    AAA | Friday, June 23, 2000 - 02:25 pm MA UDOORAN LAHEYD MADAXWEYNE SOOMAALIYEED ABDULLAHI YUSUF,HASSAN ABSHIR,ALI MAHDI,CIGAAL,SHAATIGUDUUD,CAATO,INA CEYDIID,IYO QANYARE,SUUDI IWM. |
    MO | Saturday, June 24, 2000 - 01:45 pm aa ADIGA BILOW |
    LADAN | Thursday, July 06, 2000 - 07:38 am NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO!!!!!!!:-( TOOGASHAAN KU XAKUMI LAHAA KULLI |
    Mahad | Thursday, July 06, 2000 - 12:17 pm Waxaas oodhan waa dameer & labadiisa dhagood !. I am telling ya !. |
    MOHAMMED | Thursday, July 06, 2000 - 09:06 pm Su'aasha ma xumo laakiin AAA waxaan ku weydiiyey intaan u gudbin yaa madaxweyne ka dhigi laheyd? ma is weydiiney shacabka Somaliyeed ma yihiin(badankood) kuwa u kala cadahay wanaagga iyo xumaanta, mise waa kuwa wax walba ku raaca qofka qabiilkiisa ah? Waxay ila tahay haddi aan naqaano wanaag iyo xumaan heerkaan ma soo gaarneen markaan waxaan ku dhihi lahaa ragaad magacowdey dad baa ku taageersan sidoodaas markaa ma arko inaan waqtiga iskaaga qaadnomadaxweyne ma ka dhigi laheyd iyo maya. Laakiin halagu daddlo sidii dadka loogu tusi lahaa yaa mudan madaxweyne yaase mudneen. |
    NO | Wednesday, July 26, 2000 - 09:42 am TO AAA KULIGOOD FUTADA HAA KAA FUULAN. NACASYAHOOW CEERTA KU NOOL |
    dr mugambo | Tuesday, September 12, 2000 - 11:57 am mugambo. kuwa dhaamo ma haysaa. waxaan oran midkood aan dooranno . ileen wax dhaamo lama hayo. waa ilaah mahadiis hadda in dr cabdiqaasim la soo doortey. kab xume kab laawe ayuu dhaamaa. |
    batuulo | Wednesday, September 13, 2000 - 01:01 am to dr mugambo waa runtaa kab xume kablaawe ayuu dhaamaa lol@@@@@@@@@@ maxaase isu waydiineysiin adin kii larabay in aad u talisaanba waxaad joogtaan qurbe iyo meel aan laydiinka baahneen meesha ka kaca wadan kii baa idiin baahane |
    Anonymous | Wednesday, September 13, 2000 - 11:55 am Mr no why talk to people like that, don't know any debate will end up disagree or agree. I don't where were U reside or race I suggested on you please be good your people, and I born in Somalia but I am race in new York, but unfortunate while civil war irrupted I was there in Mogadishu and I am ready to go back MY home land and lived dead in Somalia and I don't care who been mislead country one day I,ll got chance to running country whether creator will allowed. by now, brother be good ok |
    abdiyare | Tuesday, September 19, 2000 - 04:12 am cabdulaahi yuusuf waa madaxweynihii qaranka somaliyeed ma naqaaano waxaad kaloo sheegaysaan!! |
    warfaa | Thursday, September 28, 2000 - 01:56 am Su aasheydu waxaa aay ku socotaa wiilka soo jeediyay su aasha ah ma ka dhigi la heyd, Waxaa aan ku orn lahaa marka hore taageer dowlada cusub inta aadan wax weydiin umada. |