    cilmi | Tuesday, June 20, 2000 - 12:43 pm WAA IDIN SALAMAY DHAMANTIINBA. walaala yaal haley fahamsiyo waxa eey ku dhacday in eey raga iyo dumarka qaarkood eey isu guursadaan xag qabiil? maxaa kalifay taas hala ii jilciyo . teedakale maxey ku dhacday dadka hollanda dagan in eey ku dhaqmaan qabiil? taas oo aan ula jeeda xafada layirahdo(tilbrug) waxaan arkay dad badan oo somaliya oo aan isa salamenin oo ah dad darisa oo wax isaga dhaw eysan jirin taas ayaa iga cajabisay!!!!!! |
    ali.hirsi | Wednesday, June 21, 2000 - 01:28 am Saxiib waxaa jira dad uu dhib kusoo gaaray wadankii taasna waxay keentay in uu qof walba albaabkiisa xirto asagoo islamarkaa iska ilaalinaya macalinkan godka kale kosoo jeedo asoo kutirinaayo in uu yahay lu gooyadiisa. Saxiib waxaan kuu sheegaa anigoo ah muqdishaawi laakiin aan katirsaneyn dadka ay dhuuxa kagashay |
    cilmi | Wednesday, June 21, 2000 - 10:02 am waa ku salamay ali hirsi walaalkiis waxan raba in aan ugaado waxa kalifay in eey dadka hada ku nool (europ) waxa ku kalifay arintaas ma ahin wax yar ayaan u maleynaya, dadka waxa loogu geestay xamar hada maxeysamenkaran ii sheeg waa waxbane ayaan u maleynaya maxa yelay daka hada kogula nool europ oo waxa kuu gu geestay xamar hada waxa ey ku nool yihiin dal dimoquradiya ayaan u maleynaya , |
    Anonymous | Thursday, June 22, 2000 - 02:03 am To Cilmi, Please make yourself claer !!!!!!!!!!!!!! What is your issue ? |
    Anonymous | Wednesday, June 28, 2000 - 02:38 pm war cilmi su,aalo xume dadku soow soomaali maahan. |
    MOHAMED | Thursday, June 29, 2000 - 01:45 am AHLAN SAXIIB KALIGAA SU AASHAAS MA ISWAYDIIN ANIGOO KA IMID WADAN KALE OO FASAX U JOOGA DALKAAS AYAAN WAXAAS LA KULMAY,MIDA KALE DADKA ISTICMAALAYA QABIILKA WALI MA EENA HURDADA KA KACIN ,WAXAAN KAWADAA MA EENA ILBIXIN ,qabiilku wuu fiican yahay laakiin in la isticmaalo markasta iyo meel kasta waa BAWAYNIMO SAXIIB WADANKA AAN JOOGA DHALINYARADA MADOOWGA IYO MUSLIMIINTA WAXAY ISKUGU DUUBAN YIHIIN SIDII WALAAL NIMO AH ,taasna waxay iga caawisay in aan ilaawo AFAAARO QABIIL OO DHAN ,waana ku farax sanahay mida kale waxaan umaleenayaa labo qof haday aad iyo aad ay iskujeclaadaan jaceelkaas QABIILKU waa lagayaabaa in ay jabiyo ,waana waxa ku kalifaya in layskuguursado qabiil nimo maanta iyo shalayba SXB MAALINTA LAYIRAAHDO UF UF UF QABIIL SOMALI WAY HISHIIN DOONTAA INSHA ALLAH SOMALIYA HANOOLAATO |
    colaad | Friday, July 14, 2000 - 05:25 am saaxiib waankusalaamay kadibna waxaan kuu sheegayaa indhibaatada dhacday eekeentay inlays aamini waayo aytahay oo dhibaato aadiyo aad uxun ugaystay soomaali inteedakale ay soomaalina ka aarsatay hadana cuqdadu waxay kamuuqataa daaroodka markasaas ula soco waxaana kulatalinlhaa daaroodka inaysan kakululaan taa ilayn waa waxay horay ugaysteene iyagoo ka amar qaadanaya kaligii taliyihii siyaad bare |
