Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Germany: Germany cafimaad kiisa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ooo

Saturday, June 24, 2000 - 04:38 am
salaan kadib fadlan ma ii sheegi karataa hadii aad daan yahay germany cafimaadkiisa in la ii ogal yahy iyo inkale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eppele

Wednesday, June 28, 2000 - 07:40 am
To:ooo
Salaana dib,warkaaaga ma cadee sidee wax u rabtaa.
Mach keine sorge,nur ruf mich an.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali jama

Friday, August 18, 2000 - 02:05 am
a/calaykum waxaan joogaa sweden waxaan rabaa in aan imaado germalka caafimaad ahaan marka ma hubo sidii ay ii dawayn lahayeen isbitaaladooda wayo wadanka madagani hadii aad wax fikrad ah kasid please ila soo xariir halkaan


mahadsanin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madaxeey

Friday, August 18, 2000 - 02:37 am
Waagii qaranimada soomaaliya jirtay ayaa dad badan oo soomaali ah ay ku dhaawacmeen dagaalki 1977 soomaaliya ay la gashay Ethiopia, waxaana dhacday in dadkaas lo qaadi jiray dalka jarmalka si loogu daweeyo, jarmalkuna wuxuu soomaalida uga abaal gudeyay diyaaradii jarmalka ee loo afduubay muqdisho 1976 oo soomaalidu qeyb libaax ka qaatay sidii loo furan lahaa la hystayaasha. Kadib waxaa soomaaliya ka caadi noqotay in wixii dawo waddanka dibaddiisa u aadayaahi ay aadaan Jarmalka, markaasaa soomaalida oo dhami waxey aamintay in jarmalku xagga caafimaadka kaga fiicnyahay waddamada kale ee adduunka.
Waxaad inta badan arkeysaa dad soomaaliyeed oo ku oranaya jarmalka haddii aan tagi lahaa waan caafimaadi lahaa.
Ali Jama wuxuu deggenyahay Sweden oo lagu inuu ku jiro waddamada ku horreeya xagga caafimadka ayaa waxa uu aaminsanyahay in uu Jarmalka caafimaadku yaallo, Walaal Ali Sweden waxaan u maleynayaa iney tahay waddan aad iska daweyn kartid kana daweyn fiican jarmalka aad ku fakareysid.

By madaxeey