, 2000 - 09:21 am
To: Qubi
Sxb. marka hore waad salaamantahay marka xiga sidaad sheegtay Pakistan waa dal Muslim ah runtiina aad uga wanaagsan waddamo badan oo Islaam ah. Annigu waxaan ka mid ahay dadkii joogay muddada badan runtiina aad ayay ugu fiicantahay qofkii Alle ka baqaya iyo xaasaskaba. Xagga gabdho la'aanta meel walba way jirtaa mana aha mid idinka uun idin haysata oo meeshii rag joogaba waxaa la raadinayaa gabdho la guursado. Sidaa aawadeed, sxb iska samra hana quusanina!
Hyderabad,