    colaad | Friday, July 14, 2000 - 05:29 am saaxiib waankusalaamay kadibna waxaan kuu sheegayaa indhibaatada dhacday eekeentay inlays aamini waayo aytahay oo dhibaato aadiyo aad uxun ugaystay soomaali inteedakale ay soomaalina ka aarsatay hadana cuqdadu waxay kamuuqataa daaroodka markasaas ula soco waxaana kulatalinlhaa daaroodka inaysan kakululaan taa ilayn waa waxay horay ugaysteene iyagoo ka amar qaadanaya kaligii taliyihii siyaad bare |
    SAGAL | Tuesday, September 12, 2000 - 11:59 pm TO CILMI: ABOOW DADKA EUROPE DAD KOOPKA QAADAY AJIRA, JONGEN ALS JE ZIET WAT ZE IN DE VS DOEN AA WALAHI ISKA AAMUSI LAHEEYD. DE MEESTE SOMALISCHE DIE IN EUROPE WONEN WAAHORE AY QURBAHA SOO GALEEN EN DIE HEBBEN NIET ZO VEEL PROBELEMEN MEEGEMAAKT MAAR DIE ENE KUWA INTA JOOGA 10SANO AYDAGAAL QABIIL KUJIREEN SA AYAKII USIDII QABIILKI KUJIRO A IN DE VS LAKEENA ABOOW DADKAAS KAWARAN WADANKAAN QABIILBA STAD UUBADANYAHAY WAALA ISRAADSADAA MARKA BRO DE DOMST EN DE QABYALADIISTOYIN WONEN IN DE VS. |
    aniga | Sunday, October 29, 2000 - 05:05 am to:cilmi walaal guurku waa gala qabiil? hadii aan u fiiro dadka dagan holland taas oo aan ula jeedo boqolkiiba 95% waxa eey isu guur sadiin xag qabiil saas ula sucu saxib cilmi. |
    Burcaawi | Friday, January 12, 2001 - 06:39 pm Cilmi walaal ta maanta inagoo qurbe joogna keentay in wiil iyo gabadhba ay raad sadaan qabiilkooda waxaa keentay dagaaladii sokeeye waa ayo waxaa la ogaaday in aan dadku isku dhaqan ahayn oo ay diin uun wada sheegtaan for example nin Hawiyee naag Daaarood ma geyo laga reebo majeerteen ninka isaaqna naag daarood ma geyo laga reebo Dhulbahante iyo ugaadeen iyo warsengeli iyadoo markii horeba saa ahyd aya hadana qabiiladii soomaaliyeed ilaahay isku diray |
    AWDAL | Friday, January 12, 2001 - 06:49 pm Colaad adigu hadaad Hawiyee tahay yaa wax kugu sameeyay??? Daaarood iyagaa waligood dabaday. Daaarood cuqdad ma qaadin laa kiin in aad cawaan tihiin buu idin ogaaday wali aduunka taariikh diisa lama maqal niman magaaladoodii markay qabsadeen hadana gubay oo yidhi daaarood baa inaku soo noqonaya taariikhda aduunka lama maqal islaamo jira 70yrs old oo la xoogay waa waxaan hore loo maqal dibna loo maqli doonin takale ma waxaad moodeen in uu dagaalkii soomaliya dhamaaday hada marka dawladi dhalato ayaa waxaa dhacaya in aan cidina cid u gelin u malayn maayo in nin haawiye nabad ku marikaro Soomaaliya.... ha moodin in aan iska hanjabayo waa arin run ah oo taagan oo haawiyee sugaysa iyagay jirtaa say dadka ula xaajoon lahayeen ilaahay ha inoo soo fududeeyo laakiin anigu waligay ma arag Xamar hadana marabo xataa in aan arko waa ayo waxaan ogahay inta dhiig muslim ku daatay.. bal qiyaas waxa Haawiiye u geystay raxanwey iyo baydhabo qabiilada dega. ma umalaynaysaa in ay waligood ilaawa yaan waxa lagu sameeyey? anigoon waxba la igu samayn ayaan ilaaweyn waxa lagu sameeyey iyagana iska daaba |
