    QASAAYE | Sunday, June 25, 2000 - 03:59 am WAA SALAMANTIHIIN DHA MANTIINBA, war maxa idiin diiday in aad wax iska ugatan mase mataqaniin sida loo istic malo computerka? war saas isku dhaman dad yahoow oo wax ka ugadan adonyada inteeda kale oo wax ka barta computer mase school la idinkuuga madhiga miya wallahi taas adinka aya iga ug ayan u maleynaya ? |
    mim | Sunday, June 25, 2000 - 07:11 am saxibow internetka weli af jarmal laguma qorin tan labaadna weli af barasho aan ku jurnaa ka bacdeen aa isqool galeynaa inkastoon u malaynaayo culimadii weli inay u fadhido sidii loo af garmalayn lahaa internetka. wabillaahi tawfiiq ciyaalka igu salaan nabadeeeeeey |
    NeefoowKaniini | Sunday, June 25, 2000 - 09:52 am ,,,,,,MiM adi meel walbo ma joogtaa nin yahoow soo Xeradii Sochviostichee Poland ee Nordie Warsaw soo kuma jirtid oo Xaaskaagana Gabarta Polandeseka ah oo General Hospitalka kama shaqeyso Adiguna kama shaqeysid kuwaan Polygraph-ka sameeyo Walaaloow si fiican aan kuu aqaanaa ee ma Germany baad u gudubtay mise waaa lagu Xambaaray!!!!! Wadaayoow Qoftii ma u gooysayna,, Miskiinta aad Sharciga ku qaadatay,,Wallaahi Soomaalida lamaba aamini karo,..... Walaalka Neefoow Kaniini |
    NeefoowKaniini | Sunday, June 25, 2000 - 09:55 am ,,,Qasaaye adiga intee ka joogtaa Germany,, Xariifoow waa laguu dhanyahay ee soo wad hee walaalkiis!!!!! |
    mim | Monday, June 26, 2000 - 06:12 am neefow war maa yaala sharciga hadaan qaatay maxaan ka agqabanaa balaayo biijo dheer. jarmalka hadda summerka aan ku baashaalaa lakin lassvegas aan ku soo maqnahay markuu dhamaado summerka ee adi warka i soo sii . maka tagtay turkiga waxaan maqlaayey adoo ku sii socda jaziiraddii uu ku xirnaa ninkii odayga ahaa meesha aa leen laga sheegay aa maqlay , luqadii turkiga ma baratay. mailkaadiina wuu i soo gaaray waadna ku mahadsan tahay halkaanaa noo ballan ah. nabadeeeeey |
    Yuu | Saturday, August 19, 2000 - 07:44 am to all heedhe dadka jarmalka jooga waa xoolo, maalin dhoweyd oon tagay waan soo yaabay, dad ilaahay imaanka ka qaaday oo lacag lee aruurinaayo waligey ma arag, kaa tiraahdid maad iskuul aduunkii waa is badalay, technolog, itc iwm. wuxuu ku leeyahay lacag aa iga dhumeyso. waa dad u fekeraayo short term. not long term caqli afrikaan waaxid. |
    QASAAYE | Wednesday, August 30, 2000 - 10:41 am TO:YUUU.. saxiboow adiga ma ihid miya afrikan oo ueropes aya noqotay ayan u maleynaya yuuu technologi waa kula naqaan xaga lacagtana waa kaaga badanahay ee maxaa sheegee nin yahoow ha igunoqon DAMEERKII FARDAHA LADAAQAY EE FARASKA ISMOODAY.. BYE |