Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Aaway Gabdhihi joogat Italy
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Tuesday, June 20, 2000 - 01:13 pm
Hi ragazi

Aaway gabdhihi joogay italy, meey halkan wax ku qoraan.
Mase Murxis ayeey ku maqanyihiin??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABCDE

Thursday, June 22, 2000 - 05:15 pm
Hadalkaaga inaad u cadeydid ayuu kaaga baahan yahay. Huuraale numero uno.

ABCDE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar italia

Monday, July 03, 2000 - 02:43 pm
to cabdi


cabdi walaal wax waan ku qoraa murxiskana waan aadnaa, laakiin qofkii si aan habooneyn u hadla ma mudna jawaab. murxisku waa shaqadii africa lagaaga keenay meel aad joogtaba ee ha ku caasin walaal.waanan ku salaamay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahmaan

Tuesday, July 11, 2000 - 10:57 am
waxaan ahay wiil somaali ah waxaan doonayaa
gabar somaaliyeed oo aan jeclahay in aan gursado
waxaan jeclahay in ee noqoto gabar dhaqanka
somaalida ku fiican waxaan jeclahay in ee noqoto
tii aan nolasha la qebsan lahaa markii aan
isbarano ayaan siinayaa E-MAIL geeka iyo meysha leyga helo sidaa iyo macsalaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruqiyo

Sunday, July 16, 2000 - 07:04 am
Abdirahmaan aboowe adiga xoogaa is sharax noo, sidaad u eg tahay iyo meeshaa joogtid iyo inaad reer magaal tahay iyo waxaa sameysid.
Micnaha baastada qaleel waaye suugo ku dar.

Ilaaheyna haku asturo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahmaan

Sunday, July 16, 2000 - 10:51 am
Abaayo waan ku salaamay hadan is sharaxo waxaan ku noolahay denmark waxaan jiraa 28 sano waxaan wana shaqeyaa maka waxaan u baahanahay tii naa nolasha la qeebsan lahaay waxaan ilaahey ka baryayaa in mid wanaagsan ii sahlo golba hadii aad tahay midii aan raadinayay waa ku soo dhaweyn waxaan diyaar u ahay in aan wada sheygeysano
sidaas iyo macsalaamo war halagaahelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, October 19, 2000 - 03:45 am
ASALAMU CALEYKUM
walaalayaal waxaan jeclaan lahaa inaan
halkan ku soo bandhigo waxaan ahay wiil
somaliyed doonayo inuu barto gabar somaliyed
dadeydu waa (23.years. dhirirka waa 1.83
midabku waa cadaanxigeyn) aan waxbalwadah
laheyn shaqada arday hadii aad tahay gabar runsheegeyso soo dhawaaw oo mustaqbal
diyaar u ah
good by and good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 03, 2000 - 03:30 pm
gaabaritalia waa kugu farax sanahay siadaad ugu jawaabtay baraxaas su,aashiisa. waxaan jeclaanlahaa in lagu maqlo mararkale ooo badan. waana mahadsantahay.jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR ITALIA

Sunday, December 03, 2000 - 04:26 pm
S/CALEYKUM

WALAAL WAA RAMADAANUL KARIIM,WAA BISHII CIBAADADA
IYO DAMBI DHAAFKA, OO WAXYAALAHA KAFTANKAA MA HABOONA EE HADDII RABI IDMO BACDAL RAMADAAN INSHA-
ALLAHU.
ADIGANA SI GAAR AH BAAD U MAHADSANTAHAY.
KUWA REER TALYAANIGA CAAYANA ILAAHAY HA JISEEYO.
BOUNA SERA, DOPO RAMADAAN CAIO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, December 10, 2000 - 02:59 am
TO:Gabar italia.

wallashiis waa ku mahadsantahay adigane ramadan kariim.
Abaayo bugan ramadanki ka hur ayan furay oo aan ugu talagay in aan isla kaftano gabdhaha italia iyo aniga & wixii kaftagaba yaqaan wane inoo bacdal ramadan jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, December 10, 2000 - 03:05 am
TO: Gabar italia

wallashiis aniga murxis xuman kama dhigin ee waxa aan ula jeeday marki aan bugaan furayaay ayan waxa aan ka wayaay Gabar somaliah oo tirahdo waxa aan ku noolahay ilatlia marka sidaas ayan murxis u soo sheegay saasne ula soco wallasheydicadeed.

anigaba lacag laga shaqeyaay murxis ayan ku jooga europe murxis caay igama ahiin. jaaw