    MACALIN SICIID | Tuesday, January 16, 2001 - 07:52 am diinta waxba kama qabto in sokeeye leesku guursado. waxaadse ogaataa maah maah soomaali oo oraneysa Waxaad Taqaan Guuri-Waxaad Taqaan Ayeey Dhalaane. marka saaxiibayaal raali noqda. macalin siciid tilburg nord. |
    Banaadir_Mudug | Tuesday, January 16, 2001 - 11:16 am ahaha walaahi meeshaan waa leysku rifahayaaa. Bal aan ana teyda ku darsado ilma adeerayaal. Somaliya Inagu waligeeyn baanu iswada guursan jidhney balse dhibkaan wuxuu nooga yimi hal qabiil oo dalkaan ku soo batey Cilmiyoow kuwaa oo la yidhaa Mariixaan, waa niman daarood ah balse reer baadiye u badan. Nimankaan walaalahaya iyagu somali kale ma yaaqaanaan waayo waa dad xoola raaci jidhey oo iyagu uun is arki jirey balse daaroodka kale waa niman gob ah sida idinkuba sida Abgaalka,Xawaadlaha & Murusadaha koleey Gobtaa baa idinku jidha. Een waxaan u maleeynahayaa inaan ku dheeradey qoraalkeyga marka waxaa weeyaaniin waxaa i sheegtey inaad la yaabtey somalida Tilburg balse ogow in mareeykankana laga ashahaatey magaladda Colombus Ohio, waxaana sidaan soo baarey ii cadaatey in labadaas magalo eey ku badan yihiin Daarodka laf ka tirsan oo la yidhaa Mariixan. Saaxiibkeey Macalin saciid waan ku salaamey Ookiyaalihii maad dhigtey horta.(Mahler) |
    Banaadir Eyl | Wednesday, January 17, 2001 - 07:42 am banaadir mudug Ina adeer ma holland baad joogtaa? si degdeg ah iigu soo jawaab. Su'aal ayaan ku weydiin lahaa |
    hawiye | Wednesday, January 17, 2001 - 08:23 am TO: awdal adigu gadabuursi xunbaad tahay,shaley daaroodbaaad ufataaley say, isaaqna markuu boorama xoog ku qabsadey.iyaad raacdey, markaa waxaan ku oranlahaa ninyow taagta darani ha hadlin adigu,dadka kale. hahadlaane. |
    CILMI | Tuesday, January 23, 2001 - 11:27 am TO:sagal waasalamantahay Abaayo waa ku mahadsantahay inta aad wax ii faa ideysay aniga oo aan tagin vs, sagal adiga ma hollan baa dagantahay mase vs bal taas iiga soo jawaab..bye |
    QASAAYE | Tuesday, January 23, 2001 - 11:32 am TO:macalin saciid..tilbrug nord. mahmahdaas waa la beneeyay waxa huray u yiri oday waaalan marka aniga waxaan aminsanahay in eey mahmahdaas qaldaneed...hadii cawanimo loo dhaqmayo aniga ma sheegin ok. |
    CILMI | Tuesday, January 23, 2001 - 11:44 am TO; kuligiin. qof iila & hada i fahamay suaasheydi majiro , war aniga waxaan raba waxaa ku kalifay soomalida Iin eey (qabiil lesku guursado) yaa taas ii jilci karo siiba kuwa dagan (tilbrug), hadaan hada u soo jesto macalin saciid waxaad u egtahay in weeyn illah ayaa weyne waxa aad ku hadleyso ka fiirso waxey soomaalido huray u tir inta adan falin ka fiirso, aniga oo taas ula jeedo ma waxaa tahay dadka dha haayo qabiil ha jiro oo u diiday gabadhiisa wiil qabiilkala aniga hadii aan hadladaadi fiirshay saas ayeey igula egyihiin amse waxaa tahay nin qabiil naag ku daray adiga ayaa is ug waxa aaatahay lakiin hada ka dib ka fiirso waxaa aad bulshada ku dheheeyso taas oo iga ah waano walaaltinimo & soomaalin nimo ok .wabillahi towfiiq soomaliyeey. |