Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: India: Yaa reer madras ahaan jiray (Bet. 82 - 86)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Unrecorded Date
Dhamaan inta bogan ku sheekeysato waad salaaman tihiin.
Waxaad isoo xusuusiseen nolol aan muddo dheer moogaa. Waxaan deganaa magaaladda Madras sanadihii 82/86, waxaana wax ku bartay jaamicadda Madras University. waxaan magaaladda ugu imid ilaa 6 ruux, kadibna markii aan waxbarashadda dhameystay waxaan gaarnay ilaa 250 Soomaali ah.

Fadlan, haddii dadkii an isku baranay magaaladdaa ay wax ka nool yihin ama arkaan maqalkan, iisoo qoro xaaladiinna. Waxaan degenahay London. Madrasna waxaan ka deganaan jiray Balavaran, Rooyabetah iyo melo kale oo aanan xusuusan. Nabaday.